Ihsan Charity

Ihsan Charity Waxa aan kashaqaynaa hawlaha samafalka dadka iyo taageerida mashaariicda khayriga ah. Waa waax Ihsan Media ka mid noqondoonta oo u shaqaysa hawlahan.
(1)

09/12/2025
Kaga qaybqaado wixii aad awoodo: 💲 ZAAD Ku iibso: *451735*    💲 eDahab Ku iibso: *725244*
03/12/2025

Kaga qaybqaado wixii aad awoodo:
💲 ZAAD Ku iibso: *451735* 💲 eDahab Ku iibso: *725244*

     , Wajigii 3 aad Nagala qaybqaado Mashruucan oo aynu Bustayaal ugu gayndoono dadkeena danyarta ah wixii aynu ka gaad...
22/11/2025

, Wajigii 3 aad

Nagala qaybqaado Mashruucan oo aynu Bustayaal ugu gayndoono dadkeena danyarta ah wixii aynu ka gaadhikarno.
Mashruucan waxa aynu ka shaqayndoonaa inta lagu jiro bisha December waxana aynu hada bilaabaynaa Ururinta Qadhaanka cidii ka qayn noqonkarta.

Kaga qaybqaad $1, $3, $5 ilaa $10

Hadii aad awoodo la bax hal buste ama lacag goynaysa

ZAAD Ku iibso: 451735 eDahab Ku iibso: 725244
Faahfaahin Laxidhiidh WhatsApp 63 4464432

Qaybaha Sadaqada
02/11/2025

Qaybaha Sadaqada

Mar kasta oo aad Wanaag dadka u samayso, wanaagyo badan ayaa ala ku siinayaa
02/11/2025

Mar kasta oo aad Wanaag dadka u samayso, wanaagyo badan ayaa ala ku siinayaa

Si aynu Qayb uga qaadano Caawinta iyo Taageerida Dadkeena Danyarta ah Kolba intii aynu gaadhikarno, waxa aynu samaynay q...
25/06/2025

Si aynu Qayb uga qaadano Caawinta iyo Taageerida Dadkeena Danyarta ah Kolba intii aynu gaadhikarno, waxa aynu samaynay qorshe ah inaan isku ururino 1000 qof oo qofkiiba bishii sadaqaysankaro kaliya $1. Taas oo noqonkarta $1000 Bishii.

Lacagtan waxa aynu ku taageerikarnaa ku dhawaad 7 qoys bil kasta. Hadii la isku tago hadaba yaraado waxa la bixinayaaye waxa aynu qabsankarnaa wax wayn.

Kaga qaybqaado Kaliya $1

ZAAD Ku iibso: 451735 eDahab Ku iibso: 725244

09/06/2025

Waxa aan booqanay goobaha ay Caruurtu ku ciyaato si ugala qayb qaadano farxadooda. Waxa aan siinay Hadyado iyo xaqal ciid si aan ugu dhiirigalino Diinteena iyo Barashada Quraanka.

07/06/2025

Kaga qaybqaado Kaliya $1
ZAAD Ku iibso: 451735 eDahab Ku iibso: 725244

Maalmahan Fadliga badan waxa aanu qayb ka qaadanay Odxiyada iyo in xoolo loo qalo dadka danyarta ah loona qaybiyo wax ay...
07/06/2025

Maalmahan Fadliga badan waxa aanu qayb ka qaadanay Odxiyada iyo in xoolo loo qalo dadka danyarta ah loona qaybiyo wax ay maalmahaa khayrka badan maraq ka dhigtaan.

Jaza akalahu khayran qof kasta oo qayb ka qaatay mashruucan. waa $1 ee aad nooloo dirteen mahadsanidin.

Kaga qaybqaado Kaliya $1
ZAAD Ku iibso: 451735 eDahab Ku iibso: 725244

Waxa aan maalmahan barakaysan ee khayrka badan booqanay qaar kamid ah Qoysaska danyarta ah ee Magaalada si aan uga qayb ...
07/06/2025

Waxa aan maalmahan barakaysan ee khayrka badan booqanay qaar kamid ah Qoysaska danyarta ah ee Magaalada si aan uga qayb qaadano Ciidsiinta iyo ka farxinta Caruuraha Danyarta ah.

Jaza akalahu khayran qof kasta oo qayb ka qaatay mashruucan. waa $1 ee aad nooloo dirteen mahadsanidin.

Kaga qaybqaado Kaliya $1
ZAAD Ku iibso: 451735 eDahab Ku iibso: 725244

Address

Gebiley

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Ihsan Charity posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share