Risiq Wadaag Charity Organization

Risiq Wadaag Charity Organization (RWCO), a local NGO, was founded to provide sustainable livelihood intervention in community

Ururka Risiqwadaag Charity Organization iyo Ururka horumarinta ee hablaha Gaaroodi oo is kaashanayaa ayaa maalinkii 1aad...
03/03/2026

Ururka Risiqwadaag Charity Organization iyo Ururka horumarinta ee hablaha Gaaroodi oo is kaashanayaa ayaa maalinkii 1aad ee bisha Ramadaan raashin u qaybiyay 48 qoys oo ku dhaqan magaalada Hargaysa.

Ururka Risiqwadaag Charity waxa uu bilaabaya mashruuca loogu magac daray (Ajarka Dhaxamaha) oo aanu ugu talo galnay in a...
01/11/2025

Ururka Risiqwadaag Charity waxa uu bilaabaya mashruuca loogu magac daray (Ajarka Dhaxamaha) oo aanu ugu talo galnay in ay ka faaidaystaan 500 oo qof oo iskugu jira caruur, dadka baahiyaha gaarka ah qaba iyo dadka waawayn.
Fadlan nagala qayb qaado oo naga caawi sidii aanu bulshada nugul uga samota bixin lahayn dhaxamaha.

Waxa aanu ciidsiinay tiro caruur ah munaasibada  ciidul fidriga awgeed.
28/03/2025

Waxa aanu ciidsiinay tiro caruur ah munaasibada ciidul fidriga awgeed.

Waxa aanu Raashin u qaybinay qaybo ka mid ah qoysaska danyarta ah ee ku dhaqan magaalada Hargaysa raashin aanu ugu talo ...
28/03/2025

Waxa aanu Raashin u qaybinay qaybo ka mid ah qoysaska danyarta ah ee ku dhaqan magaalada Hargaysa raashin aanu ugu talo galnay in ay bisha Ramadaan ku soomaan.

Address

Waqooyi Galbeed
Hargeisa

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Risiq Wadaag Charity Organization posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Organization

Send a message to Risiq Wadaag Charity Organization:

Share