Jilyale Relief Development Organisation - JIRDO

Jilyale Relief Development Organisation - JIRDO JIRDOSOM
JILYALE RELIEF DEVELOPMENT ORGANISATION

07/05/2024

Alloow umada reer jowhar amaanso
caawa waxaa magaalada jowhar ka da'aya roob dabeeyla xoogan wata

alloow na amaanso dhamaanteen

Madaxwaynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud " Sida aad la wada socotaan dalkeennu waxa ...
19/11/2022

Madaxwaynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud " Sida aad la wada socotaan dalkeennu waxa uu la tacaalayaa xaalad adag oo ka dhalatay jiilaalka iyo abaaraha daba-dheeraaday ee ragaadiyay nolosha dadkeenna ku tiirsan dhaqashada xoolaha, kaluumeysiga iyo tacabka beeraha. Saamaynta abaartaas ka dhalatayna ma saamayn oo keliya dadka balse waxa ay dhaawac u geysatay dhaqaalaha guud ee dalka maaddaama xoolaha iyo beeruhu yihiin laf-dhabarka dhaqaalaheenna.

Si aan ula tacaalno abaraaha, dalkana looga badbaadiyo macluul baahda oo gallaafata dadka, waxaan qaadnay Tilaabooyin isagu jira u qareemid uu hormuud u yahay Eragyaga Gaar ka ah ee abaaraha. Waxaan dhisnay Wasaaradda Deegaanka iyo Is-beddelka Cimilada taas oo durbaba ka howlgashay sidii loo gaari lahaa Soomaaliya Cagaaran. Waxaan dib u howlgalinay Hey’adda Maareynta Musiibooyinka, iyadoo mudnaan gaar ah la siinayo ka jawaabidda howlaha gurmadka iyo samata-bixinta dadka dhibaateysan".

27/08/2022

Qaar kamid ah Hay’addaha ka shaqeeya arrimaha gargaarka bani aadamnimada iyo mas'uuliyiin kasocota maamulka Gobolka Sh.dhexe ayaa qiimayn u tageen tuulooyinka ee kusoo barakaceen qoysaska abaaraha saameeyeen

13/07/2022
the middle Shebelle ORDO,SURDO and JIRDO teams assessed a number of villages settled on both sites on Riverine on these ...
13/02/2022

the middle Shebelle ORDO,SURDO and JIRDO teams assessed a number of villages settled on both sites on Riverine on these areas watery diarrhea break out, confirmed victims more 83 cases suffering in last three weeks, and also number of people died mainly children and Adult in the last four weeks 16 under five children and 7 adult in Gaashaanle village. On the other hand people settled far from the River concentrated near the river as a source of water and their Animals since River water became contaminated which humans are not safe to drink.

Middle Shebelle region runs through the river Shebelle .Its residents mostly depend on farms and livestock, last four se...
13/02/2022

Middle Shebelle region runs through the river Shebelle .Its residents mostly depend on farms and livestock, last four seasons catastrophic climatic changes recorded in the region which resulted natural disaster, currant Middle Shabelle region inhabitants challenging the drought affects since at this time of every year of winter season shortage of drinking water experiences and the river getting empty its water and now seems to be a contaminated which may bring water born diseases. and there`s some stagnant water which is the sources of drinking and consume and other needs but in the past of the last two years the water of the River Shebelle have been decreasing or making consecutive floods, The villagers are now tired of life-threatening challenges. In the process of the survey

Middle Shebelle region runs through the river Shebelle .Its residents mostly depend on farms and livestock, last four se...
13/02/2022

Middle Shebelle region runs through the river Shebelle .Its residents mostly depend on farms and livestock, last four seasons catastrophic climatic changes recorded in the region which resulted natural disaster, currant Middle Shabelle region inhabitants challenging the drought affects since at this time of every year of winter season shortage of drinking water experiences and the river getting empty its water and now seems to be a contaminated which may bring water born diseases. and there`s some stagnant water which is the sources of drinking and consume and other needs but in the past of the last two years the water of the River Shebelle have been decreasing or making consecutive floods, The villagers are now tired of life-threatening challenges. In the process of the survey.

Ku dhawaad 2000 oo qoy ayaa ka barakacay deegada MUKI_DHERE IYO MAREEREEY oo ka tirsan degmada balcad kadib marking eey ...
30/01/2022

Ku dhawaad 2000 oo qoy ayaa ka barakacay deegada MUKI_DHERE IYO MAREEREEY oo ka tirsan degmada balcad kadib marking eey deb qabadsiiyeen guryahoodi kooxda Al shabaab.........................

Nearly 2,000 families have been displaced from MUKI_DHERE and MAREEREEY settlements in Balad district after marking the burning of their homes by Al Shabaab

Address

Jowhar

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Jilyale Relief Development Organisation - JIRDO posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Organization

Send a message to Jilyale Relief Development Organisation - JIRDO:

Share