26/06/2024
Midoowga Dhalinyarada Cagaarsan
Waxay soo dhawaynaysaa sida wanaagsan ee dhalinyarada Soomaaliyeed ugu shaqaynayaa dalkooda khaas,ahaan barnaamijka xusoo xaaqo kaas oo aha barnaamij ay soo Abaabuleen dhalinyaro Aqoonyahano aha
Midoowga Dhalinyarada Cagaarsan
Waxay sigaar aha u boogaadinayaan
Golaha Dhalinyarada dagmada Afmadoow
Oo maanta dagmada ka bilaabay barnaamijka xusoo xaaqo
Kaas oo si guud looga qabtay degmooyinka dalka
Bahda Cagaarsan waxay u mahad celinaysaa xildhibaan Hassan abdi (Hassan Yare)
Oo kaalin weyn ka qaatay in ay Afmadoow qayb ka noqoto tartanka xusoo xaaqo
waxaana rajaynayaa in ay ka mid noqdaan Dhalinyarada guulaysata.