29/08/2026
Sawirro laga qaaday Habeenkii Makarafoonka Furan ee Khamiistii.
Waxa la soo bandhigay gabayo, fikrado, waayo-aragnimooyin, erayo dhiirrigelin leh, majaajillo gaaban iyo muusig ku baxay Af-Soomaali, Ingiriisi iyo Faransiis.
Waad ku mahadsan tihiin dhammaan intii masraxa ka qayb qaadatay iyo intii nala joogtay.
Sawirada
Photos from our Open Mic Night on Thursday, 27 August!
The evening was filled with poetry, personal thoughts and experiences, words of motivation, a short comedy sketch, and music in Somali, English and French.
Thank you to everyone who performed and joined us. See you at the next Open Mic Night!
Photos by@khaliddjama_