Isvo Organization Real Page

Isvo Organization Real Page ururka isvo wuxuu utaagan yahay horumarinta dhalinyarada somaliland

Cabdixakiim Maxamuud Samatar Ibraahim ( Koronto). Guddoomiyihii 9aad ee Ururka.Mid ka mida Xubnihii ugu magaca dheeraa, ...
26/09/2024

Cabdixakiim Maxamuud Samatar Ibraahim ( Koronto).
Guddoomiyihii 9aad ee Ururka.
Mid ka mida Xubnihii ugu magaca dheeraa, waxa lagu xasuusan doonaa hogaamin furfuran, karti, aqoon, akhlaaq iyo Aftahamo cajiiba. Waa guddoomiyaha keliya ee helay codadkii ugu badnaa ee doorasho 82% ayuu helay codadkii la dhiibtay, wareegii 1aad sidaa ugu guulaystay kursiga.
Waxa uu horseed u ahaa isbedel maamul oo la taaban karo, hanaan dhaqaale oo daah-furan iyo helida kalsoonida dadkii hay"adihii, ururadii iyo hay'idihii ay wada shaqeynta lahaayeen.
In kastoo aan la dafiri karin in aad loogu eedeeyo sameynta xeerar kala duwan oo awooda ku uruuriya maamulka si adag isu qabtaan dadka ka ra'yi duwanaada.

Address

Hargeisa

Telephone

00252-63-3444433

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Isvo Organization Real Page posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Organization

Send a message to Isvo Organization Real Page:

Share