29/01/2023
INNAA LILLAAHI WA INAA ILAYHI RAAJICUUN.
Eebbe Naxariistii Jano haka waraabiyo Sahra Cali Maxamuud Hargaysa ku geeriyootay Mardhaweed.
Waxaan Tacsi tiiraanyo leh lawadaagaya sxbkay Abdale A Kulumbo Guud ahaan qoyska & Qaraabadda illahay Samir iyo imaan Alle hayna’ga siiyo, Janatul Fardowsa haku arsaaqo .
Aamiin Aamin