Somaliland Engineering Association

Somaliland Engineering Association The Somalilandf Engineering Association (SEA) is a multidisciplinary organization of engineering societies dedicated to advancing the knowledge.

18/08/2026

Join us somaliland engineering association. Register online

Advancing professional engineering excellence, ethics, and national development through unity, structured consultation, and professional leadership.

18/08/2026

Register online

Advancing professional engineering excellence, ethics, and national development through unity, structured consultation, and professional leadership.

Xubinnimadaada Ururka Injineerada Somaliland waxay faaido u leedahay  koritaanka shakhsiyadeed ee mihnadaada, xoojinta u...
28/07/2026

Xubinnimadaada Ururka Injineerada Somaliland waxay faaido u leedahay koritaanka shakhsiyadeed ee mihnadaada, xoojinta ururkaaga, iyo dhismaha qaranka.

๐—๐—ผ๐—ถ๐—ป ๐˜‚๐˜€ ๐˜๐—ผ๐—ฑ๐—ฎ๐˜†
26/07/2026

๐—๐—ผ๐—ถ๐—ป ๐˜‚๐˜€ ๐˜๐—ผ๐—ฑ๐—ฎ๐˜†

Happy 18 may 2026.
17/05/2026

Happy 18 may 2026.

Ururka injineerada somaliland waxa hanbalyo u dirayaa Eng Abdulrasaq M. Farah Wiiwaa iyo Eng mideeye oo maanta golaha de...
12/05/2026

Ururka injineerada somaliland waxa hanbalyo u dirayaa Eng Abdulrasaq M. Farah Wiiwaa iyo Eng mideeye oo maanta golaha deegaan Dawladda Hoose ee Caasimadda Hargeisa u doorteen inay noqdaan maayirka iyo maayir ku xigeen magaalada hargaysa.

Ururka injineerada somaliland waxay si wayn u soo dhawaynayaa in magaalada caasimada ee hargaysa ay maayir iyo ku xigeen ka noqdaan laba injineer oo xubno ka ah ururka injineerada somaliland.

01/05/2026

Ururka injineerada somaliland ee (Sea) waxaa uu hanbalyo u dirayaa dhamaan shaqaale waynaha somaliland si gaar ah waxa uu ugu hanbalyaynayaa dhamaan injineerada somaliland ee dedaalka balaadhan ugu jira sidii ay uga qayb qaadan lahaayeen horumarka balaadhan ee ka socda dalka.

Ururka injineerada somaliland waxaa u taagan yahay mar walba inuu ilaaliyo xaquuqada shaqo ee injineerada somaliland.

๐€๐๐Ž๐Ž๐๐’๐ˆ ๐ˆ๐˜๐Ž ๐€๐ƒ๐Š๐„๐˜๐’๐ˆDhamaan shacabka reer somaliland waxa aan ku diiri galinaynaa inay si balaadhan ugu diyaar garoobaan ...
30/04/2026

๐€๐๐Ž๐Ž๐๐’๐ˆ ๐ˆ๐˜๐Ž ๐€๐ƒ๐Š๐„๐˜๐’๐ˆ
Dhamaan shacabka reer somaliland waxa aan ku diiri galinaynaa inay si balaadhan ugu diyaar garoobaan maalinta qaran ee 18.may 2026.

30/04/2026

Address

Road No 1 Omar Hashi Building Floor 4
Hargeisa
252

Opening Hours

Monday 08:00 - 13:00
Tuesday 08:00 - 13:00
Wednesday 08:00 - 13:00
Thursday 08:00 - 13:00
Saturday 08:00 - 13:00
Sunday 08:00 - 13:00

Telephone

+252634269586

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Somaliland Engineering Association posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share