14/08/2026
Machadka Walaalaha Al ikhlaas lilaah Watowfiiq Waxaa si nabad ah oo qurux badan uga qabsoontay Munasabad heerkeedu sareyso taas oo Ay ku qalin Jebbinayeen 9arday oo dhameyay barashada quraanka kariinka iyo Xifdinta kitaabka Hidaayatul mustafii
Munasabada Waxaa goob Joog Ka ahaa Culimada Magalada Kismayo oo uu hor kacaayay Sheikh Axmed siiro Walidiin Macalimiin iyo Ardayda Machadka
Ardayda Ayaa munasabada kusoo bandhigay aqrinta quraankii la baray iyo kitaabka Hidaayatul mustafii
Markii ay soo idlaatay Munasbada Waxaa shahaado Sharaf la gudoon siiyay Ardaydii qalin jebbineysay iyo howl Wadeenada Machadka oo uu ugu horeeyo Macalinka iyo maamulaha Ardayda Machadka Al-Iqlaas lilaah watowfiiq Macalin Ibraahim sheikh maxamed
11/ August/2026 Kismaayo
.com
Nagu soo biir Share, follow and like