Khadija Foundation

Khadija Foundation مؤسسة دار السيدة خديجة اللأيتام

12/03/2026

゚viralシfypシ゚viralシalシ

12/03/2026

# ゚viralシfypシ゚viralシalシ

12/03/2026

゚viralシfypシ゚viralシalシ

12/03/2026

゚viralシfypシ゚viralシalシ #

12/03/2026

゚viralシfypシ゚viralシalシ

12/03/2026

゚viralシfypシ゚

Khadiiia Foundation iyo Wasaaradda dib-u-dejinta iyo arrimaha bani'aadanimada ayaa maanta si wadajir ah gurmad bani'aada...
11/03/2026

Khadiiia Foundation iyo Wasaaradda dib-u-dejinta iyo arrimaha bani'aadanimada ayaa maanta si wadajir ah gurmad bani'aadannimo u gaadhsiisay laba ka mid ah kaamamką barakacayaasha ee degmada Mandheera halkaas oo lacago caddaan ah (Cash on hand lagu gudoonsiiyey 100 qoys oo danyar ah.

11/03/2026
During Ramadan, our team successfully delivered food assistance to 6,400 families and installed 8 community water tanks ...
05/03/2026

During Ramadan, our team successfully delivered food assistance to 6,400 families and installed 8 community water tanks to improve sustainable access to clean water.
Our approach combines operational discipline, transparent distribution systems, and long-term community infrastructure development. We prioritize measurable impact, strategic partnerships, and scalable humanitarian models designed for lasting change.

Hay’adda Khafiija Foundation waxay hormood ka noqotay baaqii ka soo yeedhay Madaxweynaha Jamhuuriyada Mudane Candiraxmaan Maxamed Cabdilahi,baaqaas oo ahaa in gargaar degdeg ah la gaadhsiiyo bulshooyinka ay abaarahu ku dhaceen’
Hadaba hay’addu waxay qabatey gargaar biyo dhaamis iyo raashi qaybisa ah kaas oo ay ka fulisay13 degmo iyo toolo oo ka tirsa Gobolka Togdheer oo ay ku nool yihiin tiro dhan 6400 qoys.
Hawshaas oo aan qabanay mudadii u dhaxaysay 17.Feb.2026 ilaa 1.Mar.2026.

Address

Masalaha , Ahmed Dhagah
Hargeisa
252

Opening Hours

Monday 08:00 - 15:00
Tuesday 08:00 - 15:00
Wednesday 08:00 - 15:00
Thursday 08:00 - 15:00
Saturday 08:00 - 15:00
Sunday 08:00 - 15:00

Telephone

+252634783176

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Khadija Foundation posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Organization

Send a message to Khadija Foundation:

Share

مؤسسة دار السيدة الخديجة الآيتام

Khadija Orphan Center is the Largest Orphan Center in East Africa