23/12/2025
Imtixaankii mid-term Ka ee Madaarista Xiftiga Qur,aanka Kariimka Hawdka ee Gudida Al-ixsaan Ubaxday Ayaa Siguul ah Kusoo Dhamaaday
1.Madarasadda AL-HIYAADA (CILMI-QABAD)
2.Madarasadda DAARUL-CILMI (DARASALAM)
3.Madarasadda AFLAX (CAFUUFLAY)
4.Madarasadda AL- FURQAAN (MASLE)