Somali Youth Action -S.Y.A

Somali Youth Action -S.Y.A Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Somali Youth Action -S.Y.A, farjano Street, Kismayo.

Waxaan si adag u cambaareyneynaa dagaalkii iyo rabshadihii ka dhacay Dagmada Yeed Saka , kuwaas oo sababay Dhimasho,Dhaw...
15/05/2026

Waxaan si adag u cambaareyneynaa dagaalkii iyo rabshadihii ka dhacay Dagmada Yeed Saka , kuwaas oo sababay Dhimasho,Dhawac , cabsi, barakac iyo dhibaato soo gaartay shacabka Dagmada yeed. Dagaalkan wuxuu dhaawac weyn u geystay nabaddii, wada noolaanshihii iyo xasiloonidii bulshada.

Waxaa masuuliyadda colaaddan iyo Dhimashadan Dambeeyay Xil Gelle Kadib maamulka Konfur galbeed oo sameeyay isbadal Maamul.

Waxaan ugu baaqeynaa dhammaan dhinacyada ku lugta leh inay joojiyaan colaadda, kana shaqeeyaan nabad iyo wada hadal.

Shacabka Soomaaliyeed ee Dagmada YEED waxay u baahan yihiin xasillooni iyo horumar, mana aha dagaal iyo dhiig daadasho lagu raadiyo xil.

Waxaa sidoo kale loogu baaqayaa maamulka iyo waxgaradka inay si deg deg ah uga qeyb qaataan daminta colaadda iyo ilaalinta shacabka rayidka ah.

Ugu dambeyn, waxaan tacsi u direynaa dhammaan dadkii waxyeelladu kasoo gaartay dagaalkaasi, waxaana rajeynaynaa in si dhaqso leh loo soo celiyo nabadda iyo deganaanshaha Dagmada Yeed.

CANBAAREEYN.Bahda Dhalinyarada Somali Youth Action waxaay Canbaareenaayan Xariga Sharci Darada ah ee Loo geystay Abshir ...
26/04/2026

CANBAAREEYN.

Bahda Dhalinyarada Somali Youth Action waxaay Canbaareenaayan Xariga Sharci Darada ah ee Loo geystay Abshir Jubba oo laba Maalin ku xiran Saldhig ku yaalo Magalada Kismayo.

Somali Youth Action waxay Laamaha Amniga Kismayo ugu Baaqaayan Inay Si Dag Dag ah usii daayan Abshir oo Mudo 48sac U xiran Nin lagu Sheegay Abdinasir Seraar.

Markale Waxan Leenahay Abshir xoriyadiisa ha La siiyo..

HAMBALYO MEHER.Waxaan Halkan Hambalyo Meher Hawada u Marineynaa Lamaanayasha kala ah.1. Eng Abdirashid Hussein Rashka iy...
17/04/2026

HAMBALYO MEHER.

Waxaan Halkan Hambalyo Meher Hawada u Marineynaa Lamaanayasha kala ah.

1. Eng Abdirashid Hussein Rashka iyo Bintu Feysal Mohamed Hire ( ISMAHAN ) oo Meherkooda Dhacay 12 April 2026.
IYO
2. Eng Shafec Barow iyo Marwadiisa Hindiya oo Meherkooda Dhacayo 18 April 2026.

3. Faarax Cabdi iyo Nasro oo 19 April 2026 Dhacaayo Maherkooda

Reeraha cusub waxaan Leenahay Wiil iyo caano gabar iyo Dollar.

Somali Equality part For jubbaland.
10/11/2025

Somali Equality part For jubbaland.

QODOB KA MID AH QORSHAYAASHA XISBIGA Somali Equality Party EE HORMARINTA GANACSIGA IYO MAALGASHIGA DEEGANADA JUBBANALAND AYADOO LOO MARAAYO ISKAASHI QORSHEYSAN.

SI AAD WAX-BADAN OGA OGAATO FADLAN AQRISO LIFAAQA HOOSE.

XISBIGA SOMALI EQUALITY PARTY WAA XISBI KU DHISAN AQOON, WAAYO ARAGNIMO, WADA TASHI IYO ILAALINTA BALANTA.

XAFIISKA XIRIIRKA IYO ARIMAHA BULSHADA
KISMAYO, SOMALIYA.

15/09/2025

HE. AHMED SAFI FOR JUBBALAND.

JUBBALAND LAWADA LEEYAHAY
JUBBALAND CADALAD LOOGU ADEEGO.
ADEEG CAAFIMAAD OO HUFAN
ADEEG WAX BARASHO
ADEEG DHAMEYSTRIAN.

XISBIGA SOMALI SIME AYAA HIRGALIN DOONO IDAM ALLE.

HON AHMED SAFI HUGAAMIYE KALSOONI ISKU QABO.

Shirweynaha xisbiga Somali Sime Oo Manta Ka Qabsoomay Mogadishu Caasimadda Uma Soomaaliyeed.Mudane Ahmed Abdullahi ( Ahm...
14/09/2025

Shirweynaha xisbiga Somali Sime Oo Manta Ka Qabsoomay Mogadishu Caasimadda Uma Soomaaliyeed.

Mudane Ahmed Abdullahi ( Ahmed Saafi ) oo ah Gudoomiyaha xisbiga ahna Musharax Madaxweyne manta kulan la qaatay Tageerayaashiisa re jubbaland asagoo usoo bandhigay siyaasadiisa ku wajahan doorasharada madaxtinimada jubbland.

Saafi For Jubbaland 2025.

Gudoomiyaha Xisbiga Somali Sime Ahna Musharax Madaxweyne jubbaland  Mudane Ahmed Saafi , Gudoomiyaha ku xigeynka xisbiga...
12/09/2025

Gudoomiyaha Xisbiga Somali Sime Ahna Musharax Madaxweyne jubbaland Mudane Ahmed Saafi , Gudoomiyaha ku xigeynka xisbiga ahna musharax madaxweyne ku xigeyn Mudane Dr. Dayib iyo Xoghayaha guud ee Xisbiga Mudane Hashim qaar ka mid ah xubnaha xisbiga oo kulan ku yeeshay Mogdishu caasimada dalka , soodhaweyn, iswareysi iyo kala xog qadasho Kadib waxaa loo balamay kulan weyn oo iskugu soo bixi doonan taageerayaasha xisbiga.

I.A

11/09/2025

Mudane HE.Ahmed Safi oo soo gaaray Caasimada Umada soomaaliyeed.

Shaqo socotaa.

11/09/2025

WAR WEYN OO SAAMEYNTIISA WATO AYAN SOOWADNAA , EE RE JUBBALANDNOW ABSHIR DHAHA.

👁️👁️👁️

30/08/2025

Dhanbaal Hambalyo ah

Musharax Madaxweyne Jubbaland Mudane Ahmed Saafi oo Dhanbaal Hambalyo udiray Madaxeynaha la doortay Waqooyi bari somalia iyo Guud ahan Maamulka iyo shacabka SSC.

Sidoo kale Md Ahmed Saafi Ayaa Amaan iyo Boogaadin udiray Madaxweeynaha Somalia Md Dr. Hassan Sheikh Mohamud oo u dhabeeyay in Dadka iyo deeganada Ssc u sameeyo Maamulka sharci ah

Ahmed Safi
Musharax Madaxweyne Jubbaland.

Address

Farjano Street
Kismayo

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Somali Youth Action -S.Y.A posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share