AQOON IYO ISKU DAY

AQOON IYO ISKU DAY AQOON KORODHSI AQOON IYO ISKUDAY

14/03/2026

Aduunkii sheedaa la iska tooganayaa macal kubadii!

Guller ayaa caawa goal cajiiba ka dhaliyay kulankii Laliga

14/03/2026

Sidani waa halis!

من صلى علي واحدة صلى الله عليه عشراQofkii hal mar igu salliya, Ilaahay wuxuu ku sallinayaa 10 jeer.Faa’iidadaKu sallinta...
12/03/2026

من صلى علي واحدة صلى الله عليه عشرا

Qofkii hal mar igu salliya, Ilaahay wuxuu ku sallinayaa 10 jeer.

Faa’iidada

Ku sallinta Nabiga ﷺ waa cibaado weyn.
Waxay keentaa dambi dhaaf iyo ajar badan.
Ilaahay ayaa u naxariisanaya qofka ku salliya Nabiga.

12/03/2026

I got over 100 reactions on one of my posts last week! Thanks everyone for your support! 🎉

Ilaahay ha u naxariisto
27/02/2026

Ilaahay ha u naxariisto

Ducadan aynu ku dadaalno walaalayaal.Allahu ma Aamiin
27/02/2026

Ducadan aynu ku dadaalno walaalayaal.
Allahu ma Aamiin

27/02/2026

Allahu Ma Aamiin

Cabdilaahi Jaamac Saalax, oo ka socday Gobolka Sanaag,  ayaa ku guuleystay kaalinta 1aad ee Tartanka Qur'aanka ee Bisha ...
27/02/2026

Cabdilaahi Jaamac Saalax, oo ka socday Gobolka Sanaag, ayaa ku guuleystay kaalinta 1aad ee Tartanka Qur'aanka ee Bisha Ramadan, waxaana uu Madaxweynuhu guddoonsiiyey Gaadhi cusub oo uu mulkiyaddiisa yeelanayo.
Mansha Allah

Sheekh Mistefe iyo Madaxweyne C/raxmaan
27/02/2026

Sheekh Mistefe iyo Madaxweyne C/raxmaan

Sheekh C/laahi Sheekh Cali Jawhar
27/02/2026

Sheekh C/laahi Sheekh Cali Jawhar

Hambalyo Hambalyo safiirkii ugu masiibka badnaa ee la magacaabo. Safiirka   ee dalka
25/02/2026

Hambalyo Hambalyo safiirkii ugu masiibka badnaa ee la magacaabo. Safiirka ee dalka

Inter oo sanadkii h**e Barce reebtay gaartayna Finalka ilmo Yar yar ayaa reebay oo horay iyo gadaal u marayjuve iyo Atal...
24/02/2026

Inter oo sanadkii h**e Barce reebtay gaartayna Finalka ilmo Yar yar ayaa reebay oo horay iyo gadaal u maray

juve iyo Atalanta iyana waaloo yaabaa,Xili Napoli guruubka ku hadhay, Sanad u xun italy

Address

Wakaalada Biyaha
Gebiley

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when AQOON IYO ISKU DAY posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Organization

Send a message to AQOON IYO ISKU DAY:

Share