16/06/2026
NEXT-GENERATION ACADEMY
๐ 1448 HIJRIYYAH NEW YEAR GREETINGS ๐
Akaadamiyadda Next-Generation waxay hambalyo iyo duco u diraysaa dhammaan ummadda Islaamka munaasabadda sannadka cusub ee Hijriga ah ee 1448.
Waxaan Alle SWT ka baryaynaa in sannadkan cusub uu noqdo sannad nabad, barwaaqo, caafimaad, horumar iyo kheyr badan u horseeda dalkeenna, bulshadeenna iyo guud ahaan ummadda Islaamka.
Sanad Wanaagsan 1448 Hijri
ูู ุนุงู
ูุฃูุชู
ุจุฎูุฑ
May Allah bless this New Hijri Year with peace, prosperity, good health, and success for all.
1448 Hijriyyah
2026
Empowering Communities Through Knowledge and Awareness