Xaldoon Community Organization XCO

Xaldoon Community Organization  XCO Xaldoon Waa Urur Bulsho Oo Ka Shaqeeya Xal u Helida Dhibaatooyinka Qabyaaladda, Waxbarashada, Dhalinyarada, Dhaqaalaha iyo Deegaanka JSL.

sawirada Barnaamijka naftaada maare (Self Descipline)
24/01/2026

sawirada Barnaamijka naftaada maare (Self Descipline)

23/01/2026

Ururka Xaldoon ayaa shalay qabtay kulan muhiim ah oo ku saabsanaa kor u qaadista wacyiga dhalinta, kaas oo uu hoggaaminayey Guddoomiyaha ururka Eng. Caabi Cabdi.

Kulankaas ayaa diiradda lagu saaray doorka dhalinyarada, wacyigelinta bulshada, iyo dhiirrigelinta ka-qaybgalka horumarinta mustaqbalka.

Highlight program

Kulan muhiima iyo khamiista bacda casar.
21/01/2026

Kulan muhiima iyo khamiista bacda casar.

Erayga maantaXaldoon Community Organization  XCO
18/01/2026

Erayga maanta
Xaldoon Community Organization XCO

08/01/2026

"Dawlanimada waxaan ku qeexaya afkeena hooyo"
Abwaan dhalinayaro ah iyo maanso ku saabsan dawladnimada

07/01/2026

Waa maxay adeegyada dawladuhu u qabtaan dadkooda?
siyaasi Nuuradiin Diini

06/01/2026

Sidee loo heli karaa muwaadin fahamsan nidaamka dawladnimo?
Mustafe Hassan Daahir (Wasiirka)

05/01/2026

Sidee loo dhisi karaa haayado dowladeed oo tayo leh?
Liban ismail Abdilahi

Barnaamijka Fahamka Dowladanimada iyo dadkeena Sawiro/Q2aad
04/01/2026

Barnaamijka Fahamka Dowladanimada iyo dadkeena
Sawiro/Q2aad

04/01/2026

Ururka Xaldoon Community Organization oo ah urur ka shaqeey
wacyi galinta mashaakilaadka kala duwan oo bulshadeena
ayaa kulan wacygalin ah ku saabsan Dadwladnimada Iyo Fahankeeda
ku qabtey magaalada Hargeisa.
Ugu h**ey waxaa ka Hadley gudoomiyaha ururka Eng. Caabi Cabdi
Waxa sidoo kale khudbado cilmiyeysan oo ku saabsan Iyo dawladnimada
ka soo jeediyey aqoonyahano kala duwan oo ka mid yihiin.
Gudoomiyhii h**e ee Komishonka maamul wanaag
->Libaan Abdilaahi Ismail
Gudoomiye Xigeenka Jaamada Adna
->Mustafe Hassan (Wasiirka)
Siyaasi Nouradiin Ibraahim(Diini).

Barnaamijka Fahamka Dowladanimada iyo dadkeena Sawiro/Q1aad
04/01/2026

Barnaamijka Fahamka Dowladanimada iyo dadkeena

Sawiro/Q1aad

02/01/2026

Ururka xaldoon ayaa xalay qabtay barnaamij aqooned la magac baxay Fahamka Dawladnimada Iyo Dadkeenaa

Address

Hargaysa
Hargeisa
252

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Xaldoon Community Organization XCO posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share