Xarunta Dayactirka Iyo Daryeelka Kutubta Quraanka Kariimka AH ee JSL

Xarunta Dayactirka Iyo Daryeelka Kutubta Quraanka Kariimka AH ee JSL Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Xarunta Dayactirka Iyo Daryeelka Kutubta Quraanka Kariimka AH ee JSL, Nonprofit Organization, Hargeisa.

XARUNTA DAYACTIRKA IYO DARYEELKA KUTUBTA QURAANKA KARIIMKA AH OO AH XARUN KU TAALA MAGAALADA HARGEISA GAAR AHAAN XAAFADA XERO AWR...
Zaad= 063 4842176
E dahab = 065 4842176

Contacts=063 4008517
063 4111415

đź“– Xarunta Dayactirka Kutubta Quraanka KariimkaAlhamdulillaah, maanta (14-ka September 2025) xaruntu waxay soo Asturtay k...
14/09/2025

đź“– Xarunta Dayactirka Kutubta Quraanka Kariimka
Alhamdulillaah, maanta (14-ka September 2025) xaruntu waxay soo Asturtay kutub Quraan Kariim ah oo duugoobay oo gaadhaysa 6000 (Lix kun)oo kitaab
Kutubtan oo laga soo aruuriyey qaybo ka mid ah magaalada Hargeisa iyo Gabiley.
Kutubtan oo h**e u dayacnyd ayaa si sharaf leh loo soo asturtay lana diyaariyey si habboon, si loogu dayactiro.

Waxaan u mahadcelineynaa dhammaan bulshada ka qeyb qaadatay ururinta iyo ilaalinta kitaabka Alle, iyo dhammaan taageerayaasha dadaalkan. Ilaahay ha inoo dhigo camal khayr leh oo ajar iyo xasanaad ah. 🤲
Xarunta Dayactirka Iyo Daryeelka Kutubta Quraanka Kariimka AH ee JSL

Hawlgal Weyn oo Lagu Daryeelayo Kutubta Qur’aanka Kariimka – GabileyXarunta Dayactirka Kutubta Qur’aanka Kariimka ee Jam...
20/08/2025

Hawlgal Weyn oo Lagu Daryeelayo Kutubta Qur’aanka Kariimka – Gabiley

Xarunta Dayactirka Kutubta Qur’aanka Kariimka ee Jamhuuriyadda Somaliland ayaa maanta ka bilalwday hawlgal wacyigelin iyo ururin kutubta Qur’aanka ee u baahan dayactir, kaas oo ka socda Magaalada Gabiley.

Ujeedada hawlgalkan waa in la hubiyo in Qur’aanka Kariimka ee gacanta bulshada ku jira uu ahaado mid si wanaagsan loo daryeelay oo akhriskiisu fudud yahay, iyadoo laga ilaalinayo dhaawac iyo burbur ku yimaada bogagga ama qoraalka.

Waxaan ugu baaqaynaa dhammaan bulshada Magalada Gabiley in ay xarunta ku soo gudbiyaan kutubta Qur’aanka ee duugoobay ama u baahan hagaajin, si loo dayactiro .

“Qofkii ilaaliya Kitaabka Alle, Alle ayaa ilaalinaya qalbigiisa.”

— Xarunta Dayactirka Kutubta Qur’aanka Kariimka, JSL.

Alhamdulilah maanta waxan qabanay shaqo weyn taasi oon ku dayactirnay kutub badan oo ubaahnayd dayactir ku kutubtaasi oo...
05/08/2025

Alhamdulilah maanta waxan qabanay shaqo weyn taasi oon ku dayactirnay kutub badan oo ubaahnayd dayactir ku kutubtaasi oo lasoo ururiyay labadii bilood ee jun iyo jul hadaba waxan wadnaa dadaalka aan ugu jirno ilaalinta kitaabka quraanka kariimka ah inuu dhexdeena kudayacmo dhamaanteena Allaah haynaga abaalmariyo Amiiiiiin.

📚 400 oo Kitaab oo Quraan Ah oo Lagu warejiyey Wasaaradda Diinta & Awqaafta JSL 🕌✨📆 02/07/2025📍 Hargeysa, SomalilandAlha...
02/07/2025

📚 400 oo Kitaab oo Quraan Ah oo Lagu warejiyey Wasaaradda Diinta & Awqaafta JSL 🕌✨
📆 02/07/2025
📍 Hargeysa, Somaliland

Alhamduliah Saaka waxaannu si rasmi ah ugu wareejinay Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta Jamhuuriyadda Somaliland waaxda madaarista 400 oo kitaab oo si xirfad sare leh loo jaldiyay lona dayactiray si loogu qaybiyo madaariista iyo masajidada baadiyaha ee u baahan.

📖 Kutubtan waxaa bixisay xarunta Dayactirka iyo Daryeelka Kutubta Qur’aanka Kariimka ah ee JSL, kuwaas oo ahaa kutubti la so ururiyey ee ay dayactirtay Xarunta Dayactirka Iyo Daryeelka Kutubta Quraanka Kariimka AH ee JSL

🤝 Mahad ballaadhan ayaan u diraynaa:

âś… Xarunta Dayactirka & Daryeelka Kutubta Qur'aanka Kariimka ah ee JSL
âś… Wasaaradda Diinta & Awqaafta
âś… Dhammaan cidii ka qayb qaadatay diyaarin, jaldin.

đź”–

Address

Hargeisa

Opening Hours

Monday 09:00 - 17:00
Tuesday 09:00 - 17:00
Wednesday 09:00 - 17:00
Thursday 09:00 - 17:00
Saturday 09:00 - 17:00
Sunday 09:00 - 17:00

Telephone

+252634008517

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Xarunta Dayactirka Iyo Daryeelka Kutubta Quraanka Kariimka AH ee JSL posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Organization

Send a message to Xarunta Dayactirka Iyo Daryeelka Kutubta Quraanka Kariimka AH ee JSL:

Share