Juba Valley Institute

Directions Website Contact the organization

Juba Valley Institute Empowering Local Solutions

๐——๐—ผ๐—ผ๐—ฟ๐—ฎ๐˜€๐—ต๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ, ๐—บ๐—ฒ๐˜๐—ฒ๐—น๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฑ๐—ฎ, ๐—ถ๐˜†๐—ผ ๐—ธ๐—ฎ๐—น๐˜€๐—ผ๐—ผ๐—ป๐—ถ๐—ฑ๐—ฎ ๐—ฑ๐—ฎ๐—ฑ๐˜„๐—ฒ๐˜†๐—ป๐—ฎ๐—ต๐—ฎAgaasimaha Juba Valley Institute mudane Yussuf Gamadid ayaa ka qayb gal...
27/08/2026

๐——๐—ผ๐—ผ๐—ฟ๐—ฎ๐˜€๐—ต๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ, ๐—บ๐—ฒ๐˜๐—ฒ๐—น๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฑ๐—ฎ, ๐—ถ๐˜†๐—ผ ๐—ธ๐—ฎ๐—น๐˜€๐—ผ๐—ผ๐—ป๐—ถ๐—ฑ๐—ฎ ๐—ฑ๐—ฎ๐—ฑ๐˜„๐—ฒ๐˜†๐—ป๐—ฎ๐—ต๐—ฎ

Agaasimaha Juba Valley Institute mudane Yussuf Gamadid ayaa ka qayb galay dood cilmiyeed ay ka qayb ahaayeen Dr. Zaima Abdullahi, Guddoomiyaha Golaha Sare ee IRAD, Sumaya Abdulkadir Sheikh Mohamud, Cilmibaare ka Tirsan Heritage Institute, iyo Abdifatah Ali Farah, Guddoomiyaha Jubaland Non-state Actors Association.
Agaasime kuxigeenka Somali Public Agenda, Farxaan Isaaq Yuusuf ayaa xiriiriye ka ahaa dooddan.

Day two of the Somali Governance Forum: โ€œFinding Common Groundโ€  electoral model, political consensus, and Somaliaโ€™s dem...
27/08/2026

Day two of the Somali Governance Forum: โ€œFinding Common Groundโ€ electoral model, political consensus, and Somaliaโ€™s democratic future.

Juba Valley Institute Executive DirectorYussuf Gamadid attends the forum to provide local perspectives on the subject.

Agaasimaha machadka Juba Valley Institute Mudane Yussuf Gamadid  ayaa ka qayb galaya Somali Governance Forum 2026  oo mo...
26/08/2026

Agaasimaha machadka Juba Valley Institute Mudane Yussuf Gamadid ayaa ka qayb galaya Somali Governance Forum 2026 oo mowduuuciisu yahay Helidda Xal-dhexe: Noocyada Doorashooyinka, Heshiis Siyaasadeed, iyo Mustaqbalka Doorashooyinka Soomaaliya oo ay soo agaasintay Somali Public Agenda

02/08/2026

Shirkii Bulshada Rayidka ee Juba Valley Institute ku qabatay Magaalada Kismayo muqaal soo Koobaya.

Juba Valley Institute ayaa ku casuuntay masuuliyiin ka socday Somali Public Agenda, Balqiis Insights, Dhaxalreeb, iyo aq...
29/07/2026

Juba Valley Institute ayaa ku casuuntay masuuliyiin ka socday Somali Public Agenda, Balqiis Insights, Dhaxalreeb, iyo aqoonyahanno madax-bannaan deegaanka dalxiiska ee Goobweyn.

Booqashadani waxay ahayd fursad lagu xoojiyay isbarashada, isdhaafsiga fikradaha, iyo dhisidda xiriirro waara oo u dhexeeya xarumaha cilmi-baarista iyo bahda aqoonyahanka Soomaaliyeed.

Machadka Dooxada Jubba ayaa magaalada Kismaayo ku qabtay dood heer sare ah oo ku saabsan maaraynta kala guurka siyaasade...
29/07/2026

Machadka Dooxada Jubba ayaa magaalada Kismaayo ku qabtay dood heer sare ah oo ku saabsan maaraynta kala guurka siyaasadeed ee dalka.

Kulankan oo ay ka soo qayb galeen qaar ka mid ah macaahidda cilmi baarista ee dalka iyo dalladda ururrada bulshada rayidka ee Jubaland ayaa diiradda lagu saarayay doorka xarumaha cilmi baarista iyo ururrada bulshada rayidka ee horumarinta wadahadal siyaasadeed oo loo dhanyahay.
Doodahan oo socday 27-kii ilaa 28-kii Luulyo, ayaa diiradda lagu saaray arrimaha doorashooyinka, xiriirka Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo dowladaha xubnaha ka ah, xaaladda amniga iyo doorka beesha caalamka iyo taageerada ay siiso Soomaaliya.

Gebagebadii, ka qaybgalayaashu waxay soo saareen qodobbada iyo talooyinka ku xusan baaqan, kuwaas oo looga gol leeyahay in lagu taageero xasilloonida dalka, wadahadalka siyaasadeed iyo helitaanka hannaan doorasho oo loo dhan yahay.

Machadka Dooxada Jubba waxa uu rajeynayaa in baaqani gaaro madaxda Soomaaliyeed iyo dhammaan saamileyda kale, isla markaana uu gacan ka geysto dadaallada lagu raadinayo xal Soomaaliyeed oo ku dhisan wadatashi, is afgarad iyo ilaalinta danta guud.

Juba Valley Institute (JVI) ayaa caawa magaalada Kismaayo ku qabatay dood heer sare ah oo ku saabsan geeddi-socodka door...
28/07/2026

Juba Valley Institute (JVI) ayaa caawa magaalada Kismaayo ku qabatay dood heer sare ah oo ku saabsan geeddi-socodka doorashooyinka iyo xaaladda amniga Soomaaliya.

Doodda waxaa marti ku ahaa:

โ€ข Mudane Mahad Wasuge, Agaasimaha Somali Public Agenda
โ€ข Marwo Samira Gaid, Aasaasaha iyo Agaasimaha Balqiis Insights.
โ€ข Prof. Maxamed Cabdi (Baaffo), Hoggaamiyaha Xarunta Dhaxalreeb

Ka qaybgalayaasha, oo isugu jiray qaybaha kala duwan ee bulshada Kismaayo, ayaa si firfircoon oo cilmi ku dhisan uga qayb qaatay doodda. Waxay sidoo kale marti-sharafta weydiiyeen suโ€™aalo qoto dheer oo la xiriiray xaaladda siyaasadeed, geeddi-socodka doorashooyinka iyo amniga dalka, taasoo muujisay heerka sare ee fahamka iyo xiisaha ay u qabaan arrimaha masiiriga ah ee Soomaaliya.

Kulan dadweyne oo uu soo qabanqaabiyay Juba Valley Institute ayaa caawa ka dhici doona Hotel Agan ee magaalada Kismaayo,...
28/07/2026

Kulan dadweyne oo uu soo qabanqaabiyay Juba Valley Institute ayaa caawa ka dhici doona Hotel Agan ee magaalada Kismaayo, salaadda Maqrib kadib.

Kulankan waxaa marti sharaf ku ah:
โ€ข Agaasime Mahad Wasuge, Hoggaanka Somali Public Agenda
โ€ข Samira Gaid, Aasaasaha Balqiis Insights
โ€ข Prof. Maxamed Cabdi (Baaffo), Aasaasaha xarunta Dhaxalreeb

Kulanku wuxuu fursad u noqon doonaa aqoon is-weydaarsi ku saabsan xaaladda siyaasadeed ee Soomaaliya, doorashooyinka iyo amniga.

Goobta: Hotel Agan, Kismaayo
Waqtiga: 6:00 fiidnimo (Salaadda Maqrib kadib)

Today's high-level panel brought together some of Somalia's leading policy voices:  Wasuge Somali Public Agenda ,Samira ...
27/07/2026

Today's high-level panel brought together some of Somalia's leading policy voices: Wasuge Somali Public Agenda ,Samira Gaid Balqiis Insights and Professor Baffo Dhaxalreeb Centre,moderated by Yaxya Gaataa.
The conversation covered Somalia's national political outlook and the different electoral models on the table โ€” candid, informed, and squarely focused on the national interest.

The National Policy Dialogue examined the role of civil society organisations in supporting peaceful political engagemen...
27/07/2026

The National Policy Dialogue examined the role of civil society organisations in supporting peaceful political engagement in Somalia, and their contribution to the country's broader governance and state-building agenda.

Professor Ibrahim Farah (Bursalid) discussed how independent convening, evidence-based engagement, responsible public communication, inclusion and confidence-building strengthen the credibility of national political processes and complement the work of Somali institutions and their international partners.

CSOs does not replace formal political institutions or negotiations. It does, however, widen participation, sharpen policy choices, and provide the kind of credible, independent platforms. Professor Farah added that CSOs should approach their engagement with pragmatic activism โ€” principled, but responsive to the realities on the ground.

Address

Kismayo

Opening Hours

Monday 08:00 - 17:00
Tuesday 08:00 - 17:00
Wednesday 08:00 - 17:00
Thursday 08:00 - 17:00
Saturday 08:00 - 17:00
Sunday 08:00 - 17:00

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Juba Valley Institute posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Organization

Send a message to Juba Valley Institute:

Shortcuts

Share