Wadar-same Organizations

Wadar-same Organizations Urur huwan magac wacan
Qaabayaal uheelanoo
Hogaan jeceli maamuli
Haadku uu tilmaamayoo
Hiigsanaaya ha

29/01/2026

Kalimaadkii Madashii sagootinta iyo xilwareejinta Ex.gud. Apdimalik Mohamed Ismaciil kuwareejiyay xilka gudoonka ururka gud. Hassan Aided yuusuf

Xil-wareejintu waa astaan muujinaysa bisayl hay’adeed iyo midnimo dhalinyaro.Ururka Wadar-Same wuxuu u gudbayaa wejigii ...
24/01/2026

Xil-wareejintu waa astaan muujinaysa bisayl hay’adeed iyo midnimo dhalinyaro.
Ururka Wadar-Same wuxuu u gudbayaa wejigii xigay ee adeeg bulsho, horumar iyo mas’uuliyad wadaag.
Waad ku mahadsan tihiin dhammaan intii ka qayb qaadatay safarkan.

Maanta, Ururka Dhalinyarada Wadar-Same wuxuu si rasmi ah u qabtay xafladdii xil-wareejinta guddoomiyenimada.Guddoomiyihi...
24/01/2026

Maanta, Ururka Dhalinyarada Wadar-Same wuxuu si rasmi ah u qabtay xafladdii xil-wareejinta guddoomiyenimada.

Guddoomiyihii h**e Apdimalik Mohamed Ismail ayaa xilka ku wareejiyay Guddoomiyaha cusub Hassan Aided yuusuf , iyadoo lagu saleeyay hufnaan, is-ixtiraam iyo wada-jir.

Waxaan Alle uga baryeynaa Guddoomiyaha cusub guul, garab-istaag iyo hoggaan miro dhal ah, gudoomiyihii h**ena waxaanu alle uwaydiinaynaa safarkaa wax barasho ee dalka uu uga baxayo inuu alle kadhigo miduu ku guulaysto dadaalkeeda iyo kartideedana uu leeyee inuu alle kusoo asturo Kii Dalkiisa , dadkiisa iyo dadkiisa anfaca alle haka yeelo.

Ka qayb qaado cilmi-baarista URURKA WADAR-SAME!Waxaanu wadnaa research muhiim ah si aan u ogaano xirfadaha iyo tababarad...
03/09/2025

Ka qayb qaado cilmi-baarista URURKA WADAR-SAME!
Waxaanu wadnaa research muhiim ah si aan u ogaano xirfadaha iyo tababarada ugu badan ee bulshada loo baahan yahay.
Fikradahaaga iyo jawaabahaaga waa kuwo qiimo weyn leh, waxayna naga caawinayaan:
✅ Inaanu qorshayno koorsooyin iyo tababaro wax ku ool ah.
✅ Inaanu helno xirfadaha ay dhalinyaradu si dhab ah ugu baahan yihiin.
✅ Inaanu abuurno fursado shaqo, aqoon iyo horumar bulsho.

Fadlan buuxi form-kan gaaban oo online ah:
👉 [ https://forms.gle/UhDssVWmCx5wgax49 ]

Jawaabtaadu waxay si toos ah uga qayb qaadanaysaa horumarinta bulshadaada!

Xog-ururintan waxa diyaariyey Ururka iyo Horumarinta Wadar-same oo u xilsaaran fulinta cilmi-baaristan. Ujeedada ugu weyn waa in aan fahamno baahida tababarka iyo danaha dhalinyarada si aan u fahanno horumarinta waxbarashada iyo horumarinta awoodsiinta dhalinyarada. Macluumaadka aad bixiso ayaa ku c...

Ururka WADDAR-SAME wuxuu hambalyo iyo salaan diiran u dirayaa dhammaan Ummadda Islaamka meel kasta oo ay joogaan, gaar a...
05/06/2025

Ururka WADDAR-SAME wuxuu hambalyo iyo salaan diiran u dirayaa dhammaan Ummadda Islaamka meel kasta oo ay joogaan, gaar ahaan shacabka Soomaaliyeed, munaasabadda barakaysan ee Ciidul Adxaa awgeed.

Ciiddan barakaysan waxaan ilaahay uga baryaynaa in uu naga aqbalo camalkayagii wanaagsanaa, qalbiyadeenna ku beero naxariis, isu-tanaasul, iyo midnimo, isla markaana uu nagu gallado horumar, barwaaqo iyo nabad waarta.

Ha noqoto ciiddan mid kheyr, farxad iyo is-maqal wadata.

Ciid wanaagsan.
Kullu caam wa antum bikhayr.
عيد أضحى مبارك

03/06/2025

MAXAMED C/LAAHI XUSEEN GUDOOMIYEHA URURKA DHALINYARADA EE S**O

30/05/2025

Wadar-same Organizations MAANSO KU SAABSAN QADIYADA SOOMAALILAN .
WAXA INALA WADAAGAY MID KAMIDA HAWL WADEENADA URURKA.
AL USTAAD, HAL-ABUUR: YAASIIN BAASHE AXMED CABDI

29/05/2025

JILIIN KU SAABSAN DOODA SOMALILAND IYO SOMALIA IYO GAR BIXINTEEDI

26/05/2025

KALMADII G.KUXIGEENKA URURKA XAL-DOON ORGANIZATION
G.Aadan Khadar Faarax

24/05/2025

MAANSOOYIN UU INALA WADAAGAY MID KAMIDA MASUULIYIINTA URURKA, WALAALKEEN, USTAAD, HAL-ABUUR : C/RAXMAAN XAASHI XASAN

WADAR-SAME ORGANIZATION

19/05/2025

Waa dareen aan lagu koobi karin sawir ama weedh.
Xaflad lagu farxo, midnimo lagu faano, xusuus aan iloobayn.
Waa halkii aan ku muujinnay wadajirka WADAR-SAME –
Daawo muuqaalladii quruxda badnaa!”

Wadajirkeennu waa awooddeena – maalin walba oo aan is garab taagno waa maalinta aynu dhiseyno mustaqbal midho dhal ah. W...
18/05/2025

Wadajirkeennu waa awooddeena – maalin walba oo aan is garab taagno waa maalinta aynu dhiseyno mustaqbal midho dhal ah. WADAR-SAME waa cod mideysan, qalbi u dhisan horumar nafeed iyo horumar bulsheedba.

Address

Hargeisa

Telephone

+252634846064

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Wadar-same Organizations posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Organization

Send a message to Wadar-same Organizations:

Share