The Institute for Practical Research and Training

The Institute for Practical Research and Training The Institute for Practical Research and Training was established in 1998 to promote local initiative

The Institute for Practical Research and Training was established in 1998 to promote local initiatives in health, education, human rights and good governance in Somaliland. IPRT is based and registered in Somaliland as a nongovernmental, nonpolitical independent organization.

04/05/2026
Madal Bulsho oo ay soo qabanqaabisay hay'adda IPRT ayaa ka qabsoontay magaalada Boorama. Waxa madashaa su'aalo iyo is xo...
02/11/2025

Madal Bulsho oo ay soo qabanqaabisay hay'adda IPRT ayaa ka qabsoontay magaalada Boorama. Waxa madashaa su'aalo iyo is xog wareyso bulshada la yeelatay xildhibaan Abubakar Siciid Cali .

Madal Dadweyne oo lagu qabtay Jaamacadda Abaarso Tech – Gobolka SaaxilXalay oo taariikhdu ahayd 5-tii October 2025, waxa...
07/10/2025

Madal Dadweyne oo lagu qabtay Jaamacadda Abaarso Tech – Gobolka Saaxil

Xalay oo taariikhdu ahayd 5-tii October 2025, waxaa Hall-ka Jaamacadda Abaarso Tech lagu qabtay madal dadweyne muhiim ah oo lagu falanqeeyey xidhiidhka iyo wadashaqeynta u dhaxaysa bulshada gobolka Saaxil iyo mudanayaasha Golaha Wakiillada ee laga soo doorto gobolka.

Madashan waxaa soo qabanqaabiyey The Institute for Practical Research and Training (IPRT), iyadoo uu taageerayay National Endowment for Democracy (NED).

Martida sharafka ahayd ee lagu casuumay kulanka waxa ka mid ahaa Xildhibaan Cali Jaamac Carraale (Cali Qaran) oo ka mid ah mudanayaasha Golaha Wakiillada ee gobolka Saaxil. Xildhibaanku wuxuu madasha ka jeediyey khudbad dhiirigelin leh oo uu ku faahfaahiyey:

Doorka ay bulshada ku leedahay xoojinta dimuqraadiyadda iyo isla xisaabtanka.

Sida ay muhiim u tahay in la helo isfaham iyo wada hadal toos ah oo dhex mara shacabka iyo wakiilladooda.
Qorshayaasha mustaqbalka ee lagu horumarinayo adeegyada bulshada ee gobolka Saaxil.
Kulanka oo si wanaagsan u dhacay ayaa lagu xusay in uu yahay tallaabo muhiim ah oo lagu xoojinayo wada xidhiidhka iyo kalsoonida shacabka iyo golaha sharci dejinta. Dadweyne tiro badan, arday, ah ayaa goobta kasoo qayb galay, iyagoo su’aalo muhiim ah waydiiyey xildhibaanka.

Madasha ayaa lagu soo gabagabeeyay jawi wada faham iyo dhiirigelin leh, iyadoo lagu balan qaaday in kulamo noocan oo kale ah la sii wadi doono si loo xoojiyo wada hadalka iyo isla xisaabtanka dadweynaha iyo masuuliyiinta la doortay.

28/09/2025

Waxaanu ku faraxsanahay in anagoo la kaashanayna Jaamacadda AAbaarso Tech University , in aanu soo bandhigayno in 30% discount ah aanu ka samayno dhammaan fee-ga qaybaha Degree-ga ee Jaamacadda;iyadoo ujeedaddu tahay in waxbarashada tayadi lahi noqoto mid ay awoodayaan waalidaynta Iyo ardayda ku dhaqan dalku.

🎥Muuqaalkan hoose wuxuu sharaxayaa

🗒Yaa ka faa'iidaysanaya
🗒Sidee u codsan kartaa
🗒Maxay fursaddani muhim u tahay

📍Ardaydda xiisaynaysaa waxay nagu soo booqn karaan xafiiskaayaga, ka soo horjeedaka Wasaaradda Shaqadda, Arrimaha Bulshadda Iyo Qoyska, Xaafadda Shacabka.

Madal Bulsho oo ay soo qabanqaabisay hay'adda IPRT ayaa ka qabsoontay magaalada Hargeysa. Waxa madashaa su'aalo iyo is x...
18/07/2025

Madal Bulsho oo ay soo qabanqaabisay hay'adda IPRT ayaa ka qabsoontay magaalada Hargeysa. Waxa madashaa su'aalo iyo is xog wareyso bulshada la yeelatay xildhibaan Cabdikariim Maxamed Muxumed.

Macahaadka tababarada iyo cilmi baadhista ee IPRT waxa u qabanaya madal bulsho oo ay ku kulmaya bulshada iyo xildhibaan ...
16/07/2025

Macahaadka tababarada iyo cilmi baadhista ee IPRT waxa u qabanaya madal bulsho oo ay ku kulmaya bulshada iyo xildhibaan cabdikariim Maxamed Muxumed.

15/07/2025

Hargeisa (Haldoor News):-In a significant step towards addressing the impacts of climate change in Somaliland, the Climate Vulnerability and Capacity Assessment (CVCA) findings were presented in Hargeisa during an event that brought together youth, community members, and local stakeholders. The init...

Youth in Hargeisa played a pivotal role in presenting the results of a Climate Vulnerability and Capacity Assessment (CV...
13/07/2025

Youth in Hargeisa played a pivotal role in presenting the results of a Climate Vulnerability and Capacity Assessment (CVCA) created by the SCORE Initiative, GAME, and IPRT. The event gathered community members, stakeholders, and young leaders to address the climate challenges faced by the Digaale IDP camp and the surrounding areas. Key issues discussed included drought, flooding, and the proliferation of the invasive Prosopis juliflora plant. The youth enumerators who participated in the data collection shared their insights and proposed solutions, underscoring the importance of local involvement in climate action.

Address

Sha'ab Area
Hargeisa

Opening Hours

Monday 08:00 - 16:00
Tuesday 08:00 - 16:00
Wednesday 08:00 - 16:00
Thursday 08:00 - 16:00
Sunday 08:00 - 16:00

Telephone

+2522518115

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when The Institute for Practical Research and Training posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Organization

Send a message to The Institute for Practical Research and Training:

Share