MUUQ MEDIA

MUUQ MEDIA Kani waa Bogga Rasmiga ah ee Muuq Media

11/05/2026

Wadada madaxtooyada Hor marta iyo ta daba marta oo la xidhay iyo dhaqdhaqaaqyada Hargaysa ka Socda caawa...Suxufi Andar

11/05/2026

Hargeysa oo Rasaas Xoogan ka dhaceyso Caawa.
Suxufi Axmed Dool

"Maayir Mooge Qaybaalad ayuu ka dhex waddaa Caasimada iyo kala-qaybin, waa maxay intaan xilka baneeyo ayaan hadda mid aa...
11/05/2026

"Maayir Mooge Qaybaalad ayuu ka dhex waddaa Caasimada iyo kala-qaybin, waa maxay intaan xilka baneeyo ayaan hadda mid aanu ilmaader nahay gacanta soo qabanaya, oo aan ku wareejinayaa.?"

Cabdikhaalaq Awal-barri:
Xooghayaha Gollaha Dhexee Xisbiga Kaah

11/05/2026

Deg deg Dawlada hose ee Hargaysa Xaalad kataagan

11/05/2026

Salaadiinta beesha Sacad Muuse ee Hoodaale oo si toos ah ula hadlay madaxweyne Cirro digniin na diray.Xukumadiisa

11/05/2026

“Sixirkii La Duugay Ayuu Ilaahay Shimbir U Soo Diray oo Kashiftay ” ┇►Dhagayso Wa Muhiime
Waxa Kawaramaaya Qisadan Cajiibka ..
Sheikh Cabdullaahi Barbaraawi....

11/05/2026

Waa Nala Ashkateeyay Markaanu Furaynay Mac-hadka Dacar buruq Oo Waxa Nalugu Sheegay.... || Sh bar baraawi

11/05/2026

Maxa Ugu Qiima Badan Oo Labartaa?

“Maayir ku xigeenka yaan la taaban “ Eng Faysal Cali Waraabe oo ka digay Mooshinka
11/05/2026

“Maayir ku xigeenka yaan la taaban “
Eng Faysal Cali Waraabe oo ka digay Mooshinka

11/05/2026

"Yeeli mayno kalfadhi sharci darro ah oo ina Mooge.. " Xildibaan Siikaawi

11/05/2026

Sameecadaha dibadda ee Masaajida Goormaa loo baahanyahayin laisricmaalo ?
Wax ino Faah Faahinaya
Sheekh Muxammed Xuseen Jaamac
{حفظه الله ورعاه}

Address

Hargeysa
Hargeisa

Telephone

+25263797778

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when MUUQ MEDIA posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Organization

Send a message to MUUQ MEDIA:

Share