Madasha Maan kulan

Madasha Maan kulan Waa Madal furan oo xoogga saarta akhriska, qoraalka iyo wacyi galinta bulshada Soomaaliyeed.

Madasha Maan Kulan oo ah madal ay dhawaan yagleeleen dhalinyaro, qalinley, hal abuur, Soomaaliyeed oo ku nool Magaalada Kismaayo waxay ka qayb qaadan doontaa dib u dhiska hab fikirka bulshada, wacyi galinta iyo baraarujinta shacabka Soomaaliyeed. waxay masuuliyad iska saari doontaa Madashu soo saaridda dadka hibada leh ee aan muuqan, waxay dhiiri galin doontaa wax akhrinta, qoridda iyo faafinta aqoonta iyo aragtida togan.

Address

Kismaayo

Telephone

+252619393639

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Madasha Maan kulan posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Organization

Send a message to Madasha Maan kulan:

Share