Somaliland Y-PEER

Somaliland Y-PEER Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Somaliland Y-PEER, Nonprofit Organization, Somaliland Y-PEER, Hargeisa.

Somaliland Y-PEER is a youth development initiative that promotes reproductive health rights and prevention of HIV, fights all forms of GBVs and builds youth entrepreneurship/leadership skills.

Ururka Somaliland Y-PEER oo taageero ka helaaya Hay'adda Amplify-Change ayaa qabatay kulan wacyigelin  ku saabsanaa sidi...
09/07/2026

Ururka Somaliland Y-PEER oo taageero ka helaaya Hay'adda Amplify-Change ayaa qabatay kulan wacyigelin ku saabsanaa sidii dhallinyaradu uga digtoonaan lahaayeen xanuunada faafa. kulankaasi ayaa ka dhacay garoonka dhallinta, waxaana wacyigalintu iskugu jirtay hadalo iyo qaab masrixiyeed daadahiyayaasha barnaamijku ay ku soo bandhigayeen goobta kuwaasi oo lagaga hadlaayay dhibaatooyinka xanuunada HIV-AIDS-ka iyo sidoo kale dadka la nool in la takooraa bulsho ahaan dhibaatada ay leedahay.

Somaliland Y-PEER team waxay ka qayb galeen, Kulanka Dib-u-eegista Siyaasadda Qaranka ee Dhallinyarada ee la ansixiyay (...
02/07/2026

Somaliland Y-PEER team waxay ka qayb galeen, Kulanka Dib-u-eegista Siyaasadda Qaranka ee Dhallinyarada ee la ansixiyay (2025–2029) oo ay soo qaban qaabisay Wasaaradda Dhallinyarada iyo Ciyaaraha.
Kulankan ayaa waxa dib-u-eegis iyo lafa-gur lagu sameeyey Siyaasadda Qaranka ee Dhallinyarada.

Waxaan Hambalyo u diraynaa dhamaan shacabka Somaliland meel kasta oo ay joogaan  xuska Sanad-guuradii 66 aad ee ka soo w...
25/06/2026

Waxaan Hambalyo u diraynaa dhamaan shacabka Somaliland meel kasta oo ay joogaan xuska Sanad-guuradii 66 aad ee ka soo wareegtay maalinta madaxbanaanida Somaliland ee 26 June 1960-kii.

Ilaahay waxaan ka baryaynaa sanadkan sanadkiisa inuu inagu gaadhsiiyo horunamr, barwaaqo iyo nabad.

Farxad ku dabaal dega

Waxaan hambalyo u diraynaa dhamaan shucuubta islaamka gaar ahaan shacabka Somaliland curashada sanadka cusub ee Islaamka...
16/06/2026

Waxaan hambalyo u diraynaa dhamaan shucuubta islaamka gaar ahaan shacabka Somaliland curashada sanadka cusub ee Islaamka 1448 H awgiis.

Waxaan Alle ka baryaynaa in uu sanadkan sanadkiisa kale inagu gaadhsiiyo nabad,caafimaad-qab iyo horunmar waara.

Agaasimaha Somaliland Y-PEER waxa uu ka qayb galay maanta kulan dood-wadaag ah oo ay soo qaban qaabisay Wasaaradda Dhall...
14/06/2026

Agaasimaha Somaliland Y-PEER waxa uu ka qayb galay maanta kulan dood-wadaag ah oo ay soo qaban qaabisay Wasaaradda Dhallinyarada iyo Ciyaaraha Somaliland, kulankan ayaa waxa lagu lafagurayey gal-daloolooyinka iyo baahiyaha ku jira Siyaasadda Qaranka ee Dhallinyarada, iyada oo loo marayo la-talin khubaro, dib-u-eegis qoraallo iyo xog ururin, iyo dood-wadaagyo lala yeesho daneeyayaasha muhiimka ah.

Qaar ka mida hawlwadeenada Somaliland Y-PEER ayaa maanta ka qeyb galay kulan muhiim ah oo ay ka soo qayb galeen guddoomi...
07/06/2026

Qaar ka mida hawlwadeenada Somaliland Y-PEER ayaa maanta ka qeyb galay kulan muhiim ah oo ay ka soo qayb galeen guddoomiyeyaasha kooxaha ciyaaraha, macallimiinta kala duwan ee ciyaaraha iyo sidoo kale uruurada la shaqeeya Wasaaradda Dhallinyarada iyo Ciyaaraha Somaliland.
Kulankan ayaa ahaa mid lagu lafo-gurayay arrimo muhiim u ah horumarinta ciyaaraha Somaliland, gaar ahaan, Siyaasadda Ciyaaraha Qaranka ee qabyada ah iyo Xeerka Ciyaaraha Hablaha.

Kulankan ayaa intii uu socday lagu lafa guray sidii loo horunmarin lahaa siyaasada iyo xeerarka lagu hagaayo Ciyaaraha Somaliland.

Sidoo kale waxaa goobta lagu lafa guray sidii kor loogu qaadi lahaa iyada oo la dhiirigalinayo doorka hablaha ee ciyaaraha si loo helo fursado loo siman yahay oo ay gabdhahu qeyb ka yihiin.

Hay'adda Somaliland Y-PEER  ayaa soo gabagabeeyay kulan wacyigalin ah oo mudo sadex maalmood ah ka socday magaalada Boor...
04/06/2026

Hay'adda Somaliland Y-PEER ayaa soo gabagabeeyay kulan wacyigalin ah oo mudo sadex maalmood ah ka socday magaalada Boorama.

Kulankan ayaa waxa lagaga doodaayay caafimaadka taranka,xanuunada faafa,tacadiyada jinsiga iyo caafimaadka da'yarta.

mudadii uu socday kulanka ayaa waxaa ka soo qeyb galay dhallinyaro ka kala socday afarta degmo ee magaalada Boorama.

Somaliland Y-PEER waxay ka bilowday magaalada Borama Madal Wadahadal oo Dhalinyaro Heer Gobol ah, taas oo wacyigalin ah ...
02/06/2026

Somaliland Y-PEER waxay ka bilowday magaalada Borama Madal Wadahadal oo Dhalinyaro Heer Gobol ah, taas oo wacyigalin ah oo lagaga hadlaayay caafimaadka taranka,xanuunada faafa, tacadiyada jinsiga iyo caafimaadka da'yarta ka bilowday magaalada Boorama.
Kulankan ayaa waxaa ka soo qeyb galay dhallinyaro ka kala socday afarta degmo ee magaalada Boorama.

Ciid wanaagsan dhamaan umada Islaamkaa, ilaahay Ciidan ciideeda haynagu gaadhsiiyo nabad caafimaad qab iyo Badhaadhe. Fa...
26/05/2026

Ciid wanaagsan dhamaan umada Islaamkaa, ilaahay Ciidan ciideeda haynagu gaadhsiiyo nabad caafimaad qab iyo Badhaadhe. Farxad ku ciida dhamaantiin

18/05/2026

Ururka Somaliland Y-PEER waxa ay hambalyo ku aadan xuska sanadguuradii 35-aad ee u dirayaan dhamaan shacabka Somaliland gudo iyo dibadba.

Waxaan ilaahay ka baryaynaa bishan bisheeda in uu inagu gaadhsiiyo, Nabad-qab,Caafimaad iyo Horunmar waara oo wadankeenu gaadho.

NAGU SOO BIIR OO KA MID NOQO KUMANAANKA KA FAA'IIDAYSTAY BARNAAMIJYADA AAN BIXINO.

Address

Somaliland Y-PEER
Hargeisa
252

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Somaliland Y-PEER posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Organization

Send a message to Somaliland Y-PEER:

Shortcuts

Share