منظمة " صــناع الحياة "
هي أول منظمة شبابية صوماليلاندية تقوم بالمساهمة في تطوير و عمار الوطن .
من نــحن ؟
هي منظمة شبابية لا تـنتمي إلى أي مؤسسة سياسية - دينية - حزبية , تـسعى لعمل نهضـة شاملة في كافة مجالات الحــياة ( التعليمية - الاجتماعية - الاقتصادية و غيرها ) و مناحي الحياة من خلال غرس قيم النجاح في نفوس الشباب و تحريك الطاقات الكامنة داخلهم و توجيهها نحو تنمية المجتمع بدلا من أن تتجه هذه ال
طاقات الثمينة نحو الجريمة أو الإرهاب أو الإدمــان . Ururka "Nolol Daryelayasha"
Waa ururkii ugy horeeyaa ee Dhalinyarada Somaliland ee ka qayb qaata horumarinta & Dib u Dhisida Dalka. Yaanu nahay? Waxa weyaan Urur Dhalinyaro oon xidhiidh la lahayn ama hoos iman Urur Siyaasadeed ama Diineed ama Xisbiyeed, oo ujeedooyinkeedu yahay Horomarinta dhan walba ooy tahay haday noqoto mid waxbarasho , Bulshonimo & Dhaqaaleedba iwm. & Dhinacyada badan e nolosha taayo lagu Beerayo Tubabka Guusha Dhalinyaradena & Dhaqaajinta Awoodaha u qarsoon taayo lagu Jeedinayo sidii wax logu tari laha Bulshadeena halkey awoodahasi ugu lumi lahayen waxyabo kale oon micno ugu fadhiyin & faa'ido sida Argogixisada & ka daba dhicista Balwadaha kala duwan
الرســالة :-
إعداد و تأهيــل شباب و قائدين للنهضة ليكونو صنــاعا للحياة . Fariin :-
Diyaarinta & ku Toosinta Dhalinyarada & Masuuliyinta wax u tarista dalka sidey u ahaadan qaar wax Abuuri kara.