Somali Eco Friendly Agriculture

Somali Eco Friendly Agriculture Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Somali Eco Friendly Agriculture, Environmental conservation organisation, Hargeisa.

Farmers
10/06/2023

Farmers

SEFA invites you to join online meeting on  *World Environmental Day* at 7:00pm, 07th June, 2023                        ...
07/06/2023

SEFA invites you to join online meeting on *World Environmental Day* at 7:00pm, 07th June, 2023

Real-time meetings by Google. Using your browser, share your video, desktop, and presentations with teammates and customers.

Join us tomorrow night at 7:00 pm as we celebrate World environmental day. Invite a friend and let's share how we can pr...
06/06/2023

Join us tomorrow night at 7:00 pm as we celebrate World environmental day. Invite a friend and let's share how we can protect our environment.

Google Meet 📽


05/06/2023

Xuska Maalinta Caalamiga ah ee Deegaanka Iyo Dhibtaada Wasakhowga Caagga.Maalinta oo ah 5-Juun Waxaa  dunida   Laga xusa...
05/06/2023

Xuska Maalinta Caalamiga ah ee Deegaanka Iyo Dhibtaada Wasakhowga Caagga.

Maalinta oo ah 5-Juun Waxaa dunida Laga xusaa Maalinta Deegaanka Adduunka oo loo soo gaabiyo (WED) ayaa sanad walba waxaa lagu dhiirigeliyaa wacyigelinta iyo wax qabadka ilaalinta deegaanka.& Duur joogta.

Waana maalin La isku baraarujiyo Dhibaatada Wasaqowga Hawada & Baddaha, waana maalin laga Xuso Meelo Badan oo ka mid ah Aduunka.Xuska Maalinta Caalamiga ah ee Deegaanka Iyo Dhibtaada Wasakhowga Caagga.

Maalinta oo ah 5-Juun Waxaa dunida Laga xusaa Maalinta Deegaanka Adduunka oo loo soo gaabiyo (WED) ayaa sanad walba waxaa lagu dhiirigeliyaa wacyigelinta iyo wax qabadka ilaalinta deegaanka.& Duur joogta.

Waana maalin La isku baraarujiyo Dhibaatada Wasaqowga Hawada & Baddaha, waana maalin laga Xuso Meelo Badan oo ka mid ah Aduunka.


.

The Biggest secrets to a successful Farmer is Market. Is good to look out for Market inversion. Farm from the market to ...
01/06/2023

The Biggest secrets to a successful Farmer is Market.

Is good to look out for Market inversion. Farm from the market to your farm. Know what the market wants, Quality, quantities and give it to them.

05/04/2023
14/03/2023


02/12/2022

Ku Soodhawaada Boggan cusub oo aanu idin kula wadaagi doono shaqooyinka iyo wax khabadka ururkan sida mutadawacnimada ah uga shaqeeya arimaha deegaanka iyo beeraha magaciisana la yidhahdo Somali Eco Friendly Agriculture SEFA.

Waxa aanu ka shaqaynaa arimaha Deegaanka iyo Beeraha.

Halkan waxa ay noqon doonta goob wacyigelin sidoo kale aanu idin kula wadaagno arimo faa'iido idin noqon doona oo la xidhiidha Deegaanka iyo beeraha idim alle.
________________________________________________

Welcome to this new page where we will share with you the work of Somali Eco Friendly Agriculture, an organization that works as a volunteer in environmental and agricultural issues (SEFA).

We worked on environmental and agricultural concerns.

This will be a place of awareness where we will share with you information about the environment and agriculture that will be useful to you.

Address

Hargeisa

Telephone

+252636906651

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Somali Eco Friendly Agriculture posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share