Ina Guuxa Media

Ina Guuxa Media Baahinta Mashaariicda Horumarineed ,Waxsoosaarka Dallaga Beeraha ,Dhaqashada Xoolaha nool, Malabka Shinida iyo Ilaalinta deegaanka

21/04/2026

Ujeedooyinka loo Aasaasay Dallada Xoolo-dhaqato Beeralayda Tacab-Wadaag ee Degmada Hargeisa

Hussein Ali Mohamedoo

21/04/2026

Deegaanka Cagaaran ee Uubaale, koonfurta Magaalada Hargeisa

Deegaanaka  Cagaaran ee Uubaale ,  koonfurta Magaalada Hargeisa
21/04/2026

Deegaanaka Cagaaran ee Uubaale , koonfurta Magaalada Hargeisa

21/04/2026

Deegaanka Cagaaran ee isha-Gobka , koonfurta Magaalada Hargeisa

21/04/2026

Deegaanka Uubaale

Deegaanka Maygaagta ee Bariga Magaalada Hargeisa Dallada Xoolo-dhaqato Beeralayda Tacab-Wadaag  ayaa deegaanka Maygaagta...
21/04/2026

Deegaanka Maygaagta ee Bariga Magaalada Hargeisa

Dallada Xoolo-dhaqato Beeralayda Tacab-Wadaag ayaa deegaanka Maygaagta ee Bariga Magaalada Hargeisa ka wada qorshe ballaadhan oo lagu horumarinayo wax-soo-saarka dalagyada kala duwan, iyada oo diiradda la saarayo kobcinta iyo dhisida nidaamka iskaashatooyinka xoolo-Dhaqato Beeralayda si loo xoojiyo wax-soo-saarka beeraha.

Qorshahan ayaa qayb ka ah dadaallada lagu taageerayo beeraleyda, loona fududeynayo helitaanka Mashaariico Horumarineed taas oo si toos ah u kordhin doonta wax-soo-saarka dalagyada kala duwan

Sidoo kale Hogaaminta Dallada Tacab-Wadaag Ayaa heer iskaashato u dhaadhicisay wacyigalinta Qorshaha Qodaalka iyo Beerashada raashin kayd ah si looga Baxo ku tiirsanaan

21/04/2026

Deegaanka Maygaagta Ee Bariga Magaalada Hargeisa

20/04/2026

Deegaanka Maygaagta ,Bariga Magaalada Hargeisa

Dallada Xoolo-dhaqato Beeralayda Tacab-Wadaag

20/04/2026

Magaalada Ali Xaraare , Deegaanka Maygaagta wayn Ee Bariga Magaalada Hargeisa,

Kulan Balaadhan oo Abaabul iyo Wacyigalin ah oo ku aadan Horumarinta waxsoosaarka Dallaga Beeraha Iskaashatooyinka Dallada Xoolo-dhaqato Beeralayda Tacab-Wadaag Deegaanka Maygaata wayn iyo Maygaagta yar

20/04/2026

Deegaanka Maygaagta ee Bariga Magaalada Hargeisa

Dallada Xoolo-dhaqato Beeralayda Tacab-Wadaag ee Degmada Hargeisa ayaa iskaashatooyinka Xoolo-Dhaqato Beeralayda Deegaanka Maygaata-wayn iyo Maygaagta yar Ee Bariga Magaalada Hargeisa ilaa Bishii Ramadaan u wada Abaabul iyo wacyigalin xoogan oo ku aadan Horumarinta waxasoosaarka Dallaga Beeraha ,iyo Ka Faaiidaysiga Biyaha Roobka

20/04/2026

Shaqada Dhismaha Dhaam-Biyoodka Beerta Boqor Raabi ee Deegaanka Toon ayaa la soo gabo gabeeyay

Shaqo wacan

20/04/2026

Barnaajika Beeraha Telefishanka Qaranka Somaliland
Dadaalka Dallada Xoolo-dhaqato Beeralayda Tacab-Wadaag iyo Siidka Tainwain

Wasaaradda Horumarinta Beeraha Somaliland

Wariye Abdiqaadir nuur ,

Address

Ina Guuxa
Hargeisa

Telephone

+252633333848

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Ina Guuxa Media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Organization

Send a message to Ina Guuxa Media:

Share