Codka Dhalinyarada Somaliland

Codka Dhalinyarada Somaliland Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Codka Dhalinyarada Somaliland, Youth Organization, Hargeisa.

This platform is intended to increase the knowledge, skill and experience of the young professional
we will share useful information and links regarding project management, monitoring and evaluation and other humanitarian knowledge

17/03/2025
19/02/2025
19/01/2025

Cirro oo Awood balaadhan xukuumadiisa ka siiyey Dhalinyarada Somaliland.

Madaxweynaha qaranka ayaa Magaacibidii ugu badnayd ee dhalinyarada somaliland hesho Dawladnimada somaliland ku muujiyey Boosaska xukuumadiisa oo ay ka yihiin qayb laxaadleh .

ka Akhriso Masuuliyiintan deegaanadooda iyo Gobolada ay kasoo jeedaan

1: Wasiirka Cadaalada Somaliland
Yoonis Axmed Yoonis
(Maroodi-jeex - Toljeclo)

2: Wasiir ku xigeenka Ciyaaraha
Yuusuf Nuux Tadhase
(Gobolka Hawd-Arab)

3: Agaasimaha wasaarada arrimaha dibeda
Maxamed cabdiraxmaan Xasan rooble(Maroodi jeex-Ciidagale )

Agaasimaha wasaarada Tamarta

4: Shucayb cismaan Maxamuud
(Togdheer ama Sanaag Habarjeclo)

5: Agaasimaha wasaarada warfaafinta

Cabdisalaan Maxamuud Ducaale (Ilkacase)

(Gobolka Hawd-Arab)

6: Agaasimaha wasaarada Duulista iyo Hawada.
(Gobolka Awdal-SaMaroon)

Cabdirashiid cabdi jaamac buux

7: Wasiir ku xigeenka Kalluumeysiga

Sharmaake Cabdi Muuse
(Gobolka saaxil-ciise muuse)

8: Maareeyaha Haamaha kaydka shiidaalka Berbera

Maxamed sidiiq Dhamme.
(Gobolka saaxil-Ciise Muuse)

ka fileysa inta hadhey ee xukuumadiisa in Dhalinyaradu ka hesho ?

28/09/2024

Allow wadanka qabyaalada nooga saar

02/09/2024
11/08/2024

Happy International Youth

Address

Hargeisa

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Codka Dhalinyarada Somaliland posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share