Musharax Xil: ENG Siciid Max,ed Aw Cisman

Musharax Xil: ENG Siciid Max,ed Aw Cisman Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Musharax Xil: ENG Siciid Max,ed Aw Cisman, Community Organization, Star Box, Hargeisa.

22/03/2025
18/10/2024

Ogaysiis Ogaysiis Ogaysiis Ogaysiis
Dhamaan Taageerayaashii Xil Siciid Maxamed Aw Cisman
Waxa la ogaysiinayaa In Maanta Laga Bilaabo ay Cududooda Taageero U Muujiyaan Xisbi Xakimka
Waxaana uu Siciid Maxamed aw Cisman ogaysiinayaa Taageerayaashiisa In Ay Dhamaan ka Soo qayb Galaan xaflada is muujinta Taageerada BaDacawo ee Xisbiga Kulmiye
ENG SICIID MAXAMED AW CISMAN

Garabkii Reerka CABDALLE SACAD ee Aan  Anigu u Sharaxnaa ee XISBIGA Cadaalada Iyo Daryeelka ee UCID Wali Waxa uu Ku Jira...
13/06/2024

Garabkii Reerka CABDALLE SACAD ee Aan Anigu u Sharaxnaa ee XISBIGA Cadaalada Iyo Daryeelka ee UCID Wali Waxa uu Ku Jiraa XISBIGA UCID
Hadaba Qoladan Kulmiye ee Manta Xafladda Qabsatay Waa Qolodii Awalba Ka Tirsana Xisbigaas
Hadaba Waxaan U Sheegayaa Taageerayaashaydii In Aanay Jirin Wax Iska Badalay Mowqifkeenii Ahaa Xisbiga UCID
Hadaba Waa Been Mana Jirto Wax Aan Ku Biirnay Xisbiga Kulmiye Xafladana Maaha Xaflad Reerku Isku Wada Raacsan yahay
Qoladdan Xaflada Qabsatay Waa Garabkii Kulmiye
Taageerayaashaydii Waxaan Leeyahay Hadii Wax Is Badal Ah imaado Marwalba Taageerayaashaydu Waxay Ku Yeelan Doonan kulan Ay Fikirkooda Kaga Dhiibtaan iyo Soo jeedin aanu u jeedin doono Waxa aanu xisbiga ku dooranay
Ka dib ayaa Go aan la isla qaadanayaa uunba Lagu Meelmarayaa

22/01/2024

Nin wal oo jecel Nabada Somaliland waa in uu u Diyaar Garooba KarBaashka Rag kibray ee Reer Dabada Saarayaba
Waa in la edbiyaa inamada yar yar ee munaafaqada wada
Hadii samirku bato qaarbaa moodaya doqoniimo waa in la tusaa in la eegayay in uu caqligiisu shaqeeyo oo uu garto in uu khaldan yahay
Karbaashka ayaa qaar badan caqligu ugu soo dagaa waana in la karbaashaa

Address

Star Box
Hargeisa
252

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Musharax Xil: ENG Siciid Max,ed Aw Cisman posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Organization

Send a message to Musharax Xil: ENG Siciid Max,ed Aw Cisman:

Share