09/12/2025
Ururka ODAWO ayaa maanta oo ay bishu tahay 9 semptember 2025, magaalada xaaxi ku qaybiyey girgirayaal xaabada kaydinaya oo tashiilaya. Xaflada qaybinta waxa ka soo qaybgalay wasiir ku xigeenka wasaarada horumarinta degaanka iyo isbedelka cimilada, Mudand Maxamed Aw Daahir iyo Badhasaabka Daadmadheedh Mudane C/Raxiim iyo Max kale. Ujeedka Girgirayaasha la qaybiyey waxa kaw ka in la yareeyo waxyeelada dhuxushu ku hayso degaanka.