Hargeisa Charity

Hargeisa Charity KhayrSo Charity, Hadafkeenu waa inaan dadka baahan iyo agoonta kuwa xanuunsan iyo foqorada ka caawin Fadlan halkan ku bixi sadaqaadka ama kaalmada.

Hadafkeenu waa inaan dadka baahan iyo agoonta kuwa xanuunsan iyo foqorada ka caawino, dhanka cuntada, Hoyga, iyo hadiyada, caafimaadka iyo waxbarashada, Dhisida ceelsha, waxaan nahay Somali Charity. KhayrSo Charity , Annaga oo ka duulayna caqiidada Islaamka oo ay hagayso qiyamkayaga, waxaan ku taamaynaa inaan caawintaada markasta gaadhsiino dadka nugul ee u baahan kaalmo. Mashaariicdeena waxay s

aboolka siisaa adeegyo muhiim ah, waayo waxaan ka caawinaa danyarta sidii ay u heli lahaayeen waxyaabaha nolosha bini aadamka aasaasiga ah sida , cunto, biyo, hooy, caafimaad. Zaad account 063 4152802
E dahab account 065 4152802

Hadaad suaal qabto email noogu.soo.dir
[email protected]
Ama nala soo.xidhiidh
063 4152802

Address

Hargeisa

Telephone

+252634152802

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Hargeisa Charity posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Organization

Send a message to Hargeisa Charity:

Share