Midowga Dhalinyarada gaadsan G.Y.U

Midowga Dhalinyarada gaadsan G.Y.U ”Gaadsan Waa Gaadsan Geelna Waa Geel”

Ugaas mohamud mahdi & iyo shirka guulwade Midowga Dhalinyarada gaadsan G.Y.U
04/05/2026

Ugaas mohamud mahdi & iyo shirka guulwade Midowga Dhalinyarada gaadsan G.Y.U

Aqoon yahan waceys Midowga Dhalinyarada gaadsan G.Y.U Shirweynaha  guulwada.
04/05/2026

Aqoon yahan waceys Midowga Dhalinyarada gaadsan G.Y.U
Shirweynaha guulwada.

Midowga Dhalinyarada gaadsan G.Y.U Shirka Guulwade
03/05/2026

Midowga Dhalinyarada gaadsan G.Y.U
Shirka Guulwade

03/05/2026

Midowga Dhalinyarada gaadsan G.Y.U
Shirka guulwade.

Midowga Dhalinyarada Gaadsan waxa uu door muhiim ah ka qaadanayaa shirka Guulwade ee ka socda Caasimadda Marka. Dhalinya...
03/05/2026

Midowga Dhalinyarada Gaadsan waxa uu door muhiim ah ka qaadanayaa shirka Guulwade ee ka socda Caasimadda Marka.
Dhalinyaradu waa laf-dhabarta horumarka, waana kuwa horseed u noqon kara isbeddel dhab ah.
Waxaan diyaar u nahay in aan ka shaqeyno midnimo, iskaashi iyo horumar waara oo bulshadeena anfaca.
Codkeenna iyo kaalinteennu waa muhiim aan si wadajir ah u muujinno kartideenna iyo masuuliyaddeenna.

Midowga Dhalinyarada gaadsan G.Y.U  iyo shirwaynaha aaya katashiga  beelaha daga sh.hoose ee guulwade.
03/05/2026

Midowga Dhalinyarada gaadsan G.Y.U iyo shirwaynaha aaya katashiga beelaha daga sh.hoose ee guulwade.

03/05/2026

Shirka guulwade oo si heer sare ah usocda
Midowga Dhalinyarada gaadsan G.Y.U
Adan Cali

WAR-SAXAAFADEED,CAMBAAREY.Midowga Dhalinyarada Gaadsan waxa uu si adag u cambaareynayaa xarigga sharci,darrada ah ee loo...
20/04/2026

WAR-SAXAAFADEED,CAMBAAREY.
Midowga Dhalinyarada Gaadsan waxa uu si adag u cambaareynayaa xarigga sharci,darrada ah ee loo gaysaty Sacdiyo moalim taas oo ku xiran xabsiga dhexe, isla markaana la sheegay inay la kulmeyso tacadiyo iyo xadgudubyo ka baxsan sharciga, sida ay ku sheegtay waraysi ay bixisay.
Waxaan u aragnaa arrintan mid si toos ah uga hor imaaneysa xuquuqda aadanaha, sharciga dalka iyo mabaadi’da cadaaladda.
Qof kasta oo xiran wuxuu xaq u leeyahay badbaado, karaamo iyo in loola dhaqmo si bani’aadamnimo.
Midowga Dhalinyarada Gaadsan waxa uu ugu baaqayaa,Hay’adaha ammaanka iyo garsoorka inay si degdeg ah u baaraan eedeymahan culus
In la xaqiijiyo badqabka iyo xuquuqda Sacdiyo Bajaaj
In lala xisaabtamo cid kasta oo ku lug yeelata tacadiyada noocan ah,Sidoo kale, waxaan ku boorrineynaa bulshada rayidka ah iyo hay’adaha xuquuqda aadanaha inay ka dhiidhiyaan tacadi kasta oo ka dhan ah muwaadiniinta, si loo ilaaliyo cadaaladda iyo karaamada dadka Soomaaliyeed.
Cadaaladdu ma aha doorasho, waa waajib.

WARMURTIYEEDKA SHIRKA AAYA-TASHIGA BEESHA BIIMAAL EE DHURQABE 2.
27/03/2026

WARMURTIYEEDKA SHIRKA AAYA-TASHIGA BEESHA BIIMAAL EE DHURQABE 2.

WAR-SAXAAFADEEDXafiiska Midowga Dhalinyarada Gaadsan.Xafiiska Midowga Dhalinyarada Gaadsan wuxuu si buuxda u soo dhaweyn...
24/03/2026

WAR-SAXAAFADEED
Xafiiska Midowga Dhalinyarada Gaadsan.
Xafiiska Midowga Dhalinyarada Gaadsan wuxuu si buuxda u soo dhaweynayaa una taageerayaa qabsoomidda Shirweynaha 2aad ee Beelaha Biyamaal (Dhurqabe 2), kaasoo la qorsheeyay inuu ka dhaco magaalada marka ee xarunta gobalka sh/hoose,inta u dhaxeysa 25–27 bishan.
Midowga Dhalinyarada Gaadsan wuxuu u arkaa shirkan mid muhiim u ah mideynta, wada-tashiga iyo horumarinta arrimaha bulshada, gaar ahaan dhinacyada nabadda, iskaashiga iyo horumarka beelaha.
Sidoo kale, Midowga Dhalinyarada Gaadsan wuxuu caddeynayaa in uu:
Garab istaag buuxa la garab taagan yahay shirweynaha.
Door muuqda ka qaadan doono abaabulka iyo hirgelinta shirka.
Dhalinyarada lagu dhiirrigelinayo ka qeybgal firfircoon iyo kaalin wax ku ool ah.
Ugu dambeyn, Midowga wuxuu rajeynayaa in shirkan uu noqdo mid miro,dhal ah, kana soo baxa go’aamo wax ku ool ah oo horseeda midnimo, horumar iyo mustaqbal ifaya.
“Midnimo waa awood, dhalinyaraduna waa laf-dhabarta bulshada.”
Xafiiska Warfaafinta,Midowga Dhalinyarada Gaadsan.

Address

Marka Cadey
Jamame
00463

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Midowga Dhalinyarada gaadsan G.Y.U posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share