Faa'id Development Center

Call Directions Contact the organization

Faa'id Development Center Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Faa'id Development Center, Nonprofit Organization, roudno 1, Hargeisa.

Faa’id Development Center is a youth-focused social enterprise based in Somaliland, dedicated to empowering young people through education, skills development, and innovative community programs.

22/09/2026

🎓 𝐅𝐔𝐋𝐋 𝐒𝐂𝐇𝐎𝐋𝐀𝐑𝐒𝐇𝐈𝐏 𝐃𝐈𝐏𝐋𝐎𝐌𝐀 𝐏𝐑𝐎𝐆𝐑𝐀𝐌𝐒

𝐗𝐚𝐫𝐮𝐧𝐭𝐚 𝐅𝐚𝐚’𝐢𝐝 𝐃𝐞𝐯𝐞𝐥𝐨𝐩𝐦𝐞𝐧𝐭 𝐂𝐞𝐧𝐭𝐞𝐫, 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐚𝐧𝐚𝐲𝐬𝐚 𝐉𝐚𝐚𝐦𝐚𝐜𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐌𝐚𝐚𝐧𝐝𝐞𝐞𝐪, 𝐰𝐚𝐱𝐚𝐲 𝐬𝐢 𝐠𝐚𝐚𝐫 𝐚𝐡 𝐮𝐠𝐮 𝐛𝐢𝐬𝐡𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲𝐧𝐚𝐲𝐬𝐚𝐚 𝐝𝐡𝐚𝐥𝐥𝐢𝐧𝐲𝐚𝐫𝐚𝐝𝐚 𝐝𝐨𝐨𝐧𝐚𝐲𝐬𝐚 𝐢𝐧𝐚𝐲 𝐝𝐡𝐢𝐬𝐭𝐚𝐚𝐧 𝐱𝐢𝐫𝐟𝐚𝐝𝐚𝐡𝐨𝐨𝐝𝐚, 𝐤𝐨𝐫𝐧𝐚 𝐮 𝐪𝐚𝐚𝐝𝐚𝐚𝐧 𝐚𝐪𝐨𝐨𝐧𝐭𝐨𝐨𝐝𝐚, 𝐢𝐧𝐚𝐲 𝐮 𝐝𝐢𝐲𝐚𝐚𝐫𝐢𝐬𝐚𝐲 𝐟𝐮𝐫𝐬𝐚𝐝𝐨 𝐝𝐞𝐞𝐪𝐨 𝐰𝐚𝐱𝐛𝐚𝐫𝐚𝐬𝐡𝐨 𝐨𝐨 𝐝𝐡𝐚𝐦𝐦𝐚𝐲𝐬𝐭𝐢𝐫𝐚𝐧 (𝐅𝐮𝐥𝐥 𝐒𝐜𝐡𝐨𝐥𝐚𝐫𝐬𝐡𝐢𝐩).
𝐁𝐚𝐫𝐧𝐚𝐚𝐦𝐢𝐣𝐤𝐚𝐧 𝐰𝐚𝐱𝐚 𝐱𝐨𝐨𝐠𝐠𝐚 𝐥𝐚𝐠𝐮 𝐬𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲𝐚𝐚 𝐃𝐢𝐩𝐥𝐨𝐦𝐚 𝐏𝐫𝐨𝐠𝐫𝐚𝐦𝐬-𝐤𝐚 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐚𝐡:
1. 𝐈𝐂𝐓
2. 𝐄𝐝𝐮𝐜𝐚𝐭𝐢𝐨𝐧 𝐌𝐚𝐧𝐚𝐠𝐞𝐦𝐞𝐧𝐭 𝐚𝐧𝐝 𝐏𝐥𝐚𝐧𝐧𝐢𝐧𝐠
3. 𝐋𝐚𝐰
4. 𝐆𝐨𝐯𝐞𝐫𝐧𝐦𝐞𝐧𝐭 𝐒𝐭𝐮𝐝𝐢𝐞𝐬 𝐚𝐧𝐝 𝐏𝐮𝐛𝐥𝐢𝐜 𝐏𝐨𝐥𝐢𝐜𝐲
5. 𝐒𝐡𝐚𝐫𝐢𝐚 𝐚𝐧𝐝 𝐋𝐚𝐰 [ لشريعة والقانون]
6, Teacher Training [ kaas oo ku baxay luuqada carbiga ]
📱 𝐊𝐮 𝐬𝐨𝐨 𝐛𝐢𝐢𝐫 𝐖𝐡𝐚𝐭𝐬𝐀𝐩𝐩 𝐆𝐫𝐨𝐮𝐩-𝐤𝐚𝐧 𝐬𝐢 𝐚𝐚𝐝 𝐮 𝐡𝐞𝐬𝐡𝐨 𝐱𝐨𝐠 𝐝𝐡𝐚𝐦𝐦𝐚𝐲𝐬𝐭𝐢𝐫𝐚𝐧 𝐨𝐨 𝐤𝐮 𝐬𝐚𝐚𝐛𝐬𝐚𝐧 𝐛𝐚𝐫𝐧𝐚𝐚𝐦𝐢𝐣𝐤𝐚:
https://chat.whatsapp.com/EiSETJAZSRk2lmUK2NTNhZ
𝐖𝐚𝐱𝐚𝐚 𝐤𝐚𝐥𝐞 𝐨𝐨 𝐣𝐢𝐫𝐭𝐚 𝐟𝐮𝐫𝐬𝐚𝐝 𝐮𝐮 𝐪𝐨𝐟𝐤𝐮 𝐃𝐞𝐠𝐫𝐞𝐞 𝐤𝐮 𝐡𝐞𝐥𝐢 𝐤𝐚𝐫𝐨 𝐦𝐚𝐫𝐤𝐚 𝐮𝐮 𝐝𝐡𝐚𝐦𝐦𝐞𝐲𝐬𝐭𝐨 𝐃𝐢𝐩𝐥𝐨𝐦𝐚-𝐝𝐚 𝐮𝐮 𝐪𝐚𝐚𝐭𝐚𝐲.
⚠️ 𝐅𝐮𝐫𝐬𝐚𝐝𝐝𝐮 𝐰𝐚𝐚 𝐦𝐢𝐝 𝐱𝐚𝐝𝐝𝐢𝐝𝐚𝐧!
𝐃𝐢𝐩𝐥𝐨𝐦𝐚 𝐤𝐚𝐬𝐭𝐚 𝐰𝐚𝐱𝐚𝐚 𝐥𝐚 𝐬𝐢𝐢𝐧 𝐝𝐨𝐨𝐧𝐚𝐚 𝟑𝟎-𝐤𝐚 𝐚𝐫𝐝𝐚𝐲 𝐞𝐞 𝐮𝐠𝐮 𝐡𝐨𝐫𝐫𝐞𝐞𝐲𝐚 𝐞𝐞 𝐢𝐬𝐤𝐚 𝐝𝐢𝐢𝐰𝐚𝐚𝐧𝐠𝐞𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐱𝐚𝐟𝐢𝐢𝐬𝐤𝐚 𝐅𝐚𝐚’𝐢𝐝 𝐃𝐞𝐯𝐞𝐥𝐨𝐩𝐦𝐞𝐧𝐭 𝐂𝐞𝐧𝐭𝐞𝐫.
📍 𝐆𝐨𝐨𝐛𝐭𝐚 𝐗𝐚𝐟𝐢𝐢𝐬𝐤𝐚:
𝐅𝐨𝐨𝐪𝐚 𝐒𝐭𝐚𝐫 𝐆𝐫𝐨𝐮𝐩, 𝐝𝐚𝐛𝐚𝐪𝐚 𝟑-𝐚𝐚𝐝, 𝐤𝐚𝐬𝐨𝐨 𝐡𝐨𝐫𝐣𝐞𝐞𝐝𝐤𝐚 𝐊𝐚𝐚𝐥𝐢𝐧𝐭𝐚 𝐗𝐚𝐬𝐚𝐧, 𝐮𝐧𝐚 𝐝𝐡𝐨𝐰 𝐁𝐢𝐫𝐢𝐢𝐬𝐡𝐤𝐚 𝐖𝐞𝐲𝐧 𝐞𝐞 𝐇𝐚𝐫𝐠𝐞𝐲𝐬𝐚.
🎓 𝐖𝐚𝐱𝐛𝐚𝐫𝐚𝐬𝐡𝐚𝐝𝐚 𝐰𝐚𝐱𝐚𝐚 𝐥𝐚𝐠𝐮 𝐝𝐡𝐢𝐠𝐚𝐧𝐚𝐚𝐧 𝐝𝐨𝐨𝐧𝐚𝐚 𝐉𝐚𝐚𝐦𝐚𝐜𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐌𝐚𝐚𝐧𝐝𝐞𝐞𝐪.
📞 𝐂𝐚𝐥𝐥 & 𝐖𝐡𝐚𝐭𝐬𝐀𝐩𝐩:
0634078135
0634124410
𝟎𝟔3 𝟑𝟕𝟑𝟔𝟐𝟕𝟐 See less

🎓 𝐅𝐔𝐋𝐋 𝐒𝐂𝐇𝐎𝐋𝐀𝐑𝐒𝐇𝐈𝐏 𝐃𝐈𝐏𝐋𝐎𝐌𝐀 𝐏𝐑𝐎𝐆𝐑𝐀𝐌𝐒𝐗𝐚𝐫𝐮𝐧𝐭𝐚 𝐅𝐚𝐚’𝐢𝐝 𝐃𝐞𝐯𝐞𝐥𝐨𝐩𝐦𝐞𝐧𝐭 𝐂𝐞𝐧𝐭𝐞𝐫, 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐚𝐧𝐚𝐲𝐬𝐚 𝐉𝐚𝐚𝐦𝐚𝐜𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐌𝐚𝐚𝐧𝐝𝐞𝐞𝐪, 𝐰𝐚𝐱𝐚𝐲 𝐬𝐢 𝐠𝐚𝐚𝐫 ...
13/09/2026

🎓 𝐅𝐔𝐋𝐋 𝐒𝐂𝐇𝐎𝐋𝐀𝐑𝐒𝐇𝐈𝐏 𝐃𝐈𝐏𝐋𝐎𝐌𝐀 𝐏𝐑𝐎𝐆𝐑𝐀𝐌𝐒

𝐗𝐚𝐫𝐮𝐧𝐭𝐚 𝐅𝐚𝐚’𝐢𝐝 𝐃𝐞𝐯𝐞𝐥𝐨𝐩𝐦𝐞𝐧𝐭 𝐂𝐞𝐧𝐭𝐞𝐫, 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐚𝐧𝐚𝐲𝐬𝐚 𝐉𝐚𝐚𝐦𝐚𝐜𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐌𝐚𝐚𝐧𝐝𝐞𝐞𝐪, 𝐰𝐚𝐱𝐚𝐲 𝐬𝐢 𝐠𝐚𝐚𝐫 𝐚𝐡 𝐮𝐠𝐮 𝐛𝐢𝐬𝐡𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲𝐧𝐚𝐲𝐬𝐚𝐚 𝐝𝐡𝐚𝐥𝐥𝐢𝐧𝐲𝐚𝐫𝐚𝐝𝐚 𝐝𝐨𝐨𝐧𝐚𝐲𝐬𝐚 𝐢𝐧𝐚𝐲 𝐝𝐡𝐢𝐬𝐭𝐚𝐚𝐧 𝐱𝐢𝐫𝐟𝐚𝐝𝐚𝐡𝐨𝐨𝐝𝐚, 𝐤𝐨𝐫𝐧𝐚 𝐮 𝐪𝐚𝐚𝐝𝐚𝐚𝐧 𝐚𝐪𝐨𝐨𝐧𝐭𝐨𝐨𝐝𝐚, 𝐢𝐧𝐚𝐲 𝐮 𝐝𝐢𝐲𝐚𝐚𝐫𝐢𝐬𝐚𝐲 𝐟𝐮𝐫𝐬𝐚𝐝𝐨 𝐝𝐞𝐞𝐪𝐨 𝐰𝐚𝐱𝐛𝐚𝐫𝐚𝐬𝐡𝐨 𝐨𝐨 𝐝𝐡𝐚𝐦𝐦𝐚𝐲𝐬𝐭𝐢𝐫𝐚𝐧 (𝐅𝐮𝐥𝐥 𝐒𝐜𝐡𝐨𝐥𝐚𝐫𝐬𝐡𝐢𝐩).

𝐁𝐚𝐫𝐧𝐚𝐚𝐦𝐢𝐣𝐤𝐚𝐧 𝐰𝐚𝐱𝐚 𝐱𝐨𝐨𝐠𝐠𝐚 𝐥𝐚𝐠𝐮 𝐬𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲𝐚𝐚 𝐃𝐢𝐩𝐥𝐨𝐦𝐚 𝐏𝐫𝐨𝐠𝐫𝐚𝐦𝐬-𝐤𝐚 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐚𝐡:

1. 𝐈𝐂𝐓
2. 𝐄𝐝𝐮𝐜𝐚𝐭𝐢𝐨𝐧 𝐌𝐚𝐧𝐚𝐠𝐞𝐦𝐞𝐧𝐭 𝐚𝐧𝐝 𝐏𝐥𝐚𝐧𝐧𝐢𝐧𝐠
3. 𝐋𝐚𝐰
4. 𝐆𝐨𝐯𝐞𝐫𝐧𝐦𝐞𝐧𝐭 𝐒𝐭𝐮𝐝𝐢𝐞𝐬 𝐚𝐧𝐝 𝐏𝐮𝐛𝐥𝐢𝐜 𝐏𝐨𝐥𝐢𝐜𝐲
5. 𝐒𝐡𝐚𝐫𝐢𝐚 𝐚𝐧𝐝 𝐋𝐚𝐰 [ لشريعة والقانون]

📱 𝐊𝐮 𝐬𝐨𝐨 𝐛𝐢𝐢𝐫 𝐖𝐡𝐚𝐭𝐬𝐀𝐩𝐩 𝐆𝐫𝐨𝐮𝐩-𝐤𝐚𝐧 𝐬𝐢 𝐚𝐚𝐝 𝐮 𝐡𝐞𝐬𝐡𝐨 𝐱𝐨𝐠 𝐝𝐡𝐚𝐦𝐦𝐚𝐲𝐬𝐭𝐢𝐫𝐚𝐧 𝐨𝐨 𝐤𝐮 𝐬𝐚𝐚𝐛𝐬𝐚𝐧 𝐛𝐚𝐫𝐧𝐚𝐚𝐦𝐢𝐣𝐤𝐚:

https://chat.whatsapp.com/EiSETJAZSRk2lmUK2NTNhZ
𝐖𝐚𝐱𝐚𝐚 𝐤𝐚𝐥𝐞 𝐨𝐨 𝐣𝐢𝐫𝐭𝐚 𝐟𝐮𝐫𝐬𝐚𝐝 𝐮𝐮 𝐪𝐨𝐟𝐤𝐮 𝐃𝐞𝐠𝐫𝐞𝐞 𝐤𝐮 𝐡𝐞𝐥𝐢 𝐤𝐚𝐫𝐨 𝐦𝐚𝐫𝐤𝐚 𝐮𝐮 𝐝𝐡𝐚𝐦𝐦𝐞𝐲𝐬𝐭𝐨 𝐃𝐢𝐩𝐥𝐨𝐦𝐚-𝐝𝐚 𝐮𝐮 𝐪𝐚𝐚𝐭𝐚𝐲.

⚠️ 𝐅𝐮𝐫𝐬𝐚𝐝𝐝𝐮 𝐰𝐚𝐚 𝐦𝐢𝐝 𝐱𝐚𝐝𝐝𝐢𝐝𝐚𝐧!

𝐃𝐢𝐩𝐥𝐨𝐦𝐚 𝐤𝐚𝐬𝐭𝐚 𝐰𝐚𝐱𝐚𝐚 𝐥𝐚 𝐬𝐢𝐢𝐧 𝐝𝐨𝐨𝐧𝐚𝐚 𝟑𝟎-𝐤𝐚 𝐚𝐫𝐝𝐚𝐲 𝐞𝐞 𝐮𝐠𝐮 𝐡𝐨𝐫𝐫𝐞𝐞𝐲𝐚 𝐞𝐞 𝐢𝐬𝐤𝐚 𝐝𝐢𝐢𝐰𝐚𝐚𝐧𝐠𝐞𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐱𝐚𝐟𝐢𝐢𝐬𝐤𝐚 𝐅𝐚𝐚’𝐢𝐝 𝐃𝐞𝐯𝐞𝐥𝐨𝐩𝐦𝐞𝐧𝐭 𝐂𝐞𝐧𝐭𝐞𝐫.

📍 𝐆𝐨𝐨𝐛𝐭𝐚 𝐗𝐚𝐟𝐢𝐢𝐬𝐤𝐚:
𝐅𝐨𝐨𝐪𝐚 𝐒𝐭𝐚𝐫 𝐆𝐫𝐨𝐮𝐩, 𝐝𝐚𝐛𝐚𝐪𝐚 𝟑-𝐚𝐚𝐝, 𝐤𝐚𝐬𝐨𝐨 𝐡𝐨𝐫𝐣𝐞𝐞𝐝𝐤𝐚 𝐊𝐚𝐚𝐥𝐢𝐧𝐭𝐚 𝐗𝐚𝐬𝐚𝐧, 𝐮𝐧𝐚 𝐝𝐡𝐨𝐰 𝐁𝐢𝐫𝐢𝐢𝐬𝐡𝐤𝐚 𝐖𝐞𝐲𝐧 𝐞𝐞 𝐇𝐚𝐫𝐠𝐞𝐲𝐬𝐚.

🎓 𝐖𝐚𝐱𝐛𝐚𝐫𝐚𝐬𝐡𝐚𝐝𝐚 𝐰𝐚𝐱𝐚𝐚 𝐥𝐚𝐠𝐮 𝐝𝐡𝐢𝐠𝐚𝐧𝐚𝐚𝐧 𝐝𝐨𝐨𝐧𝐚𝐚 𝐉𝐚𝐚𝐦𝐚𝐜𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐌𝐚𝐚𝐧𝐝𝐞𝐞𝐪.

📞 𝐂𝐚𝐥𝐥 & 𝐖𝐡𝐚𝐭𝐬𝐀𝐩𝐩:
0634078135
0634124410
𝟎𝟔3 𝟑𝟕𝟑𝟔𝟐𝟕𝟐

𝐗𝐚𝐫𝐮𝐧𝐭𝐚 𝐅𝐚𝐚’𝐢𝐝 𝐃𝐞𝐯𝐞𝐥𝐨𝐩𝐦𝐞𝐧𝐭 𝐂𝐞𝐧𝐭𝐞𝐫, 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐚𝐧𝐚𝐲𝐬𝐚 𝐅𝐫𝐚𝐧𝐭𝐳 𝐅𝐚𝐧𝐨𝐧 𝐔𝐧𝐢𝐯𝐞𝐫𝐬𝐢𝐭𝐲, 𝐰𝐚𝐱𝐚𝐲 𝐮𝐠𝐮 𝐛𝐢𝐬𝐡𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲𝐧𝐚𝐲𝐬𝐚𝐚 𝐝𝐡𝐚𝐥𝐥𝐢𝐧𝐲𝐚𝐫𝐚𝐝𝐚 𝐝𝐨𝐨𝐧𝐚...
12/09/2026

𝐗𝐚𝐫𝐮𝐧𝐭𝐚 𝐅𝐚𝐚’𝐢𝐝 𝐃𝐞𝐯𝐞𝐥𝐨𝐩𝐦𝐞𝐧𝐭 𝐂𝐞𝐧𝐭𝐞𝐫, 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐚𝐧𝐚𝐲𝐬𝐚 𝐅𝐫𝐚𝐧𝐭𝐳 𝐅𝐚𝐧𝐨𝐧 𝐔𝐧𝐢𝐯𝐞𝐫𝐬𝐢𝐭𝐲, 𝐰𝐚𝐱𝐚𝐲 𝐮𝐠𝐮 𝐛𝐢𝐬𝐡𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲𝐧𝐚𝐲𝐬𝐚𝐚 𝐝𝐡𝐚𝐥𝐥𝐢𝐧𝐲𝐚𝐫𝐚𝐝𝐚 𝐝𝐨𝐨𝐧𝐚𝐲𝐬𝐚 𝐢𝐧𝐚𝐲 𝐤𝐨𝐛𝐜𝐢𝐲𝐚𝐚𝐧 𝐱𝐢𝐫𝐟𝐚𝐝𝐚𝐡𝐨𝐨𝐝𝐚, 𝐤𝐨𝐫𝐧𝐚 𝐮 𝐪𝐚𝐚𝐝𝐚𝐚𝐧 𝐚𝐪𝐨𝐨𝐧𝐭𝐨𝐨𝐝𝐚, 𝐢𝐧𝐚𝐲 𝐮 𝐝𝐢𝐲𝐚𝐚𝐫𝐢𝐬𝐚𝐲:(𝐃𝐢𝐩𝐥𝐨𝐦𝐚 𝐢𝐧 𝐒𝐭𝐚𝐭𝐢𝐬𝐭𝐢𝐜𝐬 𝐚𝐧𝐝 𝐃𝐚𝐭𝐚 𝐀𝐧𝐚𝐥𝐲𝐬𝐢𝐬)

𝐊𝐮 𝐬𝐨𝐨 𝐛𝐢𝐢𝐫 𝐖𝐡𝐚𝐭𝐬𝐀𝐩𝐩 𝐆𝐫𝐨𝐮𝐩-𝐤𝐚: 𝐖𝐡𝐚𝐭𝐬𝐀𝐩𝐩 𝐆𝐫𝐨𝐮𝐩- https://chat.whatsapp.com/GgO6wtVGWZp2UvatCmtMsh

𝐌𝐮𝐝𝐝𝐚𝐝𝐚 𝐰𝐚𝐱𝐛𝐚𝐫𝐚𝐬𝐡𝐚𝐝𝐮 𝐰𝐚𝐚 𝟏 𝐬𝐚𝐧𝐨, 𝐰𝐚𝐱𝐚𝐚𝐧𝐚 𝐥𝐚 𝐝𝐡𝐢𝐠𝐚𝐧𝐚𝐲𝐚𝐚 𝐊𝐡𝐚𝐦𝐢𝐢𝐬𝐭𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐉𝐢𝐦𝐜𝐚𝐡𝐚. 𝐖𝐚𝐱𝐚𝐚 𝐥𝐨𝐨𝐠𝐮 𝐭𝐚𝐥𝐚𝐠𝐚𝐥𝐚𝐲 𝐤𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝟓𝟎 𝐚𝐫𝐝𝐚𝐲 𝐊𝐮 𝐰𝐚𝐚𝐬 𝐨𝐨 𝐡𝐞𝐥𝐢𝐝𝐚 𝐝𝐨𝐨𝐧𝐚( 𝐅𝐮𝐥𝐥 𝐒𝐜𝐡𝐨𝐥𝐚𝐫𝐬𝐡𝐢𝐩)
𝐰𝐚𝐱𝐚𝐚 𝐣𝐢𝐫𝐭𝐚 𝐟𝐮𝐫𝐬𝐚𝐝 𝐮𝐮 𝐚𝐫𝐝𝐚𝐲𝐠𝐮 𝐦𝐚𝐫𝐤𝐚 𝐮𝐮 𝐃𝐢𝐩𝐥𝐨𝐦𝐚-𝐠𝐚 𝐝𝐡𝐚𝐦𝐦𝐞𝐞𝐲𝐨 𝐮𝐠𝐮 𝐠𝐮𝐝𝐛𝐢 𝐤𝐚𝐫𝐨 𝐃𝐞𝐠𝐫𝐞𝐞,

𝐆𝐨𝐨𝐛𝐭𝐚 𝐈𝐬-𝐝𝐢𝐢𝐰𝐚𝐚𝐧𝐠𝐞𝐥𝐢𝐧𝐭𝐚:
𝐅𝐚𝐚’𝐢𝐝 𝐃𝐞𝐯𝐞𝐥𝐨𝐩𝐦𝐞𝐧𝐭 𝐂𝐞𝐧𝐭𝐞𝐫, 𝐰𝐚𝐱𝐚𝐲 𝐤𝐮 𝐭𝐚𝐚𝐥𝐚 𝐅𝐨𝐨𝐪𝐚 𝐒𝐭𝐚𝐫 𝐆𝐫𝐨𝐮𝐩, 𝐃𝐚𝐛𝐚𝐪𝐚 𝟑-𝐚𝐚𝐝, 𝐤𝐚𝐬𝐨𝐨 𝐡𝐨𝐫𝐣𝐞𝐞𝐝𝐤𝐚 𝐊𝐚𝐚𝐥𝐢𝐧𝐭𝐚 𝐗𝐚𝐬𝐚𝐧, 𝐮𝐧𝐚 𝐝𝐡𝐨𝐰 𝐁𝐢𝐫𝐢𝐢𝐬𝐡𝐤𝐚 𝐖𝐞𝐲𝐧 𝐞𝐞 𝐇𝐚𝐫𝐠𝐞𝐲𝐬𝐚.
𝐖𝐚𝐱𝐛𝐚𝐫𝐚𝐬𝐡𝐚𝐝𝐚 𝐰𝐚𝐱𝐚𝐚 𝐥𝐚𝐠𝐮 𝐝𝐡𝐢𝐠𝐚𝐧 𝐝𝐨𝐨𝐧𝐚𝐚 𝐣𝐚𝐚𝐦𝐚𝐜𝐚𝐝𝐝𝐚, 𝐬𝐡𝐚𝐡𝐚𝐚𝐝𝐚𝐝𝐚𝐧𝐚 𝐅𝐫𝐚𝐧𝐭𝐳 𝐅𝐚𝐧𝐨𝐧 𝐔𝐧𝐢𝐯𝐞𝐫𝐬𝐢𝐭𝐲 𝐚𝐲𝐚𝐚 𝐛𝐢𝐱𝐢𝐧𝐚𝐲𝐬𝐚.

𝐂𝐚𝐥𝐥 & 𝐖𝐡𝐚𝐭𝐬𝐀𝐩𝐩:
𝟎𝟔𝟑𝟒𝟔𝟖𝟖𝟏𝟓𝟏
𝟎𝟔𝟑𝟑𝟖𝟗𝟑𝟗𝟎𝟒
𝟎𝟔𝟑𝟑𝟕𝟑𝟔𝟐𝟕𝟐

12/09/2026

Ma rabtaa inaad barato xirfado si weyn looga baahan yahay suuqa shaqada?
Faa’id Development Center waxay kuu diyaarisay 3 xirfadood oo muhiim ah, kuwaas oo kaa caawin kara inaad kordhiso fursadahaaga shaqo:

3-DA XIRFADOOD

Odoo Accounting
Graphic Design with AI
Cashiering

Waxaad xirfad kasta ku baranaysaa qaab gacan ka -qabasho ah (Practical Training),

Ku Biir WhatsApp-kan
https://chat.whatsapp.com/J3k3Qb6Z4LdHFAAjGbjXkK?s=cl&p=a&mlu=4&ilr=4
Markaad doorato HAL koorso oo ka mid ah saddexda koorso, waxaad sidoo kale FREE ku heli doontaa 2 tababar oo dheeraad ah:

✅ Marketing Psychology
✅ Sales Skills

💼 FURSAD INTERNSHIP AH
Ardayda ugu sarreysa ee si wanaagsan uga qaybqaadata tababarka, Xaruntu waxay ka caawin doontaa helitaanka carbis shaqo (Internship), si ay u helaan khibrad shaqo oo dhab ah.

📅 Maalmaha la dhiganaayo: Khamiis & Jimce
👥 Tirada: 25 arday oo keliya course kasta

Buuxi foomka is-diiwaangelinta:
Is-diiwaangeli Hadda: https://forms.gle/Ke6GGQGk5a7CGcGG6

Ma rabtaa inaad barato xirfado si weyn looga baahan yahay suuqa shaqada?  Faa’id Development Center waxay kuu diyaarisay...
05/09/2026

Ma rabtaa inaad barato xirfado si weyn looga baahan yahay suuqa shaqada?
Faa’id Development Center waxay kuu diyaarisay 3 xirfadood oo muhiim ah, kuwaas oo kaa caawin kara inaad kordhiso fursadahaaga shaqo:

3-DA XIRFADOOD

Odoo Accounting
Graphic Design with AI
Cashiering

Waxaad xirfad kasta ku baranaysaa qaab gacan ka -qabasho ah (Practical Training),
Ku Biir WhatsApp-kan
https://chat.whatsapp.com/GlM8QGlrueBCPyAWJ8CZbJ

Markaad doorato HAL koorso oo ka mid ah saddexda koorso, waxaad sidoo kale FREE ku heli doontaa 2 tababar oo dheeraad ah:

✅ Marketing Psychology
✅ Sales Skills

💼 FURSAD INTERNSHIP AH
Ardayda ugu sarreysa ee si wanaagsan uga qaybqaadata tababarka, Xaruntu waxay ka caawin doontaa helitaanka carbis shaqo (Internship), si ay u helaan khibrad shaqo oo dhab ah.

📅 Maalmaha la dhiganaayo: Khamiis & Jimce
👥 Tirada: 25 arday oo keliya course kasta

Buuxi foomka is-diiwaangelinta:
Is-diiwaangeli Hadda: https://forms.gle/Ke6GGQGk5a7CGcGG6

Ogeysiis Muhiim ah oo Ku Saabsan Fursad Deeq Waxbarasho(Full Scholarship Diploma Programs) Xarunta Faa’id Development Ce...
20/08/2026

Ogeysiis Muhiim ah oo Ku Saabsan Fursad Deeq Waxbarasho
(Full Scholarship Diploma Programs)

Xarunta Faa’id Development Center, oo kaashanaysa jaamacadda Frantaz Fanon , waxay si gaar ah ugu bishaareynaysaa dhallinyarada raba in ay dhisaan xirdahooga kor u qaaadan aqoontooda, in ay u diyaarisay fursado deeqo waxbarasho ah oo dhammaystiran (Full Scholarship).
Barnaamijkan waxa xoogga la saarayaa Diploma Programs-ka kala ah:
• Psychology
• Cypersecutiy
• Law
• IT
•Accounting
•Teacher training
Ku soo biir WhatsApp Group-kan sida uga faa’idaysto
https://chat.whatsapp.com/BbPFXuxWFX99MSzpvceF3D

Waxa la dhiganayaa Khamiista iyo Jimcaha, sida oo kale waxaa jirta fursad offline ah, oo ay kaga faa’idaysankaraan dhallinayarada Hargeysa joogtaada.
Waxa kale oo jirta fursad qofku Degree ku heli karo marka uu dhamaysto Diploma-ta uu qaatay.
Fursaddu waa mid xaddidan!
Waxaa Diploma walba la siin doonaa 30 -ka arday ee ugu horreysa ee iska diiwaangelisa xafiiska Faa’id Development Center, waxaad isku diwaangeli kartaa qaab online ah adiga oo nagala soo xidhiidhaya WhatsApp-ka,
Xafiiska Faa’id Development Center wuxuu ku yaala
Fooqa Star Group, dabaqa 3-aad, kasoo horjeedka Kaalinta Xasan, uuna dhaw biriishka weyn ee Hargeysa.
Waxbarashada waxaa lagu dhigna doona jamacada.
Call & WhatsApp:
0634688151,
0633893904,
0643736272
See less

20/08/2026

Ogeysiis Muhiim ah oo Ku Saabsan Fursad Deeq Waxbarasho
(Full Scholarship Diploma Programs)

Xarunta Faa’id Development Center, oo kaashanaysa jaamacadda Frantaz Fanon , waxay si gaar ah ugu bishaareynaysaa dhallinyarada raba in ay dhisaan xirdahooga kor u qaaadan aqoontooda, in ay u diyaarisay fursado deeqo waxbarasho ah oo dhammaystiran (Full Scholarship).
Barnaamijkan waxa xoogga la saarayaa Diploma Programs-ka kala ah:
• Psychology
• Cypersecutiy
• Law
• IT
•Accounting
•Teacher training
Ku soo biir WhatsApp Group-kan sida uga faa’idaystohttps://chat.whatsapp.com/BbPFXuxWFX99MSzpvceF3D


Waxa la dhiganayaa Khamiista iyo Jimcaha, sida oo kale waxaa jirta fursad offline ah, oo ay kaga faa’idaysankaraan dhallinayarada Hargeysa joogtaada.
Waxa kale oo jirta fursad qofku Degree ku heli karo marka uu dhamaysto Diploma-ta uu qaatay.
Fursaddu waa mid xaddidan!
Waxaa Diploma walba la siin doonaa 30 -ka arday ee ugu horreysa ee iska diiwaangelisa xafiiska Faa’id Development Center, waxaad isku diwaangeli kartaa qaab online ah adiga oo nagala soo xidhiidhaya WhatsApp-ka,
Xafiiska Faa’id Development Center wuxuu ku yaala
Fooqa Star Group, dabaqa 3-aad, kasoo horjeedka Kaalinta Xasan, uuna dhaw biriishka weyn ee Hargeysa.
Waxbarashada waxaa lagu dhigna doona jamacada.
Call & WhatsApp:
0634688151,
0633893904,
0643736272
See less

Diploma in AccountingXarunta Faa’id Development Center waxay si rasmi ah u bilowday barnaamijka Diploma in Accounting, k...
14/08/2026

Diploma in Accounting

Xarunta Faa’id Development Center waxay si rasmi ah u bilowday barnaamijka Diploma in Accounting, kaas oo xoogga lagu saarayo xirfadaha Xisaabaadka iyo Maaliyadda,si dhalinyaradu u helaan aqoon iyo xirfad ay ku shaqo tagi karaan.

04/08/2026

DIPLOMA IN ACCOUNTING

📢 Fursad Gaar Ah – 50% SCHOLARSHIP!

Ma doonaysaa inaad barato Accounting iyo Odoo ERP adigoo ka faa'iidaysanaya 50% deeq waxbarasho? Hadda waa waqtigii aad maalgashan lahayd mustaqbalkaaga.

Waxa aad baran doonto:
1: Financial Accounting I
2: Financial Accounting II
3: Odoo ERP

Maxaad ka heli doontaa?
1: 90% Casharro Practical ah.
2: Xirfad si toos ah loogu isticmaalo suuqa shaqada.
3: 3-da arday ee ugu sarreeya waxay heli doonaan fursad Internship.

Faahfaahinta

Bilowga: August 2026
Muddada: 3 Bilood
Casharradu waxay socdaan Khamiista, Jimcaha iyo maalmaha caadiga ah, si ardaydu u helaan waqti waxbarasho oo ku filan.

📍 Goobta:
Fooqa Star Group, Dabaqa 3-aad, kasoo horjeedka Kaalinta Xasan, agagaarka Biriishka Weyn ee Hargeysa.

Ku soo biir WhatsApp Group-ka si aad u hesho xog dheeraad ah.

https://chat.whatsapp.com/HbvI1zyw0INGN3KThvKmkA?s=cl&p=a&ilr=1

📞 La xidhiidh:
📲 WhatsApp: 0634708135, 0633736272,
0634688151

Boosasku waa xaddidan yihiin, 50% Scholarship-kuna ma sii furnaan doono muddo dheer. Isdiiwaangeli maanta!

DIPLOMA IN ACCOUNTING📢 Fursad Gaar Ah – 50% SCHOLARSHIP!Ma doonaysaa inaad barato Accounting iyo Odoo ERP adigoo ka faa'...
04/08/2026

DIPLOMA IN ACCOUNTING

📢 Fursad Gaar Ah – 50% SCHOLARSHIP!

Ma doonaysaa inaad barato Accounting iyo Odoo ERP adigoo ka faa'iidaysanaya 50% deeq waxbarasho? Hadda waa waqtigii aad maalgashan lahayd mustaqbalkaaga.

Waxa aad baran doonto:
1: Financial Accounting I
2: Financial Accounting II
3: Odoo ERP

Maxaad ka heli doontaa?
1: 90% Casharro Practical ah.
2: Xirfad si toos ah loogu isticmaalo suuqa shaqada.
3: 3-da arday ee ugu sarreeya waxay heli doonaan fursad Internship.

Faahfaahinta

Bilowga: August 2026
Muddada: 3 Bilood
Casharradu waxay socdaan Khamiista, Jimcaha iyo maalmaha caadiga ah, si ardaydu u helaan waqti waxbarasho oo ku filan.

📍 Goobta:
Fooqa Star Group, Dabaqa 3-aad, kasoo horjeedka Kaalinta Xasan, agagaarka Biriishka Weyn ee Hargeysa.

Ku soo biir WhatsApp Group-ka si aad u hesho xog dheeraad ah.

https://chat.whatsapp.com/HbvI1zyw0INGN3KThvKmkA?s=cl&p=a&ilr=1

📞 La xidhiidh:
📲 WhatsApp: 0634708135, 0633736272,
0634688151

Boosasku waa xaddidan yihiin, 50% Scholarship-kuna ma sii furnaan doono muddo dheer. Isdiiwaangeli maanta!

Address

Roudno 1
Hargeisa
252

Telephone

+252634688151

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Faa'id Development Center posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Organization

Send a message to Faa'id Development Center:

Shortcuts

Share