26/05/2026
𝗖𝗜𝗜𝗗 𝗪𝗔𝗡𝗔𝗔𝗚𝗦𝗔𝗡
Waxaanu dhammaan umada muslimiinta gaar ahaan umadda soomaaliyeed ugu hambalyeynaynaa munaasibadda ciidal Al- Adha,
Alle ha inaga aqbalo acmaashii wanaagsaneyd ee aynu soo sameynay Maalmahi barakeysnaa.
La qeybso farxadda ciidda ehelkaaga iyo asxaabtaada.