hal-hays youth development organisation

hal-hays youth development organisation Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from hal-hays youth development organisation, Nonprofit Organization, Hargeisa.

  Habeen dambe iyo buuga shaqo beel .Goobta: hoolka haayada shaqaalaha Wakhtiga: 7:00pm
14/10/2025



Habeen dambe iyo buuga shaqo beel .

Goobta: hoolka haayada shaqaalaha
Wakhtiga: 7:00pm

Bandhiga Buuga Shaqo BeelBuuggaan wuxuu si qoto dheer u falanqeynayaa caqabadaha shaqo la’aanta dhalinyarada, isagoo ift...
14/10/2025

Bandhiga Buuga Shaqo Beel

Buuggaan wuxuu si qoto dheer u falanqeynayaa caqabadaha shaqo la’aanta dhalinyarada, isagoo iftiiminaya sababaha ugu waaweyn ee ay dhalinyaradu shaqo la’aan ugu dhacaan, sida xirfad la’aan, fursad yarida, iyo isku xirnaan la’aanta suuqa shaqada.

Waxa uu buuggu bixiyaa talooyin wax ku ool ah, tusaalooyin nolosha dhabta ah ah, iyo xeelado la isku hirgelin karo si dhalinyaradu u dhistaan xirfado suuqyada shaqada looga baahanyahay. Waxa uu dhiirrigelinayaa hal-abuur, isku-filnaansho, iyo xirfad-barasho si ay dhalinyaradu ugu diyaar garoobaan mustaqbal shaqo oo ifaya.

Buuggan wuxuu noqonayaa hagaha muhiimka ah ee dhalinyarada rajo-doonka ah ,mid kor u qaadaya wacyiga, kuna qalabeeya qalabkii ay kaga bixi lahaayeen shaqo la’aanta.

Goobta: hoolka haayada shaqaalaha.
Wakhtiga: 7:00pm
Qoraa :samiira cabdikariin maxamed

Hambalyo & Bogaadinhal-hays youth development organisation  Wuxuu u hambalyeynaya Ururka Dhallinyarada ee UHDAS munaasib...
03/09/2025

Hambalyo & Bogaadin

hal-hays youth development organisation Wuxuu u hambalyeynaya Ururka Dhallinyarada ee UHDAS munaasibada sanad guuradii 5-aad ee aasaaska ururka, sido kale waxaan aad u hambalyeynayna gudoomiyaha cusub ee hada xilka loo dhiibey.

Waan idinku bogaadineyna dadaalka, adkaysiga iyo midnimada aad ku gaadheen heerkan. Guushiinu waa dhiirrigelin iyo tusaale wanaagsan oo ku dayasho mudan.

Waxaan u rajaynaynaa hogaanka cusub in uu noqdo mid hufan, caddaalad iyo horumar ku hoggaamiya ururka. Waxaan kaloo mahadnaq u diraynaa hoggaankii h**e ee kaalinta muuqata ka qaatay dhismaha iyo koboca ururka.

Alxamdulillaah Barnaamijka Badqabka Maanka Gabadha ayaa si qurux badan inoogu soo dhammaaday malinkii shalay, waxaan All...
29/08/2025

Alxamdulillaah
Barnaamijka Badqabka Maanka Gabadha ayaa si qurux badan inoogu soo dhammaaday malinkii shalay, waxaan Alle ugu mahadineyna inuu nagu galaday in barnaamijku noogu qabsoomo si aad u qurux badan.

Mahad gaar ah waxa uu u diraya ururka horumarinta dhalinyarada ee Hal-hays Dhawrsan Nasir Abdirahman, oo ahaa hadal-jeediyihii barnaamijka, wacyigelinta iyo aqoonta qiimaha badan ee ay nala wadaagtay Iyo wakhtiga quruxda badan ee ay noso hurtey.

Sidoo kale, ururka HAL-HAYS dhammaan qaybihiisa kala duwan ayaa kaalintooda iyo dadaalkooda ku xaqiijiyey guusha barnaamijkan,
Mahadcelin ayaanu u diraynaa cid kasta oo naga caawisay, garab iyo taageero na siiyey, si uu barnaamijku u hirgalo.

Ugu dambayn, ka qaybgalayaasha sharafta leh ee gabdhaha ahaa, mahadsanidiin. Imaatinkiina iyo ka qaybqaadashadiina waxay ahayd qaybta ugu qiimaha badan ee barnaamijka.

Ururka Horumarinta Dhalinyarada ee HAL-HAYS waxa uu qabanayaa Barnaamij lagu magacaabo: Badqabka Maanka Gabadha 📅 Taarii...
25/08/2025

Ururka Horumarinta Dhalinyarada ee HAL-HAYS waxa uu qabanayaa Barnaamij lagu magacaabo: Badqabka Maanka Gabadha

📅 Taariikhda: Khamiis, August 28, 2025
⏰ Waqtiga: 4:00 galabnimo
Goobta: Hiilpress
Ka Qaybgalka: Dumarka kaliya
Speaker: Dhawrsan Nasir Abdirahman

Barnaamijkani wuxuu xooga saarayaa ilaalinta iyo daryeelka caafimaadka maskaxda gabdhaha, isagoo siinaya wacyigelin iyo taageero ku aaddan badbaadada maanka .

https://chat.whatsapp.com/FihcbkoRVvOC7YlyW4aPqL?mode=ac_t

ururka horumarinta dhalinyarada ee hal-hays dhammaan bulshada Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogto, wuxuu ugu hambayeyne...
06/06/2025

ururka horumarinta dhalinyarada ee hal-hays dhammaan bulshada Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogto, wuxuu ugu hambayeyneyaa munaasibada Ciidul-Adxaa.

Ururka Hal-Hays Youth Development Organisation wuxuu idiin rajaynayaa ciid farxad leh oo ay la socdaan:
☑ Caafimaad waara
☑ Barwaaqo iyo degenaansho
☑ midnimo
☑ Cibaado suuban

Waxaanu si gaar ah u hambalyeynaynaa dhammaan xubnaha ururka, hawl-wadeennada, is-xilqaamayaasha, iyo bulshada nagu garab istaagtay dadaalka horumarineed.

HAMBALYO HAMBALYO 18 MAY.Ururka  hal-hays youth development  organisation  hambalyo iyo bogaadin u dirayaa dhammaan shac...
18/05/2025

HAMBALYO HAMBALYO 18 MAY.

Ururka hal-hays youth development organisation hambalyo iyo bogaadin u dirayaa dhammaan shacabka Somaliland, gudaha iyo dibadda, munaasibadda qiimaha leh ee 18ka May .
Oo ay Somaliland dib ula soo noqotay madaxbannaanideedii luntay 1991.
Waa maalin ku qaaliya dhamman shacbiga Somaliland, ilahay caafimaad haynagu gaadhsiiyo sanadkan sanadkiisa .

24/04/2025

❤️🤍🙌

    waxa aanu soo gabagabaynay barnaamijkiiEntrepreneurship and small business. Dhamaan cidii kaqayb qaadatay aad  bay u...
24/04/2025

waxa aanu soo gabagabaynay barnaamijkii
Entrepreneurship and small business.
Dhamaan cidii kaqayb qaadatay aad bay u mahadsaniyiin❤️ .

hal-hays youth development organisation  waxa uu dhamaan bulshada reer   ,somaliland  ugu bushaaraynayaa inay kasoo qayb...
21/04/2025

hal-hays youth development organisation waxa uu dhamaan bulshada reer ,somaliland ugu bushaaraynayaa inay kasoo qayb galaan barnaamij kan waxa ka faideysan kara cid kasta oo daneyneysa ganacsi inay bilowdo, ENTERPRENUERSHIP AND SMALLBUSINESS.
Hadaba waxa uu inoo qabsoomi doona barnaamijkani ( 23/04/2025 , Wednesday, 4:00pm ).
Dhamaan teen aynu kafaa'idaysano ,si'aynu u horumarino fikirada ganacsi iyo ganacsi inynu abuurno .
Waxana inoso jeedin doona : MUBAARIK AADAN CALI.

Ururka horumarinta dhalinyarada ee hal-hays ayaa malinimadii shalay wuxuu ka qayb galay kulan ay iskugu yimaaden bahda  ...
22/03/2025

Ururka horumarinta dhalinyarada ee hal-hays ayaa malinimadii shalay wuxuu ka qayb galay kulan ay iskugu yimaaden bahda ururada arimaha bulshada ee dhalinyarada somaliland,kaas oo ka qabsoomey magaalada hargeisa .

Shirkaas oo daarna qodobada hoos ku xusan:
1. U diyaar garawga kulanka weyn ee *Somaliland Social Activist Summit* oo qabsoomidoona bilaha inagu soo foodleh.
2. Xoojinta xidhiidhka iskaashi ee ka dhexeeya bahda ururada arimaha bulshada somaliland.
3. Sido kale madashu waxay ahayd madal is barasho,xog isweydaarsi,aqoon korodhsi ku dhex marey ururadii ka kala socdey Gobolada Somaliland .
4. Ugu dambeyn waxa la abaal mariyey loona mahad celiyey gudidii shirka soo abaabuley oo iskood isku xilqaamey.

Ururka horumarinta dhalinyarada ee hal-hays markasta wuxuu u taagan yahay isku xidhka dhalinyarada, waaxanu dhiirigalinayna kulanada ay iskugu imanayaan adeegayaasha bulshada oo ah kulamo aad muhiim u ah, markastana dardar galin u baahan .
Waxa kale oo aanu u mahad celineynaa gudidii iskood isku xilqaamey ee kulankan ka quruxda badan soo abaabuley.



Taariikhda 20.march.2025 (khamiis).

Address

Hargeisa

Telephone

+252636313154

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when hal-hays youth development organisation posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Organization

Send a message to hal-hays youth development organisation:

Share