27/05/2026
๐ช๐ฐ๐ฐ๐ซ ๐ด๐ผ๐ฉ๐จ๐จ๐น๐จ๐ฒ
Maamulka, xubnaha iyo Shaqaalaha ๐๐๐๐๐๐๐ (๐ฝ๐๐๐๐ ๐๐ ๐บ๐๐๐๐๐๐๐๐๐
๐ด๐๐๐๐๐๐๐ ๐พ๐๐๐๐ ๐ถ๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐)
waxay ummadda Islaamka guud ahaan, gaar ahaan bulshada Somaliland, ugu hambalyeynayaan munaasabadda barakaysan ee Ciidul Adxaa.
Waxaan Alle SWT ka baryaynaa inuu inaga aqbalo cibaadadii, soonkii, ducadii iyo dhammaan camalkii wanaagsanaa. Ciiddaan ciideeda Alle ha inooga dhigo mid nabad, caafimaad, barwaaqo, is-jacayl iyo horumar ku suntan.
๐๐๐๐๐๐๐ waxay mar walba u taagan tahay horumarinta, daryeelka iyo awood-siinta haweenka iyo bulshada nugul.
๐ ๐๐ข๐ข๐ ๐๐๐ง๐๐๐ ๐ฌ๐๐ง! ๐
โ๐๐ซ๐ฎ๐ซ๐ค๐ ๐๐จ๐๐ค๐ ๐๐๐ฐ๐๐๐ง๐ค๐ Eeโ ๐๐๐๐๐๐๐ Minority Women org