RAYS MEDIA

RAYS MEDIA jornalism

14/03/2026

gudoomiye dadkiisa la dareena maxamed faarax ahmed

14/03/2026

marso

27/02/2026

koobka degmada sheikh

17/08/2025

Mayir cidin🤴

17/08/2025

Madaxweyne abdirahman ciro kuso dhawow gobolkagi sahil♥️🤴

Breaking.Wasiirka wasaaradda horumarinta caafimaadka SOMALILAND DR Hussein Bashiur, Xildhiban xasan ogaal, moyor kuxigee...
25/07/2025

Breaking.
Wasiirka wasaaradda horumarinta caafimaadka SOMALILAND DR Hussein Bashiur, Xildhiban xasan ogaal, moyor kuxigeenka sheekh Mohmed farah iyo wafti kale oo balaadhan oo isugu jira hawl-wadeenada caafimaadka, wax garadka deegaanka dhalinyaro iyo aqoonyahano ayaa maalinimadii shalay ahayd u kuur galay xaalada caafimaad ee deegaanada hoos imaada degmada sheekh, gaar ahaan degmada go'da wayn.
Wasiirku waxa uu degmada go'da wayn ku wareejiyey gaadhi AMBLUNCE ah iyo Daawooyin, halka uu tuulada go'da yar u dhagax dhigey MCH deegaankaasi iska gacan qabsadeen 60% ka kida dhismaheeda una balan qaaday dhamaystirka MCH-kaas iyo qalabayntiisaba.

Abdi-shakour Keise Dahir

Chimce hilwa❤️🤴
25/07/2025

Chimce hilwa❤️🤴

16/06/2025

Taliye fadhiyo

10/05/2025

Dhulkena hooyo nimca fadhida muwaadin aamin dhulkaga hooyo

Address

24
Hargeisa

Telephone

+252634581914

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when RAYS MEDIA posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Organization

Send a message to RAYS MEDIA:

Share