14/06/2026
Hay’adda khayriga ah ee Al-rahma Charity ayaa ka hirgalisay ceel biyood Deegaanka Isku-darka, Degmada Darasalaam, Gobolka M/jeex Ujeedada ceel biyoodkan ayaa ah horumarinta helitaanka biyo nadiif ah si kor loogu qaado hab-nololeedka bulshada xoolo-dhaqato beeralayda ah.
Al-rahma Charity has implemented shallow well in Isku-dar, Daarasalaam District, M/jeex Region which aims improvement of the water availability and livelihood enhancement for agro-pastoral communities