Ardaaga

Ardaaga Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Ardaaga, Non-Governmental Organization (NGO), Kismayo.

Ardaaga is a Somali-owned non-profit think-and-do organization dedicated to advancing civic engagement, ethical leadership, peacebuilding, research, and public dialogue across Somalia.

25/08/2026

Ardaaga Nabadda โ€“ Episode 003

Nabad waarta waxay u baahan tahay dhalinyaro ka-qaybqaadata.

Dhageyso xalqadda 3aad ee Ardaaga Nabadda oo ay soo jeedinayso Sagal Abdifatah.

๐‡๐€๐Œ๐๐€๐‹๐˜๐Ž ๐€๐‘๐ƒ๐€๐˜๐ƒ๐€ ๐’๐Ž๐Ž๐Œ๐€๐€๐‹๐ˆ๐˜๐„๐„๐ƒHayโ€™adda Ardaaga waxay hambalyo iyo bogaadin u diraysaa dhammaan ardayda Soomaaliyeed ee u ...
15/08/2026

๐‡๐€๐Œ๐๐€๐‹๐˜๐Ž ๐€๐‘๐ƒ๐€๐˜๐ƒ๐€ ๐’๐Ž๐Ž๐Œ๐€๐€๐‹๐ˆ๐˜๐„๐„๐ƒ

Hayโ€™adda Ardaaga waxay hambalyo iyo bogaadin u diraysaa dhammaan ardayda Soomaaliyeed ee u fariistay Imtixaanka Qaranka sannad-dugsiyeedkan oo dadaal iyo ka goโ€™naasho badan muujiyay, waxaan u rajeyneynaa mustaqbal ifaya iyo dadaal joogta ah.

Maanta oo ku beegan ๐™ˆ๐™–๐™–๐™ก๐™ž๐™ฃ๐™ฉ๐™– ๐˜พ๐™–๐™–๐™ก๐™–๐™ข๐™ž๐™œ๐™– ๐™–๐™ ๐™š๐™š ๐˜ฟ๐™๐™–๐™ก๐™ก๐™ž๐™ฃ๐™ฎ๐™–๐™ง๐™–๐™™๐™–, Ardaaga waxay bogaadinaysaa awoodda, hal-abuurka iyo doorka ...
12/08/2026

Maanta oo ku beegan ๐™ˆ๐™–๐™–๐™ก๐™ž๐™ฃ๐™ฉ๐™– ๐˜พ๐™–๐™–๐™ก๐™–๐™ข๐™ž๐™œ๐™– ๐™–๐™ ๐™š๐™š ๐˜ฟ๐™๐™–๐™ก๐™ก๐™ž๐™ฃ๐™ฎ๐™–๐™ง๐™–๐™™๐™–, Ardaaga waxay bogaadinaysaa awoodda, hal-abuurka iyo doorka muhiimka ah ee dhallinyaradu ku leeyihiin horumarka bulshada.

Dhallinyaradu ma aha oo keliya hoggaamiyeyaasha berri ee waa codka, awoodda iyo horseedka isbeddelka maanta.

Aan abuurno fursado, xoojino codkooda, oo aan garab istaagno himilooyinkooda.

Ardaaga is pleased to publish a new policy paper titled โ€œ๐‚๐š๐ง ๐’๐จ๐ฆ๐š๐ฅ๐ข๐š ๐‡๐š๐ฏ๐ž ๐š ๐“๐ซ๐š๐ง๐ฌ๐ข๐ญ๐ข๐จ๐ง๐š๐ฅ ๐‰๐ฎ๐ฌ๐ญ๐ข๐œ๐ž ๐€๐ซ๐œ๐ก๐ข๐ญ๐ž๐œ๐ญ๐ฎ๐ซ๐ž ๐ญ๐จ ๐’๐ž๐œ๐ฎ๐ซ๐ž ...
30/07/2026

Ardaaga is pleased to publish a new policy paper titled โ€œ๐‚๐š๐ง ๐’๐จ๐ฆ๐š๐ฅ๐ข๐š ๐‡๐š๐ฏ๐ž ๐š ๐“๐ซ๐š๐ง๐ฌ๐ข๐ญ๐ข๐จ๐ง๐š๐ฅ ๐‰๐ฎ๐ฌ๐ญ๐ข๐œ๐ž ๐€๐ซ๐œ๐ก๐ข๐ญ๐ž๐œ๐ญ๐ฎ๐ซ๐ž ๐ญ๐จ ๐’๐ž๐œ๐ฎ๐ซ๐ž ๐’๐ญ๐š๐ญ๐ž-๐๐ฎ๐ข๐ฅ๐๐ข๐ง๐ ?โ€

We invite policymakers, researchers, civil society organizations and development partners to read the paper and contribute to this important national conversation.

https://ardaaga.org/publications/somalia-transitional-justice-architecture/

Ku-simaha Agaasimaha Hayโ€™adda Ardaaga Mohamed Gamuute ayaa ka qeyb galay Dood-Cilmiyeedka Heer Qaran ee Ku Saabsan Hagid...
27/07/2026

Ku-simaha Agaasimaha Hayโ€™adda Ardaaga Mohamed Gamuute ayaa ka qeyb galay Dood-Cilmiyeedka Heer Qaran ee Ku Saabsan Hagidda Marxaladda Kala-guurka Siyaasadeed ee Soomaaliya, oo uu martigeliyey Machadka Juba Valley.

Madasha ayaa isu keentay aqoonyahanno, cilmi-baadheyaal, madaxda machadyada cilmi-baadhista, iyo wakiillo ka socday ururrada bulshada rayidka ah si ay uga wada hadlaan doorka machadyada cilmi-baadhista iyo bulshada rayidka ah ee horumarinta dowlad-dhiska, geeddi-socodka dimuqraadiyadda, iyo taageeridda kala-guurka siyaasadeed ee Soomaaliya.

Intii ay dooddu socotay Ku-simaha Agaasimaha Ardaaga ayaa soo bandhigay aragtida Ardaaga ee ku aaddan muhiimadda ay leedahay in ururrada bulshada rayidka ah ay door muuqda ku yeeshaan geeddi-socodka doorashooyinka iyo miisaska goโ€™aan-qaadashada siyaasadeed iyagoo soo gudbinaya talooyin ku saleysan cilmi-baadhis, korna u qaadaya wada-hadal loo dhan yahay isla markaana xoojinaya kalsoonida shacabka.

16/07/2026

Wasiir Oogle oo sharaxaya macnaha doorashada tooska ah iyo ujeedooyinka laga doonayo inay xaqiijiso.

15/07/2026

Qeyb kamid ah ka qeyb galayaasha dooddii ku saabsaneyd codka dadweynaha, caqabadaha jira, iyo mustaqbalka doorashooyinka Soomaaliya ayaa aragtiyadoods kusoo bandhigay madasha iyagoo sidoo kale suโ€™aalo ka weydiiyey Prof. Ibrahim Farah Bursaliid mowduuca doodda.

11/07/2026

Muuqaal โ€“ qeyb kamid ah suโ€™aalihii, fikradihii iyo aragtiyihii ay soo jeediyeen ka qeyb galayaasha doodda ku saabsan Doorashooyinka Qaranka Soomaaliya 2026.

11/07/2026

Prof. Ibrahim Farah Bursaliid oo ahaa martida Ardaaga ee dooddii ku saabsanayd Doorashooyinka Qaranka Soomaaliya 2026 ayaa sharaxaad kooban ka bixiyey caqabadaha jira iyo xalalka macquulka ah.

10/07/2026

Wasiiir Oogle โ€œ Xasan Sheekh shaluu qeylinayey oo Farmaajo uu ku dhaganaaโ€

Address

Kismayo
JH09010

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Ardaaga posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Organization

Send a message to Ardaaga:

Shortcuts

Share