Akaademiga Nabadda iyo Horumarka - APD

Akaademiga Nabadda iyo Horumarka - APD The Academy is a center for excellence and leadership dedicated to achieve absolute peace! Brutal civil war and famine seized the population.

In 1991, the government of the Somali Democratic Republic fell and the state collapsed. Hundreds of thousands of refugees fled the country. A decade of bloodshed, chaos and suffering ensued, and despite progress towards peace and reconstruction in some of the country, Somalia entered the 21st century as a black hole’ on the global scene. For Somaliland, however, 1991 was a year of rebirth. Governm

ent was restored and statehood reclaimed, ushering in a period of healing, reconciliation, and growth. A decade of blood chaos and suffering came to an end. Hundreds of thousands of refugees returned home. Somaliland entered the 21st century with growing confidence and hope. It is from this background that the Academy for Peace and Development (APD) was established in 1999 as a research institute. Since its inception, APD activities have focused on peace-building using Participatory Action Research (PAR) methodology. The organization has brought together representatives of different sectors of Somaliland society to identify priorities in the process of rebuilding Somaliland. The Academy has been instrumental in facilitating dialogue on issues of human rights, democracy and good governance. APD's participatory methods encourage consensus building among key actors with respect to strategic political, social and economic issues, leading to practical, policy-oriented recommendations and guidelines.

Agaasimaha Fulinta ee Akaademiga Nabadda iyo Horumarka, Cumar Aadan Yuusuf, isaga oo ku hadlaya magaca Akaademiga, waxa ...
25/06/2026

Agaasimaha Fulinta ee Akaademiga Nabadda iyo Horumarka, Cumar Aadan Yuusuf, isaga oo ku hadlaya magaca Akaademiga, waxa uu hambalyo u dirayaa shacabka Jamhuuriyadda Somaliland, munaasabadda 66-guurada ka soo wareegtay maalintii Somaliland madaxbannaanideeda ka qaadatay Ingiriiska ee 26-ka June.

25/06/2026

Dr. Maxamed Xirsi waxa uu ku falanqeynayaa su'aasha la weydiiyay ee ku saabsan, haddii ka hor gumeysiga aysan jirin dowlad ay Soomaalidu wadaagto oo ka talisa dhammaan dhulka Soomaalida, sidee ayay ku dhalatay aragtida Soomaali-weyn, loogana bilaabay Hargeysa iyo Muqdisho!

Barnaamijka oo dhamaystiran link hoose ka daawo
https://youtu.be/n4iAx55l9DI

25/06/2026

mawduuca :
"Somaliland iyo Soomaaliya: Dib-u-eegis Taariikheed oo ku Saabsan Midowgii 1960." Danjire Aadam Muuse Jibriil,

isaga oo dhamaystiran link hoose ka daawo
https://youtu.be/n4iAx55l9DI

25/06/2026

mawduuca :
"Somaliland iyo Soomaaliya: Dib-u-eegis Taariikheed oo ku Saabsan Midowgii 1960."
isaga oo dhamaystiran link hoose ka daawo

https://youtu.be/n4iAx55l9DI

25/06/2026

Hadal-jeedintii Agaasimaha Fulinta ee Akadeemiyada Nabadda iyo Horumarka, Cumar Aadan Yuusuf, ee madashii lagu falanqaynayay..

"Somaliland iyo Soomaaliya: Dib-u-eegis Taariikheed oo ku Saabsan Midowgii 1960."

https://youtu.be/n4iAx55l9DI

Sawirro/ Madashii xalay ee lagu falanqeynayey mawduuca:"Somaliland iyo Soomaaliya: Dib-u-eegis Taariikheed oo ku Saabsan...
23/06/2026

Sawirro/ Madashii xalay ee lagu falanqeynayey mawduuca:

"Somaliland iyo Soomaaliya: Dib-u-eegis Taariikheed oo ku Saabsan Midowgii 1960."

Waxa mawduuca wada falanqeeyey Danjire Aadam Muuse Jibriil, Dr. Maxamed Xirsi iyo Xamda Cigaal.

Caawa!
22/06/2026

Caawa!

Akaademiga Nabadda iyo Horumarka (APD) waxa uu idinku martiqaadayaa inaad kala soo qayb gashaan madal aqooneed lagu falanqaynayo:

"Somaliland iyo Soomaaliya: Dib-u-eegis Taariikheed oo ku Saabsan Midowgii 1960"

πŸ“… 22 June 2026
πŸ•’ 7:30 Fiidnimo
πŸ“ Hotel Assod, Hargeysa

Akaademiga Nabadda iyo Horumarka (APD) waxa uu idinku martiqaadayaa inaad kala  soo qayb gashaan madal aqooneed lagu fal...
21/06/2026

Akaademiga Nabadda iyo Horumarka (APD) waxa uu idinku martiqaadayaa inaad kala soo qayb gashaan madal aqooneed lagu falanqaynayo:

"Somaliland iyo Soomaaliya: Dib-u-eegis Taariikheed oo ku Saabsan Midowgii 1960"

πŸ“… 22 June 2026
πŸ•’ 7:30 Fiidnimo
πŸ“ Hotel Assod, Hargeysa

19/06/2026

Akaademiga Nabadda iyo Horumarka (APD) waxa uu idinku martiqaadayaa inaad kala soo qayb gashaan madal aqooneed lagu falanqaynayo:

"Somaliland iyo Soomaaliya: Dib-u-eegis Taariikheed iyo Sharciyeed oo ku Saabsan Midowgii 1960"

πŸ“… 22 June 2026
πŸ•’ 7:30 Fiidnimo
πŸ“ Hotel Assod, Hargeysa

Akademiga Nabadda iyo Horumarka, iyadoo kaashanaysa shirkadda Meta, ayaa qabtay tababar ku saabsan β€œ Madaxda Dhaqanka iy...
09/06/2026

Akademiga Nabadda iyo Horumarka, iyadoo kaashanaysa shirkadda Meta, ayaa qabtay tababar ku saabsan β€œ Madaxda Dhaqanka iyo Isticmaalka Baraha Bulshada”. Tababarkan waxa bixinayey Khadar Nuux, oo ah khabiir ku takhasusay arrimaha warbaahinta iyo isgaadhsiinta (Media & Communication) ee waxaana ka soo qaybgalay odayaal dhaqameed iyo dhallinyarada isticmaasha baraha bulshada .

Intii uu tababarku socday, waxa diiradda lagu saaray doorka odayaasha ee baraha bulshada, nabadda iyo isku-xidhka bulshada. Waxa si gaar ah loo baray ka soo qaybgalayaasha sida loo kala saaro wararka runta ah iyo kuwa beenta ah, iyo muhiimadda ay leedahay in aan la faafin war aan la hubin.

Sidoo kale, waxa lagu tababaray sida la iskaga hubiyo wararka lagu faafiyo baraha bulshada, iyo khatarta sii kordheysa ee wararka lagu sameeyo garaadka macmalka ah (AI), sida sawirrada, codadka iyo fiidyowyada la been-abuuray, iyo sida la iskaga hubin karo

Tababarku waxa uu xoojinayey doorka odayaasha ee nabad-dhisidda iyo la dagaallanka wararka khaldan, si ay u noqdaan codad lagu kalsoon yahay oo bulshada haga.

Address

H383+83F, Wadada Muj. Adan Cadde, Hargeysa
Hargeisa
0000

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Akaademiga Nabadda iyo Horumarka - APD posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Organization

Send a message to Akaademiga Nabadda iyo Horumarka - APD:

Share