Beesha Surre

Beesha Surre Beesha Surre

04/06/2023

Mar walba ahow qofka ad tahay Marna qof kale ha iska dhigi 🙏👑

31/01/2023
07/10/2022

Waxaan halkaan duca Uga dirayyaa wiilasha ree Fiqi yaxye ee ku dhaawacmay dagaalkii qudhacle, xuduuda Bakool uu la wadaago Afdheer,
Waxaan leeyahay
Nimanyahow haba Galina dagaal dowlada deegaanka iyo Cid kale u dhaxeeya،ma garanayo waxa aad u dhimanaysaan iyo cidda aad difaacaysaan,
Waxaan ugu baaqayaa dhallinyarada ree Xereed ama Surre ee qorraxay iyo Jarar, inaysan Galina wax dagaal ah hadii ayagoo ciidan ah loo qaadana ay xidaaraystaan dagaalka xabada isu dhigin.
Dowlada deegaanka dadka wax ku leh ha u dhintaan, aad Baan uga xumahay maalinkasta inaad u dhimataan dagaal aan wax idinka galay Jirin,
Ninkii dhinta ama dhaawacmoow reerkiina iyo tolkaa unbaad curyaamisay.
Waxii h**e u dhintay ama u dhaawacmay way tageen hadda kadib indhaha fura. Waxaa soovqoray hogaamiye fiqi yaxye qalaf af hayeenka beelaha surre ee dowlas dwganka itoobiya

Beesha Surre

04/10/2022

Hargisa iyo dhalinta surre

Address

Hargeysa
Hargeisa
00000

Telephone

+252634583560

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Beesha Surre posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Organization

Send a message to Beesha Surre:

Share