Yool-Beeg organization

Yool-Beeg  organization Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Yool-Beeg organization, Nonprofit Organization, Hargeisa.

27/11/2025

Yool-Beeg organization

Manta oo ay taariikhdu tahay
(27/11/2025)Degmada Ahmed Dhagah waxaa si guul leh uga qabsoomay Ololaha Nadaafadda Khamiis Bil U Damabaysa – 53-aad, oo ay hormuud u ahaayeen Dawladda Hoose ee Hargeysa iyo Guddoomiyaha Degmada Ahmed Dhagah, Mudane Abdirisaaq Ahmed Haybe (Abdirisak Ilka-Case).

Nadaafadda iyo bilicda deegaanku waa masuuliyad bulsho oo u baahan iskaashi iyo ka qaybgal firfircoon manta ururka yool - Beeg ayaa door muhiim ah ka qaatay Ololaha Nadaafadda Khamiis Bil U Damabaysa – 53-aad, oo ka dhacay Degmada Ahmed Dhagah, Hargeysa, taasoo muujisay siday nago go’an tahay ilaalinta bilicda deegaanka

Bulsho caafimaad qabta iyo deegaan nadiif ah waxay u baahan yihiin iskaashi iyo ka qaybgal firfircoon oo qof walba ka qayb qaato. Waxa aan ka fogaan karnaa wasakhda, qashinka, iyo wax kasta oo dhaawici kara deegaanka, si aan u dhisno deegaan qurxoon oo caafimaad qaba

Hal-ku Dhigaa ururka yool- Beeg

Nadaafadda iyo bilicda deegaanku waa masuuliyad bulsho✍️

Dawladda Hoose ee Caasimadda Hargeisa

Yool-Beeg  organizationManta  oo ay taariikhdu tahay (27/11/2025)Degmada Ahmed Dhagah waxaa si guul leh uga qabsoomay Ol...
27/11/2025

Yool-Beeg organization

Manta oo ay taariikhdu tahay
(27/11/2025)Degmada Ahmed Dhagah waxaa si guul leh uga qabsoomay Ololaha Nadaafadda Khamiis Bil U Damabaysa – 53-aad, oo ay hormuud u ahaayeen Dawladda Hoose ee Hargeysa iyo Guddoomiyaha Degmada Ahmed Dhagah, Mudane Abdirisaaq Ahmed Haybe (Abdirisak Ilka-Case).

Nadaafadda iyo bilicda deegaanku waa masuuliyad bulsho oo u baahan iskaashi iyo ka qaybgal firfircoon manta ururka yool - Beeg ayaa door muhiim ah ka qaatay Ololaha Nadaafadda Khamiis Bil U Damabaysa – 53-aad, oo ka dhacay Degmada Ahmed Dhagah, Hargeysa, taasoo muujisay siday nago go’an tahay ilaalinta bilicda deegaanka

Bulsho caafimaad qabta iyo deegaan nadiif ah waxay u baahan yihiin iskaashi iyo ka qaybgal firfircoon oo qof walba ka qayb qaato. Waxa aan ka fogaan karnaa wasakhda, qashinka, iyo wax kasta oo dhaawici kara deegaanka, si aan u dhisno deegaan qurxoon oo caafimaad qaba

Hal-ku Dhigaa ururka yool- Beeg

Nadaafadda iyo bilicda deegaanku waa masuuliyad bulsho✍️

Dawladda Hoose ee Caasimadda Hargeisa

SONYO Umbrella

Youth Model Africa UnionAU – African UnionYool-Beeg  organizationUrurka Yool-beeg wuxuu door muuqda iyo kaalin firfircoo...
19/11/2025

Youth Model Africa Union

AU – African Union

Yool-Beeg organization

Ururka Yool-beeg wuxuu door muuqda iyo kaalin firfircoon ka qaatay shirweynaha “Youth Model Africa Union”, oo ahaa madal heer qaaradeed oo loogu talagalay in lagu mideeyo dhallinyarada Afrika laguna kobciyo hoggaamintooda, aragtidooda, iyo kaalintooda horumarineed

Ka-qaybgal rasmi ah oo matalaya dhalinyarada Somaliland
Uruurka Yool- Beeg wuxuu shirka uga qeybgalay isagoo matalaya dhallinyarada Somaliland , gaar ahaan kuwa ku hawlan arrimaha Bulshada iyo hoggaaminta, wacyigelinta bulshada. Ka-qaybgalkaasi wuxuu sare u qaaday muuqaalka iyo codka dhallinyarada Somaliland

Ururka Yool-beeg wuxuu sameeyey iskaashi iyo xidhiidho cusub oo uu la yeeshay ururro dhallinyaro oo ka kala yimid dalal badan oo Afrika ah, si loo abuuro wada-shaqayn ku salaysan horumar, iskaashi iyo hal-abuur mustaqbal leh.



The Chairman of Yool-beeg Organization, Ambassador Khadar Saleban Hirsi, proudly participated in the “Youth Model Africa...
13/11/2025

The Chairman of Yool-beeg Organization, Ambassador Khadar Saleban Hirsi, proudly participated in the “Youth Model Africa Union” conference — a continental event aimed at strengthening youth leadership and unity across Africa.

The conference brought together young leaders and changemakers from various African nations to discuss youth empowerment, innovation, and the role of young people in shaping Africa’s future.

In his inspiring speech, Ambassador Khadar Saleban Hirsi emphasized the importance of youth being the driving force of change and innovation in their communities and across the continent.

“The youth are the power of today and the light of tomorrow.”



DiplomacyBeyondBorders

09/10/2025

Xuska Maalinta Caalamiga ah ee Caafimaadka Maanka

Wasaaradda Horumarinta Caafimaadka JSL

Yool-Beeg organization

09/10/2025
Ururka Yool-Beeg wuxuu ka qayb qaadanayaa Xuska Maalinta Caalamiga ah ee Caafimaadka Maanka (World Mental Health Day)iya...
09/10/2025

Ururka Yool-Beeg wuxuu ka qayb qaadanayaa Xuska Maalinta Caalamiga ah ee Caafimaadka Maanka (World Mental Health Day)
iyadoo loo marayo wacyigelin bulshada lagu barayo muhiimadda ay leedahay daryeelka iyo ilaalinta caafimaadka maanka.

Ujeeddadu waa in la xoojiyo fahamka iyo doorka bulshada ee ku aaddan kor u qaadista caafimaadka maskaxda iyo nafsadda.

wacyigelin

1: In bulshada lagu dhiirrigeliyo inay daryeelka caafimaadka maanka u arkaan arrin muhiim ah oo mudan mudnaan iyo fiiro gaar ah.
2: In la abuuro faham bulsho oo muujinaya in caafimaadka maanku yahay qayb muhiim ah oo u baahan daryeel iyo mudnaan joogto ah.
3: In bulshada lagu baraarujiyo muhiimadda caafimaadka maanka si ay u tixgeliyaan daryeelka Caafimaadka maanka sida qayb lama huraan u ah nolosha caafimaadka
4: In la xoojiyo fahamka bulshada ee ku saabsan in caafimaadka maanku u baahan yahay daryeel, taageero, iyo mudnaan la mid ah caafimaadka jirka.

Hal-ku-dhigga Ururka Yool-Beeg:

“Daryeelka maanku waa masuuliyad bulsho.”

Yool-Beeg Organization is participating in the World Mental Health Day through community awareness initiatives aimed at highlighting the importance of mental health care and protection.

The goal is to strengthen the community’s understanding and role in promoting mental and psychological well-being.

Awareness

1: To encourage the community to view mental health care as an important matter deserving priority and attention.
2:To create a societal understanding that mental health is a vital part of life that requires continuous care and attention.
3:To raise awareness of the importance of mental health so that the community considers mental health care as an essential part of overall well-being.
4: To strengthen public understanding that mental health requires care, support, and attention similar to physical health.



“Caring for mental health is a social responsibility.”


Wasaaradda Horumarinta Caafimaadka JSL
Yool-Beeg organization

Today marked the official closing of the Africa Climate Summit 2 (ACS2) This was the largest summit dedicated to discuss...
11/09/2025

Today marked the official closing of the Africa Climate Summit 2 (ACS2)

This was the largest summit dedicated to discussing climate change, bringing together more than 25,000 participants from across the globe.

Presidents, leaders, and distinguished international guests were also in attendance, and it was truly an honor and privilege for me to be among those who participated in this remarkable platform.

ACS2 served as a crucial space for sharing sustainable solutions and strengthening Africa’s role in addressing the challenges of climate change



Yool-Beeg organization

I participated in the Africa Climate Summit 2 (ACS2), an international summit held in Addis Ababa, Ethiopia. This was th...
08/09/2025

I participated in the Africa Climate Summit 2 (ACS2), an international summit held in Addis Ababa, Ethiopia. This was the second summit of its kind to be hosted in Africa, specifically dedicated to discussing climate change and its impact on the continent.

The main objectives of the summit included:
:Ensuring that African countries have a unified voice to defend the continent’s interests in global climate policies.
:Examining the opportunities and challenges that climate change poses to Africa’s economic development and the livelihoods of its people.
:Promoting green financing, climate-smart agriculture, and reforestation.
:Creating a platform for youth and civil society to actively participate and make their voices heard.

My participation in ACS2 was a valuable opportunity to contribute to international discussions, while also learning key strategies and insights on how Africa can respond to climate challenges and achieve sustainable development.

Yool-Beeg  organizationAFRICA YOUTH CLIMATE ASSEMBLY
08/09/2025

Yool-Beeg organization

AFRICA YOUTH CLIMATE ASSEMBLY

Yool Beeg Organization Participates in the Africa Climate Summit in Addis AbabaYool Beeg Organization had the opportunit...
05/09/2025

Yool Beeg Organization Participates in the Africa Climate Summit in Addis Ababa

Yool Beeg Organization had the opportunity to participate in the Africa Climate Summit, held in Addis Ababa. The summit served as an important platform bringing together delegations from many African countries, focusing on addressing the challenges of climate change and promoting a sustainable future.

During the summit, Yool Beeg actively engaged in discussions and international meetings, interacting with experts, leaders, and civil society organizations from across the continent. We also had the opportunity to present the organization’s perspective on Africa’s climate, focusing on:
:Raising public awareness about the impacts of climate change.
: Encouraging youth participation to become leaders in environmental solutions.
:Strengthening African cooperation to collectively address environmental and climate challenges.

Participation in the Addis Ababa summit was a valuable opportunity for Yool Beeg Organization to gain new experiences while strengthening connections and collaboration with other organizations and countries across Africa.

ACS2

Yool-Beeg organization

Address

Hargeisa
+252

Telephone

+252634853509

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Yool-Beeg organization posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share