15/08/2026
๐๐๐๐๐๐๐๐:
Annaga oo tixraacayna qoraalka rasmiga ah ee kasoo baxay Hayโadda Dhowrista Tayada JSL, waxaannu bulshada Jamhuuriyadda Somaliland uga digaynaa isticmaalka daawooyinkan:
๐. ๐๐๐๐๐๐๐๐
๐๐ โ ๐๐๐ฎ๐ฉ๐ซ๐จ๐๐๐ง ๐๐๐๐ฆ๐ ๐๐๐๐ฅ๐๐ญ
๐. ๐๐๐๐๐๐๐๐๐ โ ๐๐ฌ๐จ๐ฆ๐๐ฉ๐ซ๐๐ณ๐จ๐ฅ๐ ๐๐๐ฆ๐ ๐๐๐๐ฅ๐๐ญ '
Kuwaas oo ay Hayโaddu sheegtay in aanay soo marin habraacyada sharciyeed ee hubinta tayada iyo bedqabka dawooyinka dalka.
Sidaa awgeed, Ururka Dhakhaatiirta Somaliland - SLMA waxa uu bulshada ku wargelinayaa inay ka fogaadaan isticmaalka dawooyinkaas.
Sidoo kale, waxaannu dhakhaatiirta iyo guud ahaan xirfadlayaasha caafimaadka ku adkaynaynaa in brands-kan loo qorin bukaannada, isla markaana laga ilaaliyo isticmaalkeeda dhammaan xarumaha caafimaadka.
๐๐๐๐๐๐๐๐: ๐๐๐๐๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐ ๐๐ ๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐๐
๐๐๐๐ญ๐ข, ๐๐ ๐๐ฎ๐ ๐ฎ๐ฌ๐ญ ๐๐๐๐, Hayโadda Dhawrista Tayada Jamhuuriyadda Somaliland (SQCC), iyada oo adeegsanaysa Xeerka Hayโadda Dhawrista Tayada JSL, ๐๐๐๐ซ ๐๐ซ: ๐๐/๐๐๐๐, ๐๐จ๐๐จ๐๐ค๐ ๐๐๐๐, ๐๐๐ซ๐ช๐๐๐ข๐ข๐ฌ๐ ๐๐๐๐, ๐ข๐ฒ๐จ ๐๐จ๐๐จ๐๐ค๐ ๐๐๐๐๐, ๐๐๐ซ๐ช๐๐๐ข๐ข๐ฌ๐ ๐๐๐๐, sidoo kalena gudanaysa waajibaadkeeda ku aaddan ilaalinta badqabka caafimaad ee bulshada iyo hubinta tayada dawooyinka, waxay gebi ahaanba joojisay iibinta, qaybinta, soo dejinta iyo isticmaalka dawooyinka ay soo saarto shirkadda ๐๐๐๐๐๐๐, si gaar kuwan hoose ku xusan iyo kuwa kaleba:
๐. ๐๐๐๐๐๐๐๐
๐๐ โ ๐๐๐ฎ๐ฉ๐ซ๐จ๐๐๐ง ๐๐๐๐ฆ๐ ๐๐๐๐ฅ๐๐ญ
๐. ๐๐๐๐๐๐๐๐๐ โ ๐๐ฌ๐จ๐ฆ๐๐ฉ๐ซ๐๐ณ๐จ๐ฅ๐ ๐๐๐ฆ๐ ๐๐๐๐ฅ๐๐ญ '
๐๐๐๐๐๐๐ ๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐:
Dawooyinkani in aanay soo marin habraacyada sharciyeed ee hubinta tayada iyo bedqabka dawooyinka ee u yaalla Hayโadda Dhawrista Tayada JSL.
Hayโaddu waxay ku amraysaa dhammaan farmasiyada, xarumaha caafimaadka, ganacsatada iyo qaybiyeyaasha dawooyinka in dawooyinka shirkaddaasi ay soo saarto aan laga oggolayn dalka, lana joojiyey illaa amar danbe.
Sidoo kale, bulshada waxaa lagu wargelinayaa in aanay iibsan, ama isticmaalin dawooyinkan, haddii ay suuqa ku arkaan iyada oo si qarsoodi ah loo iibinayana ay si degdeg ah ula soo xidhiidhaan Hayโadda Dhawrista Tayada JSL, iyaga oo adeegsanaya number-ka gaaban ee ๐๐๐๐, ama Lambarka dheer ee: ๐๐๐๐๐๐.
Muwaaddin, fadlan la shaqee Hayโadda Dhawrista Tayada JSL, si innaga oo wadajir ah aan u ilaalinno badqabka caafimaad ee bulshadeenna.
๐๐ฅ๐ฅ๐๐ ๐๐๐ก๐๐ ๐๐๐ก
๐๐๐๐ข๐ข๐ฌ๐ค๐ ๐๐๐ซ-๐๐ฌ๐ ๐๐๐๐ก๐ฌ๐ข๐ข๐ง๐ญ๐ ๐ข๐ฒ๐จ ๐๐ข๐๐ก๐ข๐ข๐๐ก๐ค๐ ๐๐๐๐ฐ๐๐ฒ๐ง๐๐ก๐, ๐๐๐ฒโ๐๐๐๐ ๐๐ก๐๐ฐ๐ซ๐ข๐ฌ๐ญ๐ ๐๐๐ฒ๐๐๐ ๐๐๐.