Halkar Academy

Halkar Academy Waxad ka helysa adeegyada; Aroosyada;Xalfadaja;meherda;iyo dhamaan Goobaha barnaamijyada oo dhan.

09/03/2026

Ramadaan Kariim,

28/11/2025
23/11/2025

Halkar Dhaanto

Fecebook
06/10/2025

Fecebook

29/09/2025

Am So Happy

21/12/2024

MUSTAFE DOLLAR | NAF BAAN SIISTAY CALANKEYGA

INNAA LILLAAHI WA INNA ILEYHI RAAJICUUN. Waxa uu Ururka Hiddaha Iyo dhaqanka ee Halkar Academy  tacsi tiiranyo leh u dir...
15/11/2024

INNAA LILLAAHI WA INNA ILEYHI RAAJICUUN.

Waxa uu Ururka Hiddaha Iyo dhaqanka ee Halkar Academy tacsi tiiranyo leh u diryaa qoska qaraabada ,bahda dhaqanka ,waayeelka ,iyo dhamaan shacbiga somaliland ee uu ka baxay madaxweynihiii 4aad ee somaliland Axmed Maxamed maxamuud (siilanyo)

Runtii waa geeri xanuun badan, murugo iyo tiiraanyo leh, waxa aan tacsi u dirayaa dhammaan Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland oo uu caawa ka baxay ALLE ha u naxariistee Madaxweynihii 4aad ee h**e ee Jamhuuriyadda Marxuum Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo oo xaqii ugu yimid caasimadda Jamhuuriyadda Somaliland ee Hargeysa.

Marxuumku waxa uu ahaa Madaxweyne h**e oo lagu xasuusto dawladnimo taabagashay, damalnimo, dulqaad, iyo dad isku wad, Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland u soo shaqeynayey noloshiisa oo idil.

Ilaahay waxa aan uga baryayaa in uu ku abaaliyo Jannatul-firdowsada sare, innaga dhammaanteen innaga wada siiyo samir iyo iimaan saadaq ah. Aamiin.

Ololaha Maalinta Xisbiga Wadani
06/11/2024

Ololaha Maalinta Xisbiga Wadani

02/10/2024

Agaasimaha Xarunta Dhaqank Ee Hargeysa Esse Musse Adam Kalmada Mahadnaqa Ah.

02/10/2024

Muuqaalka Guud Ee Xalfada.

Address

Bada Cas Area
Hargeisa

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Halkar Academy posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Organization

Send a message to Halkar Academy:

Share