Somali Minority Development Organization

Somali Minority Development Organization Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Somali Minority Development Organization, Non-Governmental Organization (NGO), Kismayo.

Minority or people are those who are excluded from general social, economic, cultural, or political life, education, human rights,
to look at these vulnerable, Minority people

Somali MinorityDevelopmentOrganization-(SOMDOOrganization) proudly participated today in a high-level coordination meeti...
30/04/2026

Somali MinorityDevelopmentOrganization-(SOMDOOrganization) proudly participated today in a high-level coordination meeting organized by the Somali Disaster Management Agency (SoDMA).
The meeting convened members of the National Disaster Management Coordination Committee (NDMCC) and focused on the current humanitarian situation across the country, as well as strengthening coordinated disaster response efforts among key stakeholders.
During the session, SOMDO shared key insights and provided a brief update on the humanitarian conditions in the areas where we operate. We reaffirmed our commitment to supporting vulnerable communities and contributing actively to collective response and recovery efforts.
SOMDO also emphasized the importance of inclusive approaches that ensure Minority and marginalized groups, including internally displaced persons (IDPs) and persons with disabilities, are fully considered in humanitarian planning and response.
We look forward to continued collaboration, stronger partnerships, and practical solutions that address the urgent challenges facing affected populations across Somalia.
.

26/04/2026
Agaasimaha hay’adda SOMDO ayaa ka qayb galay kulan muhiim ah oo lala yeeshay deeq-bixiyaha ECHO ee Soomaaliya. Kulankaas...
17/04/2026

Agaasimaha hay’adda SOMDO ayaa ka qayb galay kulan muhiim ah oo lala yeeshay deeq-bixiyaha ECHO ee Soomaaliya. Kulankaas waxaa sidoo kale ka soo qayb galay dhammaan xubnaha Team ABC-yada iyo hay’adaha ka shaqeeya arrimaha bani’aadantinimada (Humanitarian organizations).
Kulanka ayaa diiradda lagu saaray iskaashiga, horumarinta adeegyada, iyo xoojinta taageerada bulshada nugul.

The Director of SOMDO participated in an important meeting with the donor ECHO in Somalia.
The meeting was also attended by all members of the ABC Teams and various humanitarian organizations.
The discussion focused on strengthening collaboration, improving service delivery, and enhancing support for vulnerable communities.

Shir wadatashi oo ku saabsan xoojinta wadashaqeynta ayaa maanta lagu qabtay Jubaland, kaas oo u dhaxeeyay Dowladda Jubal...
16/04/2026

Shir wadatashi oo ku saabsan xoojinta wadashaqeynta ayaa maanta lagu qabtay Jubaland, kaas oo u dhaxeeyay Dowladda Jubaland iyo hay’adaha samafalka. YES ayaa ka qeyb gashay kulanka, waxaana diiradda lagu saaray xoojinta iskaashiga, taageerada bani’aadannimo, iyo caqabadaha ay hay’aduhu la kulmaan marka ay fulinayaan waajibaadkooda. Kulankan ayaa muujinaya muhiimadda ay leedahay wadashaqeyn dhow si loo gaaro adeegyo wax ku ool ah oo lagu taageero bulshada u nugul.

Aconsultative meeting on strengthening collaboration was held today in Jubaland, bringing together the Government of Jubaland and humanitarian organizations.
SOMDO participated in the meeting, which focused on enhancing partnership, humanitarian support, and addressing the challenges organizations face in carrying out their responsibilities.

The meeting highlighted the importance of strong collaboration to deliver effective services and support vulnerable communities.

Waxaan saakay soo  qabannay kulan wacyigelin ah oo ku saabsan xuquuqda waxbarashada carruurta ee dadka nugul Ujeedadu wa...
16/04/2026

Waxaan saakay soo qabannay kulan wacyigelin ah oo ku saabsan xuquuqda waxbarashada carruurta ee dadka nugul
Ujeedadu waxay ahayd in la kordhiyo fahamka bulshada iyo in carruur kasta uu helo waxbarasho tayo leh.
.

We conducted an awareness session on children’s right to education
The goal was to raise community awareness and ensure every child has access to quality education.

Tababar ay soo qabanqaabisay hay’adda CARE International ayaa  ka qeybgalay Agaasimaha hay’adda SOMDO.Tababarkan oo qeyb...
12/04/2026

Tababar ay soo qabanqaabisay hay’adda CARE International ayaa ka qeybgalay Agaasimaha hay’adda SOMDO.
Tababarkan oo qeyb ka ah mashruuc taageero isku dhafan ah ayaa diiradda saaraya xoojinta adeegyada bulshada iyo ilaalinta bulshada .
Ujeeddadiisu waa in la kordhiyo aqoonta shaqaalaha si ay si hufan ugu maareeyaan kiisaska tacaddiyada, loona hubiyo in dhibbanayaasha helaan adeeg caafimaad oo degdeg ah, badbaado leh, isla markaana asturnaan leh.

A training organized by CARE International was attended by the Director of SOMDO Organization.
The training, which is part of a broader integrated support project, focuses on strengthening community services and protection.
Its main objective is to enhance the knowledge and skills of staff to effectively manage cases of violence, and to ensure that survivors receive timely, safe, and confidential health services

Hay’adda SOMDO ayaa ka qayb gashay shir heer sare ah oo looga hadlayey arrimaha Hoyga, Dhulka iyo Hantida (HLP), kaas oo...
09/04/2026

Hay’adda SOMDO ayaa ka qayb gashay shir heer sare ah oo looga hadlayey arrimaha Hoyga, Dhulka iyo Hantida (HLP), kaas oo lagu qabtay magaalada Kismaayo, Jubbaland.
Mas’uulka ugu sarreeya Hay’adda SOMDO ayaa shirka ka jeediyay warbixin muhiim ah oo ku saabsan xaaladda guud ee dadka barakacayaasha ah (IDPs) ee Jubbaland, isagoo iftiimiyay caqabadaha jira iyo baahiyaha degdegga ah ee u baahan in wax laga qabto.
SOMDO waxay mar walba ka go’an tahay inay ka shaqeyso ilaalinta xuquuqda dadka nugul, gaar ahaan dadka barakacayaasha ah, isla markaana ay door muuqda ka qaadato dadaallada horumarinta iyo xal u helidda dhibaatooyinka bulshada.

SOMDO joined a high-level HLP coordination meeting in Kismayo, sharing key insights on the situation of IDPs in Jubaland and urgent needs on the ground.
Committed to protecting vulnerable communities and advancing durable solutions.

Hay’adda SOMDO iyo hay’adda Horn  Aid Organization ayaa maanta booqday deegaanka Janaay Cabdalle. Booqashadan waxay ahay...
04/04/2026

Hay’adda SOMDO iyo hay’adda Horn Aid Organization ayaa maanta booqday deegaanka Janaay Cabdalle. Booqashadan waxay ahayd mid lagu ogaanayay xaaladda guud ee ka jirta deegaanka.
Intii ay booqashadu socotay, waxay indhahooda ku arkeen xaaladda adag ee ay dadka deegaanka ku sugan yihiin.

SOMDO and Horn Aid organizations visited Janaay Abdalle today.
The visit aimed to assess the overall situation in the area.
During the visit, they witnessed firsthand the difficult conditions faced by the local community.

Hay’adda SOMDO ayaa magaalada Kismaayo ku qabatay barnaamij ku saabsan dhaqanka iyo hidaha Soomaaliyeed. Barnaamijkan wa...
30/03/2026

Hay’adda SOMDO ayaa magaalada Kismaayo ku qabatay barnaamij ku saabsan dhaqanka iyo hidaha Soomaaliyeed.
Barnaamijkan waxaa lagu soo bandhigay farshaxanno kala duwan oo ka tarjumaya dhaqanka iyo hiddaha Soomaaliya 🇸🇴.

SOMDO organized a cultural heritage program in Kismayo.
The event showcased various artistic expressions that reflect Somali culture and traditions 🇸🇴.

Address

Kismayo

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Somali Minority Development Organization posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Organization

Send a message to Somali Minority Development Organization:

Share