Tabiye Media

Tabiye Media Bartan kalasoco Xogo Xaqiiqo ah isla marka ay dhacaan oo, Nasoo Raac

19/07/2026

Horumari koboca dhaqaale Ee dagaan kaaga Adoo kaashanaya dadka degaankaag .

17/07/2026

Talo kabixi.

1- Dagamada farawayne sideed qabtaa inay ku helayso kordhinta darajada Hadaad kabixiso faalo Aqooneed Ama khiradeed ?

2- Miyaad Aaminsantahay inay kuhelaysao xuquuqda kordhinta darajada baaxadeeda dhuleed ee ay kufadhido ( Area of the district )
oo lagu tilmaamo masaafo balaadhan ?

3- miyaad muhiim u aragtaa in lagahoraysiiyo raadinta darajo kordhinta in lasaxo (Master Plan ) ka magaalada ?

15/07/2026

Midawga shacabigu waxbuu dhisaa waxna wu dumiyaa dadka degaanka farawayne wuxu ubaahantahay isu tashi baaxad leh

14/07/2026

Degmada faarawayne wali wa darajada ( D )
Waxay ubaahantahay isku duubni shacab

Address

Hargeisa

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Tabiye Media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share