Dabiib jacayl

Dabiib jacayl πŸŒΈπ„π«πžπ²π¨ π‰πšπœπšπ²π₯ 🌷 πŸŒΈπ†πžπžπ«πšπ« π‰πšπœπšπ²π₯ πŸŽ™ πŸŒΈπ—π’π€π¦πšππ¨ π‰πšπœπšπ²π₯ πŸ“•
πŸŒΈπ„π«πžπ²π¨ 𝐃𝐑𝐒𝐒𝐫𝐨 𝐠𝐚π₯𝐒𝐧 πŸ—¨οΈ ❣️....π†π’πŸπ­πŸŽ....❣️
πŸ₯€πŸ₯‚

Qalbigaygu adiga ayuu  kugu xidhan yahay, waayo waxaad tahay waxa aan aadka ugu jeclahay.πŸ₯Ίβ™₯️
02/08/2024

Qalbigaygu adiga ayuu kugu xidhan yahay, waayo waxaad tahay waxa aan aadka ugu jeclahay.πŸ₯Ίβ™₯️

Goormee qofku muujiya dabeecadiisa dhabta ah?πŸ€”1:markuu cadhoodo2: marku qalad galo3:marka mudo bdn lala dhaqmo4 markuu d...
02/08/2024

Goormee qofku muujiya dabeecadiisa dhabta ah?πŸ€”

1:markuu cadhoodo
2: marku qalad galo
3:marka mudo bdn lala dhaqmo
4 markuu dantiisa kaa waayo

Ψ§Ω„Ψ§Ψ΄ΩŠΨ§Ψ‘ Ψ§Ω„Ψ¬Ω…ΩŠΩ„Ω‡ ΨΉΩ†ΩˆΨ§Ω†Ω‡Ψ§ Ψ§Ω†Ψͺ.🀍Waxyaalaha qurxoon cinwaan keedu waa adiga 🀍
24/07/2024

Ψ§Ω„Ψ§Ψ΄ΩŠΨ§Ψ‘ Ψ§Ω„Ψ¬Ω…ΩŠΩ„Ω‡ ΨΉΩ†ΩˆΨ§Ω†Ω‡Ψ§ Ψ§Ω†Ψͺ.🀍

Waxyaalaha qurxoon cinwaan keedu waa adiga 🀍

Dadka had iyo jeer uma baahna talo.Mararka qaar waxa kaliya ee ay u baahan yihiin waa gacan ay qabsadaan, Dhago Dhagesyt...
21/07/2024

Dadka had iyo jeer uma baahna talo.
Mararka qaar waxa kaliya ee ay u baahan yihiin waa gacan ay qabsadaan, Dhago Dhagesyto oo u nugul iyo qalbi iyaga fahmaya.πŸ«€πŸ˜˜πŸ’―

Waxaad i bartay macnaha jacaylka,naxariista, ,maxabada iyo wax walba oo wanaagsan inyar kadib waxaad i bartay macnaha na...
21/07/2024

Waxaad i bartay macnaha jacaylka,naxariista, ,maxabada iyo wax walba oo wanaagsan inyar kadib waxaad i bartay macnaha nacaybka,aargudashada iyo wax walba oo aan iinsaan lagula dhaqmin.πŸ™πŸ˜Œ

Address

Hargiesa
Hargeisa

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dabiib jacayl posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share