Kalkaal Relief & Development Organisation

Kalkaal Relief & Development Organisation Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Kalkaal Relief & Development Organisation, Charitable organisation, Hargeisa.

20/02/2026

-----A F U R -- K A L K A A L -----

The blessing of the month of fasting, may Allah make us among those whose deeds are accepted. We ask Allah to enable us to perform sincere worship and good work.

The blessings of the month of fasting—may Allah make us among those whose deeds are accepted. May He guide us to sincere worship and good deeds.

Four families who are fasting and get the same reward.

Send it to our account.
Dahabshiil Bank Account
ACCOUNT NO : HRGD107159

Edahap No: 065-7373888
Zaad NO: 063-4150210

Nasir Osman Abdiqani Abdilahi Cfy Elmi Ahmedyasin Sheekh Faysal Siciid Caynab MD Haji Muse Mubarak A. Raxmaan

19/02/2026

Afur-Kalkaal, Waa Barnaamij Khayre oo laga afuriyo Bulshada Dayanyarta ah ee aan awoodin maaraynta nolosha Qaysaskooda inta lagu jiro Bisha barakaysan ee Ramadaanta.

Fadlan nagala qaybqaado.
Zaad 063-4150210
E-Dahab 065-7373888

-----A    F    U    R --  K   A   L    K    A    A    L -----بركة شهر الصوم، نسأل الله أن يجعلنا من الذين تُقبل أعمالهم....
19/02/2026

-----A F U R -- K A L K A A L -----

بركة شهر الصوم، نسأل الله أن يجعلنا من الذين تُقبل أعمالهم. نسأل الله أن يوفقنا لعبادة خالصة وعمل صالح.

The blessings of the month of fasting—may Allah make us among those whose deeds are accepted. May He guide us to sincere worship and good deeds.

Afuri qoys sooman oo hel ajarkooda oo kale

Kusoo dir Account-nada
Dahabshiil Bank Account
ACCOUNT NO : HRGD107159

Edahap No: 065-7373888
Zaad NO: 063-4150210

Tani waa Maalbarakaysa, danbi maydha, naar xijaaba, xanuun dawaysa 👉🏽 sadaqo 👉🏽 sadaqo 👉🏽 sadaqo 👉🏽 sadaqo 👉🏽 sadaqoBish...
12/02/2026

Tani waa Maalbarakaysa, danbi maydha, naar xijaaba, xanuun dawaysa 👉🏽 sadaqo 👉🏽 sadaqo 👉🏽 sadaqo 👉🏽 sadaqo 👉🏽 sadaqo

Bishii khayrka Ramadaan ayaa inagu soo dhow Masaakiinta haloo adeego

Qaybintii 3aad Afurkalkaal Afur-kalkaal ayaa 50 Qoys oo ka mid ah Danyarta Hargaysa gaadhsiiyay Deeq Raashin ah.Ilaahay ...
26/03/2025

Qaybintii 3aad Afurkalkaal

Afur-kalkaal ayaa 50 Qoys oo ka mid ah Danyarta Hargaysa gaadhsiiyay Deeq Raashin ah.

Ilaahay haka abaalmariyo muxsiniinta ka qayb qaatay afurinta dadka danyarta ah ee dalka udhashay

Highlight

18/03/2025
18/03/2025

Barnaamijka khayriga ah ee Afurkalkaal qaybintii labaad iyo Magaaladda Burco

Waxay hawl wadeenada afurkalkaal 107 qoys gaadhsiiyeen Raashin dadka danyarta ee ku nool magaaladda Burco.

Dawladda Hoose ee Burco
Burco Cable Sport
Gobolka Togdheer
Xarunta Maamulka Gobolka Togdheer
Highlight

07/03/2025

Maamulka Afur-kalkaal ayaa 120 Qoys oo ka mid ah Danyarta ku nool magaalada Hargeisa gaadhsiiyay Raashin dhamaystiran.

Ka qayb qaado Barnaamijka khayriga ah ee Afurkalkaal Bisha barakaysan ee Ramadaan
01/03/2025

Ka qayb qaado Barnaamijka khayriga ah ee Afurkalkaal Bisha barakaysan ee Ramadaan

Hargeisa– Kalkaal Charity and Development Organisanation oo ku midoobeen Dhalinyaro mutadawiciin ah oo isku xilqaanta quudinta dadka danyarta ah, kuwa xanuunka dhimirka qaba gaar bisha barakaysan e…

28/02/2025

-----A F U R -- K A L K A A L -----

Afuri qoys sooman oo hel ajarkooda oo kale

Kusoo dir Account-nada
Dahabshiil Bank Account
ACCOUNT NO : HRGD107159

Edahap No: 065-7373888
Zaad NO: 063-4150210

Address

Hargeisa

Telephone

+252634150210

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Kalkaal Relief & Development Organisation posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share