Ururka dhalinyarada ee wakiil

Ururka dhalinyarada ee wakiil Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Ururka dhalinyarada ee wakiil, Non-Governmental Organization (NGO), Hargeisa.

Qaar ka mida dhalinyarada ka shaqaysa Arrimaha Bulshada ayaa maanta shahaado sharaf Gudoonsiiyay Ciidanka Dabdemiska taa...
01/03/2025

Qaar ka mida dhalinyarada ka shaqaysa Arrimaha Bulshada ayaa maanta shahaado sharaf Gudoonsiiyay Ciidanka Dabdemiska taasoo u Gudoomay Taliyaha Ciidanka Dabdemiska iyo Samatabixinta JSL Sareeye Guuto Axmed Maxamed Xasan Sawaaxili. Dhalinyaradan ayaa kala ahaa:

1: Ururka dhalinyarada ee Wakiil
2: Haldhawr organization
3: Saacid community
4: Somaliland inclusive Development Network
5: Hadraawi Organization

Taliyaha Ciidanka Dabdemiska iyo Samatabixinta JSL Sareeye Guuto Axmed Maxamed Xasan Sawaaxili ayaa dhalinyaradaa ku dhiirigeliyay inay dardargeliyaan shaqada iskaa wax u qabsada ah ee ay u hayaan Qaranka.

Allaa Mahad leh
📸 Focus HD

Ururka dhalinyarada ee wakiil Alle ayaa mahad oo dhan iska lehWaxa si qurux badan noogu soo dhammaaday barnaamijkii door...
24/08/2024

Ururka dhalinyarada ee wakiil

Alle ayaa mahad oo dhan iska leh
Waxa si qurux badan noogu soo dhammaaday barnaamijkii doorka Dhalinyarada ee arimaha bulshada oo ka qabsoomay degmada sheekh.

Waxa aan si gaar ah ugu mahad celinaynaa ururka SESA organization oo sannadka marti galiyey barnaamijka.

Ururka dhalinyarada ee wakiil  waxa uu Mar kale qayb ka yahay kalkii labaad ee barnaamijka DOORKA DHALINYARADA EE ARIMAH...
22/08/2024

Ururka dhalinyarada ee wakiil waxa uu Mar kale qayb ka yahay kalkii labaad ee barnaamijka DOORKA DHALINYARADA EE ARIMAHA BULSHADA.

Waxa uu kalkan ma qabsoomaya degmada sheekh

Ururka dhalinyarada ee wakiil waxa uu qayb ka ahaa kulan aftur wadareed oo ka qabsoomay gobalka gabilay.Kulankan waxa qa...
30/03/2024

Ururka dhalinyarada ee wakiil waxa uu qayb ka ahaa kulan aftur wadareed oo ka qabsoomay gobalka gabilay.

Kulankan waxa qayb ka ahaa badiba bahda ururada dhalinyarada ee arimaha bulshada oo ka kala socday gobalada somaliland.

16/03/2024

Ururka dhalinyarada ee wakiil

Muuqaal guud: habka aan u diyaarino barnaamijka afurnta bisha Ramadan ee

6

14/03/2024
Ururka dhalinyarada ee wakiil  Barnaamijkii samafalka bisha ramadaan ee   ayaa maalinkii 3aad si habsami leh noogu socda...
13/03/2024

Ururka dhalinyarada ee wakiil

Barnaamijkii samafalka bisha ramadaan ee ayaa maalinkii 3aad si habsami leh noogu socda.

3

Ururka dhalinyarada ee wakiil Waxa sannadkii labaad si habsami leh noogu socda barnaamijkii    oo ah barnaamij aanu afur...
12/03/2024

Ururka dhalinyarada ee wakiil

Waxa sannadkii labaad si habsami leh noogu socda barnaamijkii oo ah barnaamij aanu afur ugu samayno dadka aan afurka haysan.

Kaga qayb qaado wixii aad awoodid.

Ramadan 2

Bahda Ururka dhalinyarada ee wakiil waxuu hampalyo ku aadan curashada bisha ramadaan u diraya dhammaan umadda muslimiint...
10/03/2024

Bahda Ururka dhalinyarada ee wakiil waxuu hampalyo ku aadan curashada bisha ramadaan u diraya dhammaan umadda muslimiinta.

Ilaahay waxaynu ka baryaynaa inuu khayr keeda inna waafajiyo.

Baaqa bisha Ramadan Ururka dhalinyarada ee wakiil waxa uu kalkii 2aad qabanaya barnaamijkii   oo ah barnaamij afur loogu...
04/03/2024

Baaqa bisha Ramadan

Ururka dhalinyarada ee wakiil waxa uu kalkii 2aad qabanaya barnaamijkii oo ah barnaamij afur loogu diyaariyo dadka aan afurka haysa.

Kaga qayb qaado wixii aad awoodid

Ururka dhalinyarada ee wakiil  Waxa aanu kugu marti qaadaynaa xuska maalinta dhalinyaradda somaliland oo ka dhici doonaa...
19/02/2024

Ururka dhalinyarada ee wakiil

Waxa aanu kugu marti qaadaynaa xuska maalinta dhalinyaradda somaliland oo ka dhici doonaa xarunta dhaqanka ee hargeisa.

20-02-2024 salaasa habeenimada arbacadu soo galayso

Kasoo qayb gal kaagu waa noo muhiim.

Wakiil:31_1_2024(Hargeisa)Ururka dhalinyarada ee wakiil Waxa si qurux badan noogu soo xidhmay kulan noo socday saddexdii...
31/01/2024

Wakiil:31_1_2024(Hargeisa)

Ururka dhalinyarada ee wakiil Waxa si qurux badan noogu soo xidhmay kulan noo socday saddexdii cisho ee u dambaysay.

Kulan ayaa u dhaxeeyey xarunta wadaniyadda iyo dastuurka JSL ee wasaaradda xidhiidhka golayaasha iyo arimaha dastuurka iyo ururada dhalinyarada ee hargeisa.

Address

Hargeisa

Telephone

+252636638232

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Ururka dhalinyarada ee wakiil posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Organization

Send a message to Ururka dhalinyarada ee wakiil:

Share