21/08/2026
Yarkaan Waa Safiirka Seerbiya u fadhiya Somaliya, waxuu u dhahay Beesha Abgaal Isxaaq Daa'uud gaar ahaan Jufa hoosaadka Cali Muuse ee aadka looga yaqaano Abgaal dhexdiisa balsa Dowladda Xasan Shiikh iyo Siyaadiyiinta ku fadhiya Kuraasta Beesha Daa'uud, sida Muuse Suudi, Xildhibaan Beereey Iyo Marwada Madaxweynaha Sahro Indhoyar ee u dhalatay Xalfoow Cumar oo aad ugu tunteen Xaquuqdoodi Dowlad nimada ku lahaayeen jufadan Cali Muuse.
Beeshan Cali Muuse waxaa kasoo jeeday Rag aad u cusla sida Faarax Golaleey, Abwaan Cabdulle Rage Tarawiil, Wasir Cabdullahi Warsame iyo Rag hada nool oo uu ka mid yihiin Xaaji Muxudiin Xasan Afrax, Cabdulaahi shiikh Xasan iyo Genaraal Qaafow.
Beesha waa tan ugu badan Isaaq Daa'uud loona yeerto markii cudud Ciidan loo baahdo waana jufada si qaas ah u dagta Deg.Ruun-nirgood gudaheeda markii lagasoo tago Daa'uud ka kale ee daga Tuulooyinka hoos yimaado Dagmada.
Ayaan daro maantay waxa la wacaa markii wax loo baahdo, kuwo lagu laayo dagaalada, kuwo lagu burburiyo guryahooda iyagoo Shaar Dowlo lasoo gashtay, kuwa lagu owrkacsado, walaalahoodne ka waaay walaalnimadii, koob shaah ah Dowlada looga ogleen, waliba loo hashiiyay in la dumiyo Taarikh dooda, waxaa laga qaaday Xilalkii hoose ee ka haayeen Gobolka Benaadir sida Nafada Iyo arkiifiyada, Madaxtoyadu hadii isaaaq Daa'uud wax siineeyso waxeey wacdaan Jufooyinka qubaas Calooley Iyo ciroole muuse, marka lagasoo tago Mooyee in loo baahdo Ciidaan Dagaal loo diro oo ay tahay in Beelweynta Cali Muus Cumar dhagbil isaaaq Daa'uud laga heli karo.
Beeshan waxeey aad ula yaabantahay habdhaqanka Xildhibanka, seniterka, iyo Marwada Madaxweynaha ee lumiyay, Walalnimadi, ,xushmadi iyo Dhaqnkii guud ee Beesha dhexdeeda.
Allaha y naxariistee abwaan Cadulle Raage Taraawil wuxuu yiri ; Nin walalkii Ciishanyahay lana canshuuraayo Ceeshkii uu kaligiis cunaa caafimaad ma malahe. ..
Ruun TV