Ururka Dhalinyarada Anfac

Ururka Dhalinyarada Anfac Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Ururka Dhalinyarada Anfac, Non-Governmental Organization (NGO), Abaarso, Degmada gacmo dheere, Hargeisa.

URURKA DHALINYARADA ANFAC Gudida ururka anfac iyo Xubno ma mid ah isla Ururka ayaa  maanta  kala qayb galay masuuliyiint...
25/05/2023

URURKA DHALINYARADA ANFAC

Gudida ururka anfac iyo Xubno ma mid ah isla
Ururka ayaa maanta kala qayb galay masuuliyiinta
Degmada Gacmo dheere iyo Maamulka Abaarso
Maalinta Nadaafada Ee Khamiis Bil u danbaysa

Dhamaan waxaanu u mahadnaqayna cid kasto
Ka qayb qaadatay Nadaafada Iyo Qurxinta Deeganka Abaarso .

Gudoomoyaha Ururka Dhalinyarada Anfac iyo Xubno kaloo ka tirsan UrurkaAyaa galabta daahfuray koobkii Ramadaan oo ka so s...
31/03/2023

Gudoomoyaha Ururka Dhalinyarada Anfac iyo Xubno kaloo ka tirsan Ururka
Ayaa galabta daahfuray koobkii Ramadaan oo ka so socda deganka Abaarso

Ururku wuxuu kooxo halkaa ka dhisan Gudoonsiiyay Agabkii ciyaaraha

Waxaan aad igu mahadnaqayna Astaan Cable Sports oo qayb weyn ku lahayd howshaa

Madaxda Dawlada Hoose Caasimada Hargeiysa  oo uu Hogaaminya Mayar caasimada mudane  Abdikarim axmed mooge iyo Xoghaya Da...
31/03/2023

Madaxda Dawlada Hoose Caasimada Hargeiysa oo uu Hogaaminya Mayar caasimada mudane Abdikarim axmed mooge iyo Xoghaya Dawlada Hoose mudane Siciid Nuur jaamac
Ayaa maanta Ururka dhalinyarada Anfac kala qayb galay dhir beeris ka qabsoontay deegan Abaarso

Waxaanu aad ugu mahadnayqayna madaxda
Waxaanu ka dhabaynayna Hal ku dhagii ahaa
Caasimada Oo Cagaaran Nidaamsan Habaysayn

Ka urur ahaan waxaanu bulshada ku dhaqan
Caasimada iyo nawaaxigeeda ku wacyigalinay
In qof walba gurigiisa ku hor beero geed .

Ururka Horumarinta Anfac Oo uu Hogaaminayo Gudoomiyaha Ururkaasi Mustafe maxamuud iyo Xubno kaloo ka tirsan ururkaasi ay...
30/03/2023

Ururka Horumarinta Anfac Oo uu Hogaaminayo
Gudoomiyaha Ururkaasi Mustafe maxamuud iyo
Xubno kaloo ka tirsan ururkaasi ayaa Maanta
Gudoonsiiyaya dirayskii kubada cagta
Kooxo ka tirsan deegaanka Abaarso

Koobka Ramadaanka oo ka bilaabmay abaarso
Ayay kooxahani ka mid yihiin

Waxaanu aad ugu mahadnaqayna Astaan Cable Sports oo qayb ahayd banaamijka ciyaaraha deegaanka Abaarso.

Ururka Horumarimta Dhalinyarada Anfac  Bilashada bishan barakaysan ee Ramadaan awgeed, waxaan hambalyo qiimo badan u dir...
22/03/2023

Ururka Horumarimta Dhalinyarada Anfac Bilashada bishan barakaysan ee Ramadaan awgeed, waxaan hambalyo qiimo badan u dirayaa shacabka Soomaaliland meel kasta oo ay joogaan iyo dhammaan muslimiinta adduunka oo idil.

Ramadaan Mubaarak.

Ururka Horumarinta Anfac ayaa Maantaa Booqday Schoolka Dawlada ee Abaarso Ururku wuxuu u kuurgalay Xaala Guud ee Schoolk...
20/03/2023

Ururka Horumarinta Anfac ayaa Maantaa Booqday Schoolka Dawlada ee Abaarso
Ururku wuxuu u kuurgalay Xaala Guud ee Schoolka .
Ugu dambay wuxuu ururka 4 Tii arday ee ugu Akhlaada wanaagsanaa Gaadhsiiyay Hadiyado uu ku dhiiri galinayo ardayda akhlaaqda wanaagsan, Sidoo kale Ururku wuxuu Gudoonsiiyay Qalimaanta Sabuurada Maamulaha Guud Ee Schoolka Abaarso Xasan Maxamed Jaaamac oo ka mahad celiyay Agabkaas.

Address

Abaarso, Degmada Gacmo Dheere
Hargeisa
252

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Ururka Dhalinyarada Anfac posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Organization

Send a message to Ururka Dhalinyarada Anfac:

Share