Al Huda Org

Al Huda Org Hay'adda Al-Huda waa Hay'ad khayri ah

Xafladda Furitaanka Media  Noura Bint Jaber Al Thani , oo ka kooban 31 Guri , Masaajid, saddex dugsi, Dukaano iyo xarun ...
04/12/2025

Xafladda Furitaanka Media Noura Bint Jaber Al Thani , oo ka kooban 31 Guri , Masaajid, saddex dugsi, Dukaano iyo xarun caafimaad.

Munaasibad ballaadhan oo ay Hayádda Al - Huda u qabatay furitaanka Medina Noura Bint Jaber Al Thani , deeegaanka Qalax ,...
04/12/2025

Munaasibad ballaadhan oo ay Hayádda Al - Huda u qabatay furitaanka Medina Noura Bint Jaber Al Thani , deeegaanka Qalax , Hargeysa.

04/12/2025

حفل افتتاح مدينة سعادة الشيخة/ نوره بنت جبر آل ثاني. منطقة قلب/ مدينة هرجيسا/ إقليم مروان جيح.

04- 12- 2025, Xafladda xadhig ka jarka Medina Noura ( oo ah magaalo loo dhisay agoomaha ) oo ay Hayáddu ka hirgalisay de...
04/12/2025

04- 12- 2025, Xafladda xadhig ka jarka Medina Noura ( oo ah magaalo loo dhisay agoomaha ) oo ay Hayáddu ka hirgalisay deegaanka Qalax ee magaalada Hargeysa.

02/10/2025

Masu'uuliyiinta Xafiiska Imtixaanaadka Qaranka oo uu hogaaminayo Guddoomiyaha Xafiiska Imtixaanaadka Qaranka Daa'uud Axmed Faarax, ayaa booqasho ku tagay Mashaariicda kala duwan ee hay'adda Al-Huda.

Masu'uuliyiinta Xafiiska Imtixaanaadka Qaranka oo uu hogaaminayo Guddoomiyaha Xafiiska imtixaanaadka Qaranka Daa'uud Axm...
02/10/2025

Masu'uuliyiinta Xafiiska Imtixaanaadka Qaranka oo uu hogaaminayo Guddoomiyaha Xafiiska imtixaanaadka Qaranka Daa'uud Axmed Faarax, ayaa booqasho ku tagay Mashaariicda kala duwan ee hay'adda Al-Huda

25/08/2025

Furitaanka Markaska Boodhinka ah ee Magaalada Gumar

Furitaanka Markaska Boodhinka Gumar++++++++++++++++++Hay’adda Al-Huda waxay ka furtay maanta magaalada Gumar ee Gobolka ...
25/08/2025

Furitaanka Markaska Boodhinka Gumar
++++++++++++++++++

Hay’adda Al-Huda waxay ka furtay maanta magaalada Gumar ee Gobolka Hawd Markas boodhin ah oo ka kooban Dugsi waxbarasho, Hooy, Xafiisyo iyo Masjid Jaamac iyo Adeegyo kale oo dhamaantood qalabaysan.

Xaflad loo soo agaasimay si heer sare ah ayaa maanta ka qabsoontay xarunta markaska ee magaalada Gumar waxaana kasoo qayb galay masuuliyiin kala duwan oo ka kala socday Dawlada, xisbiyada mucaaridka, bahda Jaamacadaha, bahda dhaqanka, siyaasiyiiin, xildhibaano, cuqaal, culimo iyo dadwaynaha deegaanka.

Furitaanka Markas-ka Boodhinka Gumar ...
25/08/2025

Furitaanka Markas-ka Boodhinka Gumar ...

Hay'adda Al-Huda waxay kusoo kordhisay dhisme cusub dugsiga sare ee Al-Jamaal ee xaafada Sh. Nuur, magaalada Hargeysa.Dh...
11/08/2025

Hay'adda Al-Huda waxay kusoo kordhisay dhisme cusub dugsiga sare ee Al-Jamaal ee xaafada Sh. Nuur, magaalada Hargeysa.

Dhismahan cusub ayaa khaas u noqon doona habalaha wax ka barta dugsiga. Dhismahan ayaa ka kooban 8 fasal iyo 2 xafiis oo qalabaysan dhamaantood.

Khaalid Daa'uud Maaweel ayaa loo magacaabay Madaxa Xafiiska Shaqadda iyo Shaqaalaha ee Hay'adda Al-Huda.
08/07/2025

Khaalid Daa'uud Maaweel ayaa loo magacaabay Madaxa Xafiiska Shaqadda iyo Shaqaalaha ee Hay'adda Al-Huda.

Address

A/Dhagah Masalla
Hargeisa
2522

Opening Hours

Monday 07:00 - 15:00
Tuesday 07:00 - 15:00
Wednesday 07:00 - 15:00
Thursday 07:00 - 12:00
Saturday 07:00 - 15:00
Sunday 07:00 - 15:00

Telephone

+252634133236

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Al Huda Org posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Organization

Send a message to Al Huda Org:

Share